24/08/2026
๐๐๐๐๐๐๐๐
๐๐๐ซ๐ ๐๐ฒ๐ฌ๐ (๐๐๐): Guddoomiyaha Hayโadda Shaqaalaha Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane ๐๐๐๐๐ข๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ฌ ๐๐ข๐ซ๐ฌ๐ข ๐๐๐ซ๐ฌ๐๐ฆ๐, waxa uu dhammaan shaqaalaha dawladda ku wargelinayaa in maalinta Salaasada, taariikhduna ku beegan tahay ๐๐-๐ค๐ ๐๐ฎ๐ ๐ฎ๐ฌ๐ญ ๐๐๐๐, ay shaqada qaranku fasax ka ahaan doonto munaasibadda ๐๐ก๐๐ฅ๐๐ฌ๐ก๐๐๐ ๐๐๐๐ข ๐๐ฎ๐ฑ๐๐ฆ๐ฆ๐๐ ๐.๐.๐.๐., oo ku beegan 1๐-๐ค๐ ๐๐๐๐ข๐ข๐ ๐๐ฅ-๐๐ฐ๐ฐ๐๐ฅ ๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐ฐ๐ ๐๐๐.
Guddoomiyuhu waxa uu dhammaan shaqaalaha dawladda ugu hambalyaynayaa munaasibaddan qiimaha leh, isaga oo u rajaynaya dhammaan ummadda Islaamka nabad, barwaaqo iyo caafimaad.
โ๐๐ฅ๐ฅ๐ ๐๐๐ก๐๐ ๐๐๐ก.โ
โ ๐๐๐๐๐๐๐๐ โ