Soltelco

Soltelco Soltelco is the first Telecommunications Company in Somaliland and revived up now to provide innovative, reliable and affordable telecommunication services.
(1)

Soltelco provides Mobile Broadband, voice, and mobile money services. Soltelco is committed to continuously steering service innovations with an aim to enhance customer experience in telecommunication services. Our goal is to shape the future of the market and provide customers with new communications and digital experience.

Hel oo Hano Simcard kaagii H**e!‎‎Ma ka mid tahay macaamiisha shirkadda Soltelco ee ku soo biiray sannadihii 2024 iyo ka...
31/08/2026

Hel oo Hano Simcard kaagii H**e!

‎Ma ka mid tahay macaamiisha shirkadda Soltelco ee ku soo biiray sannadihii 2024 iyo ka hor. Haddii jawaabtaadu tahay HAA, tani waa fursaddaadii.

‎Shirakaddu waxa ay kuu soo kordhisay fursad aad bilaash dib ugu heli karto Simcard kaagii h**e, taas oo ay waliba kuula socdaan xidhmooyin abaalmarin ah. Haddaba, booqo xarunta kuugu dhaw, ka qaado SIM kaagii oo bilaash kuu ah. Ku shubo $ 1 oo hel:
‎10 GB oo internet data ah iyo 7 cisho ku hadal Soltelco aan xad lahayn muddo 7 cisho ah.

‎Si aad u ogaato in aad ka mid tahay macaamiisha fursaddan gaarka ah ka faa’iidaysan kara, fadlan garaac *161 #, kedibna dooro Number 7, kedibna gali Number kaagii Soltelco. Ama booqo:

https://mysoltelco.com/offers

‎Si aad u ogaato in aad ka mid tahay macaamiisha fursaddan gaarka ah ka faa’iidaysan kara, fadlan garaac *161 #, kedibna...
30/08/2026

‎Si aad u ogaato in aad ka mid tahay macaamiisha fursaddan gaarka ah ka faa’iidaysan kara, fadlan garaac *161 #, kedibna dooro Number 7, kedibna gali Number kaagii Soltelco. Ama booqo:
https://mysoltelco.com/offers

Waxa aanu ku faraxsannahay in aanu si mug leh uga qayb qaadannay Madasha 𝐅𝐮𝐭𝐮𝐫𝐞 𝐅𝐨𝐫𝐮𝐦 – 𝟐𝟎𝟐𝟔.
29/08/2026

Waxa aanu ku faraxsannahay in aanu si mug leh uga qayb qaadannay Madasha 𝐅𝐮𝐭𝐮𝐫𝐞 𝐅𝐨𝐫𝐮𝐦 – 𝟐𝟎𝟐𝟔.

We are delighted to be part of the Future Forum! Our customers will be able to access our company's services at the venu...
27/08/2026

We are delighted to be part of the Future Forum! Our customers will be able to access our company's services at the venue, such as SIM cards, internet devices, and KAASHPlus. If you are attending, please drop by and visit us!

Waxa aanu ku faraxsannahay in aanu qayb ka nahay Future Forum! Waxa ay macaamiishayadu goobta ka heli doonaan adeegyada Shirkadda, sida; Simcards, Internet Devices, iyo furista Adeegga KAASHPlus.
Haddii aad ka mid tahay ka qayb galayaasha, fadlan na soo booqo.

Address

Timo Cadde Road, 26 June District
Hargeisa
252

Opening Hours

Monday 07:00 - 22:00
Tuesday 07:00 - 22:00
Wednesday 07:00 - 22:00
Thursday 07:00 - 22:00
Friday 07:00 - 22:00
Saturday 07:00 - 22:00
Sunday 07:00 - 22:00

Telephone

+252670000000

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Soltelco posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Soltelco:

Shortcuts

Share