25/01/2026
Boqorada Sony: Hadda waa Diyaar! 📸🔥
Five Camera waxay idiin soo xushay labada kamaradood ee dunida ugu iibka badan, si aad hal-abuurkaaga u gaadhsiiso heerka ugu sarreeya:
Sony Alpha 7 IV (The Powerhouse):
Resolution: 33MP oo sawirro aad u cad bixinaya.
Video: 4K 60p (10-bit) oo loogu talagalay filim-qaadayaasha rasmiga ah.
Focus: Advanced Real-time Eye AF (Focus aan marna kaa lumin).
Best for: Dadka raba tignoolajiyada ugu dambaysa iyo muuqaalka tayada sare ah.
Sony Alpha 7 III (The Legend):
Resolution: 24.2MP oo caan ku ah dheelitirka midabka iyo iftiinka.
Video: 4K HDR oo tayo leh, ku habboon vlogging-ka iyo sawirka guud.
Battery: Mid ka mid ah kuwa ugu cimriga dheer kamaradaha Sony.
Best for: Dadka raba kamarad "Professional" ah oo qiimaheedu yar yahay.
Xaaladda: Labaduba waa Brand New
Contact 📞: 636330680