23/08/2026
Ku soo dhawaada Somfix Mobile Repair & Mobile Unlocking, halkaa oo aad ka heli karto adeegyo tayo sare leh oo la xidhiidha dayactirka, furista, iyo hagaajinta mobilada.
Adeegyadayada waxa ka mida
✅ Dayactirka dhammaan noocyada mobilada
✅ Jabinta PIN-ka iyo Password-ka mobile kasta
✅ Furista mobilada xanniban (Network Unlocking)
✅ Ku shubista iyo cusboonaysiinta Software-ka
✅ Samaynta iyo furista Apple ID ga
✅ Samaynta Gmail iyo Emailo cusub
✅ Furista FRP-ga iyo akoonnada xanniban
✅ Adeegyo kale oo badan oo la xidhiidha mobilada