31/08/2022
๐๐๐ญ๐ ๐๐ง๐๐ฅ๐ฒ๐ฌ๐ข๐ฌ/Ablo-Ablaynta macluumaadku waa Farsamada(๐ญ๐๐๐ก๐ง๐ข๐ช๐ฎ๐) ururinta(๐๐จ๐ฅ๐ฅ๐๐๐ญ), badalida(๐ญ๐ซ๐๐ง๐ฌ๐๐จ๐ซ๐ฆ),
Iyo kala shaandhaynta(๐จ๐ซ๐ ๐๐ง๐ข๐ณ๐) macluumaadka
Si loo sameeyo saadaalin(prediction) loona gaadho go'aano(๐๐๐๐ข๐ฌ๐ข๐จ๐ง๐ฌ).
Waxuuna xal waara u helaa dhibaatooyinka ganacsiga oo ay ka Midyihiin waxa ay ugu yeedhaan ๐๐จ๐ฐ๐ง๐ฐ๐๐ซ๐ business-ka.
Waxa jira habab la raaco marka data analysis la samaynayo:
โ๏ธAsk or Specify Data Requirements
โ๏ธPrepare or Collect Data
โ๏ธClean and Process
โ๏ธAnalyze
โ๏ธShare
โ๏ธAct or Report
for ๐ญ๐๐ฑ๐ญ ๐๐จ๐ฅ๐ refer ๐ฒ๐๐ฒ๐ญ๐๐ฑ๐ญ.๐๐จ๐ฆ