Telesom Company

Telesom Company Telesom Company is the leading Telecommunication company in Somaliland

Telesom is a private telecommunication company which was established in the year 2002 by local entrepreneurs in Hargeisa Somaliland to become the leader and pioneer in telecommunication sector while utilizing the latest technology and employing a highly trained and professional customer care team that satisfy our customers with world class services.

13/08/2026

๐—ž๐˜‚ ๐—๐—ถ๐—บ๐—ฐ๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ผ ๐—ž๐—˜๐—ฌ๐—ก๐—”๐—”๐—ก oo hel internet aan xad lahayn muddo 24 saacadood ah.
โœ…Kaga shubo: *811 #

13/08/2026

Abaalmarinta Guuleystayaasha Bishii July ee App-ka Waafi
Hambalyo....

11/08/2026

Telesom Group iyo Saddex Mashruuc oo Taageeraya Adeegyada Caafimaadka

Telesom Group waxa ay kaalin ka qaadataa taageeridda adeegyada caafimaadka, iyada oo fulisay ama taageertay saddex mashruuc oo muhiim ah:

1.โ  โ Taageeridda Carruurta la Nool Macaanka โ€“ mashruuc lagu taageerayo carruurta la nool cudurka macaanka.

2.โ  โ Shaafi โ€“ Wacyigelinta Caafimaadka โ€“ adeeg diiradda saaraya wacyigelinta caafimaadka, gaar ahaan caafimaadka hooyada iyo dhallaanka, iyada oo loo marayo IVR-ka 119.

3.โ  โ Casriyeynta Nidaamka Keydka Dhiigga โ€“ mashruuc lagu horumarinayo laguna casriyeynayo nidaamka kaydinta iyo maaraynta dhiigga.

๐Œ๐˜๐€๐‚๐‚๐Ž๐”๐๐“Si fudud ugu maamulo oo ula soco dhaqdhaqaaqa xisaabtaada adiga oo goobtaada jooga.Si aad u furato, iska diiwaa...
09/08/2026

๐Œ๐˜๐€๐‚๐‚๐Ž๐”๐๐“
Si fudud ugu maamulo oo ula soco dhaqdhaqaaqa xisaabtaada adiga oo goobtaada jooga.
Si aad u furato, iska diiwaangeli link-ga hoose:
https://myaccount.telesom.com/

๐—”๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐—ด๐—ด๐—ฎ ๐—œ๐—š๐—” ๐——๐—œ๐—ฅIsticmaal Adeegga IGA DIR, oo ku bixi kharashaadka iyo lacagaha sida joogtada ah aad u bixiso sida biilal...
08/08/2026

๐—”๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐—ด๐—ด๐—ฎ ๐—œ๐—š๐—” ๐——๐—œ๐—ฅ
Isticmaal Adeegga IGA DIR, oo ku bixi kharashaadka iyo lacagaha sida joogtada ah aad u bixiso sida biilalka qoysaska, waxbarashada, kirooyinka, hagbadaha iwm.

Si aad u furato garaac: *244 # ama *844 # ama la soo dag Waafi App, ka dibna gal "Pay".

Si fudud ku hel warbixinta lacagihii u dambeeyey ee idin dhexmaray adiga iyo qof kale.Si aad u hesho warbixintan tilmaam...
04/08/2026

Si fudud ku hel warbixinta lacagihii u dambeeyey ee idin dhexmaray adiga iyo qof kale.
Si aad u hesho warbixintan tilmaamahan raac:
1. Garaac *151 #.
2. Gal qaybta "Lacagta ZAAD-ka".
3. Dooro qaybta "Eeg lambarka aad lacag isku dirteen"
4. Geli Lambarka ay lacagtu idin dhexmartay.
5. Ka dibna dooro qaybta "Lacagtii laguu diray" ama "Lacagtii aad u dirtay"
โœ… Intaas ka dib waxa kuu soo dhici doonta farriin dheer oo ah dhaqdhaqaaqa lacagihii idin dhexmaray.

01/08/2026

๐…๐ฎ๐ซ๐ฌ๐š๐๐š๐ก๐š ๐—๐š๐ ๐š๐š๐ ๐š
Ku raaxayso xidhmooyinka internetka iyo ku-hadalka ee xagaaga.
๐’๐ข๐ฅ๐ฏ๐ž๐ซ ๐๐š๐œ๐ค๐š๐ ๐ž Internet iyo ku-hadal aan xaddidnayn muddo 7 maalmood ah
๐†๐จ๐ฅ๐ ๐๐š๐œ๐ค๐š๐ ๐ž Internet aan xaddidnayn muddo 30 Maalmood ah.
๐๐ฅ๐š๐ญ๐ข๐ง๐ฎ๐ฆ ๐๐š๐œ๐ค๐š๐ ๐ž Internet iyo ku-hadal aan xaddidnayn muddo 30 maalmood ah
๐Ÿ“๐† ๐๐จ๐ซ๐ญ๐š๐›๐ฅ๐ž ๐‘๐จ๐ฎ๐ญ๐ž๐ซ ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ž๐ฅ๐ž๐ฌ๐จ๐ฆ ๐…๐ข๐›๐ž๐ซ

29/07/2026

Ku raaxayso xidhmooyinka xawaaraha sare oo la jaanqaad jiilka shanaad.
Ku hel $10 xidhmo furan oo bishii helayso 55GB.
Kaga shubo *811 #

Address

Hargeisa
Hargesa

Opening Hours

Monday 07:00 - 23:00
Tuesday 07:00 - 23:00
Wednesday 07:00 - 23:00
Thursday 07:00 - 23:00
Friday 07:00 - 23:00
Saturday 07:00 - 23:00
Sunday 07:00 - 23:00

Telephone

151

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Telesom Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Telesom Company:

Shortcuts

Share