Horn Technology Solution

Horn Technology Solution Innovative Tech Services That Drive Your Business Forward

Horn Tech Solution waa saaxiibka ganacsigaaga!Waxaan ganacsigaaga ku taageernaa xalal tiknoolajiyadeed oo casri ah, kuna...
20/08/2026

Horn Tech Solution waa saaxiibka ganacsigaaga!

Waxaan ganacsigaaga ku taageernaa xalal tiknoolajiyadeed oo casri ah, kuna dhisan khibrad, hal-abuur iyo adeeg hufan.

Waxaan kuu fududaynaynaa adeegsiga tiknoolajiyadda, si ganacsigaagu u kobco una gaadho guulo muuqda.

πŸ“² **WhatsApp:** +252 63 8313219

**Horn Tech Solution β€” Saaxiibka horumarka ganacsigaaga.**

πŸ“š Maamulka dugsigaaga ama madarasaddaada si casri ah!Ma ku daashay diiwaannada badan iyo maaraynta xogta ardayda? HagePl...
19/08/2026

πŸ“š Maamulka dugsigaaga ama madarasaddaada si casri ah!
Ma ku daashay diiwaannada badan iyo maaraynta xogta ardayda? HagePlus wuxuu kuu sahlayaa inaad hal meel ka maamusho:
βœ… Diiwaangelinta ardayda
βœ… Xaadiriska ardayda iyo macallimiinta
βœ… Maamulka macallimiinta
βœ… Warbixinno rasmi ah
βœ… La socodka xogta iyo horumarka ardayda
Ku maamul dugsigaaga, madarasaddaada ama kulliyaddaada si casri ah, fudud oo hufan.
πŸ“² Nala soo xiriir maanta si aad u hesho HagePlus!
πŸ“ž WhatsApp: +252 63 8313219
🌐 Facebook | Instagram | LinkedIn: Tech Solution
HagePlus β€” Hagaha Maamulka Waxbarashadaada.

11/08/2026

πŸš€ WORKSHOP
Sida Loo Noqdo Full Stack Developer
Tech Stack: TypeScript β€’ React β€’ Node.js β€’ GitHub β€’ PostgreSQL β€’ AI Tools
πŸ”₯ 2 maalmood oo keliya ayaa ka hadhsan!
Ha seegin fursaddan muhiimka ah.

πŸ“² WhatsApp: +252 63 8313219
πŸ“Œ XirfadHub Academy

08/08/2026

πŸš€ WORKSHOP BILAASH AH: HOW TO BECOME A FULL STACK DEVELOPER

Ma tahay arday xiisaynaya Software Development, balse aan garanayn halka laga bilaabo?

XirfadHub Academy waxay kuu qabanaysaa Workshop bilaash ah oo kuu sharxaya jidka saxda ah ee aad ku noqon karto Full Stack Developer.

Waxaad ku baran doontaa:

βœ… Software Engineering Roadmap
βœ… Programming Languages & Technologies
βœ… Frontend iyo Backend Development
βœ… Databases iyo APIs
βœ… Git iyo GitHub
βœ… Dhisidda mashaariic dhab ah
βœ… Fursadaha shaqo iyo Freelancing

πŸ“… Muddada: 2 maalmood
⏰ Waqtiga: 8:00 PM – 9:00 PM
πŸ’» Goobta: Google Meet
πŸŽ“ Shahaado dhammaystir ayaa la bixinayaa
πŸ’― Ka qaybgalka waa bilaash!

Date: 13/08/2026

πŸ“² Isdiiwaangeli ama faahfaahin dheeraad ah ka hel:
+252 63 8313219
link form: https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSeJgUNIyivzHfFC8S88QZFKZuJ_vkjLYDqgFd5lMtVxiJkQGg/viewform?usp=publish-editor

Bilow safarkaaga Software Engineering maanta!

🎨 FURSAD SHAQO: GRAPHIC DESIGNERMa tahay Graphic Designer hal-abuur leh oo si fiican ugu shaqayn kara Adobe Photoshop, A...
08/08/2026

🎨 FURSAD SHAQO: GRAPHIC DESIGNER
Ma tahay Graphic Designer hal-abuur leh oo si fiican ugu shaqayn kara Adobe Photoshop, Adobe Illustrator iyo Adobe InDesign?
Horn Solution waxay raadinaysaa Graphic Designer xirfad iyo hal-abuur leh.
Shuruudaha:
πŸ”Ή Aqoon fiican u leh Adobe Photoshop, Illustrator iyo InDesign
πŸ”Ή Leh hal-abuur iyo fikrado cusub
πŸ”Ή Awood u leh samaynta Social Media Designs iyo Branding
πŸ”Ή Faham wanaagsan u leh Typography, Color Theory iyo Layout
πŸ”Ή Leh masuuliyad iyo anshax shaqo oo wanaagsan
πŸ”Ή Awood u leh inuu shaqada ku dhammeeyo waqtiga loo qabtay
πŸ”Ή Leh xidhiidh iyo wada-shaqayn wanaagsan
πŸ“© Sida loo Codsado
πŸ“©Haddii aad buuxinayso shuruudahan, fadlan soo dir:

CV-gaaga + Portfolio-gaaga adigoo isticmaalaya email-ka hoose:

πŸ“© [email protected]
πŸ“± WhatsApp: 63 8313219
Subject: Application – Graphic Designer (Part-Time)
Location : Hargeisa Somaliland
Deadline: August 15 2026

Horn Tech SolutionTechnology β€’ Innovation β€’ Digital Solutions

πŸ“§

πŸŽ’ BACK TO SCHOOL!Dugsigaaga u beddel nidaam casri ah!U gudub HagePlus School Management System! πŸš€Waxyaba uu ku qabanayo ...
04/08/2026

πŸŽ’ BACK TO SCHOOL!

