Kaafi Technology Center

Kaafi Technology Center Available

Eid Mubarak
22/04/2023

Eid Mubarak

26/01/2023
One of partners
09/05/2022

One of partners

Handheld Android Terminal

Shirkadda Kaafitech waxay kuu daahfurtey barnaamij casriya oo loogu talo galey shirkadaha socdaalka ee qaada dadweynaha ...
15/09/2021

Shirkadda Kaafitech waxay kuu daahfurtey barnaamij casriya oo loogu talo galey shirkadaha socdaalka ee qaada dadweynaha iyo alaabooyinka kala duwan ee ka hawl gala geyiga somalida.

Barnaamijkan waxa uu leeyahay : -

Qaybta Rakaabka
Qaybta Alaabaha
Qaybta Macaamiisha
Qaybta Darawalada iyo Gadiidka
Qaybta Warbixinada

maxaad ku dooranaysaa barnaamijkan

1- kala xadeynta shaqaalaha ka hawlgala xafiisyada kala duwan ee shirkadda (User Role based)
Barnaamijkani waxa uu leeyahay in lasameeyo isticmaalayaal (users) kala awood badan.
Tani waxay keeneysaa in qof walba oo barnaamijkan gacanta kuhayaa lagula xisaabtamo wixii uu ka dhex sameeyey systemka maadaama uu leeyahay user ka magac duwan ka dadka kale.

2- cloud based
Waxaa barnaamijkan isticmaali kara Xarumo Kala Duduwan, Iyagoo Xarun waliba arkeyso Xogteeda Gaarka ah.

3- sms alert
macaamiisha shirkaddu waxay heli doonaan SMS ay kula socdaan xogta alaabta ay direen.

Wixii faahfaahin dheeraad nagala soo xidhiidh:
• Visit Office: Bootaan Floor Near Gargaar Hospital.
• Telephone: 063-4420635- 0659998855
• WhatsApp: https://wa.me/252633883333

Ciid Mubarak
14/05/2021

Ciid Mubarak

25/01/2021

Ma Jeceshahay inaad kumaanaan shaqaale ah si fudud umaamushid?

Shirkadda Waxay kuu diyaarisey Barnaamij Casriya ood ku maamuli karto shaqaalahaaga si fudud.

Wixii faahfaahin dheeraad ah nagala soo xidhiidh +252-(0)63-4420635 / +252-(0)65-9998855

  The No.1 Attendance Management System in Somaliland.Wixii faahfaahin dheeraad nagala soo xidhiidh:• Visit Office: Boot...
15/09/2020



The No.1 Attendance Management System in Somaliland.
Wixii faahfaahin dheeraad nagala soo xidhiidh:
• Visit Office: Bootaan Floor Near Gargaar Hospital.
• Telephone: 063-4420635 - 0659998855
• WhatsApp: https://wa.me/252634420635

Address

Bootaan Building Near Gargaar Hospital
Hargeisa
00252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaafi Technology Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Kaafi Technology Center:

Share