Dugsigaaga u beddel nidaam casri ah!

U gudub HagePlus School Management System! πŸš€

Waxyaba uu ku qabanayo HagePlus waxa kamid ah:

βœ… Diiwaangelinta Ardayda

βœ… Xaadiriska Ardayda

βœ… Wargelinta Waalidka

βœ… Maamulka Macallimiinta

βœ… Imtixaanadka & Natiijooyin ardayga

βœ… Lacag-bixinta Iskuulka

πŸš€ HagePlus ku Maamulka Dugsiga si Fudud, Degdeg ah oo Casri ah.

πŸ“ž +252 63 8313219

πŸ“² WhatsApp: +252 63 8313219

πŸ“˜ Horn Tech Solution

πŸ“± SOCIAL MEDIA MARKETING MANAGEMENT πŸš€Ganacsigaagu haka muuqdo Social Media ha.Waxaan kuu haynaa adeegyo suuq-geyn Dhijit...
02/08/2026

πŸ“± SOCIAL MEDIA MARKETING MANAGEMENT πŸš€
Ganacsigaagu haka muuqdo Social Media ha.
Waxaan kuu haynaa adeegyo suuq-geyn Dhijitaal ah oo casri ah:

βœ… Facebook Marketing
βœ… Instagram Marketing
βœ… TikTok Marketing

Macmiil maanta wa markii aad products kaga keeni lahayd baraha bulshada.

πŸ“ž Nala soo xidhiidh: +252 63 8313219
🌐 www.hornsolution.com
Horn Tech Solution

Baraha Bulshadu Waa Suuqaynta Ugu Weyn. πŸ’™

πŸš€ LET'S BUILD SOMETHING AMAZING!Ganacsigaaga ku hormari xalal casri ah oo fududeeya hawlaha maalinlaha ah. Waxaan kuu dh...
28/07/2026

πŸš€ LET'S BUILD SOMETHING AMAZING!

Ganacsigaaga ku hormari xalal casri ah oo fududeeya hawlaha maalinlaha ah. Waxaan kuu dhiseynaa Websites, Mobile Applications, iyo Custom Business Systems si aad u maamusho ganacsigaaga si hufan, u kordhiso wax-soo-saarka, una siiso macaamiishaada adeeg tayo sare leh.

Qaarka mida Systems ka gacacsiyada ino diyaar ka ah

βœ… School Management System
βœ… Hospital Management System
βœ… Hotel Management System
βœ… POS & Inventory Management System
βœ… HR & Payroll System
βœ… ERP & CRM Systems
βœ… E-commerce Systems
βœ… Custom Business Systems

U beddel fikraddaada xal dijitaal ah oo shaqeeya.

πŸ“ž +252 63 8313219
🌐 www.hornsolution.com⁠�
πŸ“± Tech Solution

Jumco Mubarak πŸŒ™ Blessed FridayJumu'ah MubarakMay Allah Bless Your FridayA Blessed Day of MercyPeace, Blessings & Barakah...
23/07/2026

Jumco Mubarak πŸŒ™

Blessed Friday
Jumu'ah Mubarak
May Allah Bless Your Friday
A Blessed Day of Mercy
Peace, Blessings & Barakah
Happy Friday, Stay Blessed
Ganacsi (Horn Tech Solution)

Jumco Mubarak πŸŒ™
Horn Tech Solution waxay idiin rajaynaysaa Jimce barako leh, caafimaad iyo guul badan. Alle ha inaga aqbalo ducada. 🀲
Ama:

Jumco Mubarak ✨

"Jimcaha waa maalin barako leh, ka faa'iidayso ducada iyo cibaadada." – Horn Tech Solution.

πŸš€ We Build Powerful BrandsGanacsigaagu wuxuu u baahan yahay aqoonsi xooggan si uu uga dhex muuqdo tartanka suqa. Waxaan ...
22/07/2026

πŸš€ We Build Powerful Brands
Ganacsigaagu wuxuu u baahan yahay aqoonsi xooggan si uu uga dhex muuqdo tartanka suqa. Waxaan kaa caawinaynaa:
βœ… Logo Design
βœ… Brand Identity
βœ… Social Media Branding
βœ… Business Stationery
βœ… Website Design & Development
Waxaan dhisnaa sumad lagu kalsoonaan karo oo ka muuqata dhammaan goobaha dhijitaalka ah.
πŸ“ž +252 63 8313219
🌐 www.hornsolution.com⁠�

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Horn Technology Solution posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share