Caalim Computer Academy

Caalim Computer Academy Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Caalim Computer Academy, Computer training school, Jowhar T Road, Jowhar.

1 -Barashada Cilmiga Computerka
2 -Sameynta Computerka
3 -iibinta Computerada Cuseeb iyo Celisba

N.B: Waxii Faahfaahin Dheeri ah Nagala soo Xiriir +252 616510035 | 626510035

11/02/2026

Caalim Computer Academy hoyga barashada cilmiga technologyada waa school ka kaliya ee magalada jowhar kuyaalo laguna barto xirfadaha casriga ah ee maanta dunida la jaanqaadeyso qofkii bartaana xirfadahaas mìd ka mid ah uu noqonaayo runtii qof abaal weyn uheyndoono school ka Caalim aan marnaba iloobi doonin I.a aan da daalno xirfadana aan ku da daalno mahadsanid wixii faahfaahin ah kala xariir number ka ah +252610745768 what's app or call 📞

11/02/2026

bishaan barakeysan fursadaha aad bey ubadanyihiin idinka noqda dadkii ka faaideysan lahaa i.a mahadsanidiin

Halkaan waxaan ogeysiis uga diraayaa dhammaan bulshada ku nool hirshabelle gaar ahaan magalada jowhar in aan idin kugu t...
11/02/2026

Halkaan waxaan ogeysiis uga diraayaa dhammaan bulshada ku nool hirshabelle gaar ahaan magalada jowhar in aan idin kugu tala galney fursado cajiib ah bisha barakeysan ee Ramadaan owgeed taas oo ah in aan qiima dhimis balaaran idin kugu sameyney dhammaan courseska uu bixiyo Caalim Computer Academy kuwaas oo kala ah :
1: Basic computer skills 6 month
2: graphic design 6 month
3: intermediate computer skills 3 month
4: advanced computer month 3 month
5: Typing skills 2 month
6: vedio editing skills capcut 2 month
7: vedio editing skills adobe premier pro 2 month
8: hardware computer repair skills 2 month
9: Internet skills 2 month
dhammaan courseskaas waxey ku jiraan qiima dhimis balaaran ka faaideysi wacan fursadu waxey bilaabatey 10/2/2026 waxeyna ku egtahey 30/2/2026 runtii fursad wey halaga faaideysto i.a mahadsanidiin

tartankii maanta ka qabsoomey Caalim Computer Academy hoyga barashada cilmiga technologyada oo halkaas ay ku tartamaayee...
11/02/2026

tartankii maanta ka qabsoomey Caalim Computer Academy hoyga barashada cilmiga technologyada oo halkaas ay ku tartamaayeen laba koox alx waxaa tartanka maanta ku guuleystey labadaas koox mid ka mid ah alx waa ilaahey madii midaas kuwa kalena waxaan leenahey da daal wacan i.a page hala share gareyo like iyo comment halaga dhiibto i.a mahadsanidiin

11/02/2026

Shout out to my newest followers! Excited to have you onboard! Cabdi Risaaq Cabdullaahi, فر حي محمد إبراهيم , EX Hogamiye Boss

Diiwaangalinta qebyta 2aad ama shiftiga 2aad ee barashada graphic designka waxey bilaabatey 5/2/2026 waxeyna ku egtahey ...
06/02/2026

Diiwaangalinta qebyta 2aad ama shiftiga 2aad ee barashada graphic designka waxey bilaabatey 5/2/2026 waxeyna ku egtahey 30/2/2026 waana fursad wey oo uu ka faaideysan karo qofkasta oo daneynaayo barashada cilmigaan ka faaideysi wacan mahadsanid

Caalim Computer Academy hoyga barashada cilmiga technologyada waxaa si habsami ah uuga socda barashada cilmiga multimedi...
06/02/2026

Caalim Computer Academy hoyga barashada cilmiga technologyada waxaa si habsami ah uuga socda barashada cilmiga multimedia gaar ahaan graphic designka maalinta sedexaad xiisadiisa ay socoto sido kale waxaa socota diiwaangalinta shiftiga 2aad ee barashada graphic designka hadaba ka faaideysi wacan mudane ama marwa inta aysan kaa buuxsamin

04/02/2026

Aqoontu waa shey muhiim ah casrigaan lahoogo qaas ahaan dhanka technologyada maanta hadaad baran weyso gormee ayaad baranaysaa ha wal walin midaas waxaa utaagan bahda Caalim Computer Academy hoyga barashada cilmiga technologyada castigated ah nala soo xariir oo kaliya si aan kaaga caawino kuwaas iyo wax kabadanba mahadsanid hadafkeena waa guul iyo gobonimo

04/02/2026

markale waxaan idin war balineynaa in ay socoto shiftga labaad ee barashada graphic designka hadaba ka faaideysi wacan mahadsanid biri waa khamiis diiwaangalinta wey furan tahey mahadsanid

04/02/2026

waxa cusub naga filo bisha Rammadaan kariimka kaas oo aan uga faaideyn doono dhammaan dadka jecel in ay xirfado kala duwan bartaan iyo kuwa kale oo qaas ah oo aan ugu tala galney bisha barakeysan ee Ramadaan lasocod wacan mahadsanid

sido kale qaar ardeyda Caalim ka mid ah oo maanta iyagana soo jeediyey presentation qurux badan waana ku faanaa ardeydaa...
04/02/2026

sido kale qaar ardeyda Caalim ka mid ah oo maanta iyagana soo jeediyey presentation qurux badan waana ku faanaa ardeydaas Dhammaan team Caalim Computer Academy markasta guul wacan idin leeyahey

Salaam dhammaan dadkeyga tawabar maanta lagu qabtey school ka Caalim Computer Academy hoyga barashada cilmiga technology...
04/02/2026

Salaam dhammaan dadkeyga tawabar maanta lagu qabtey school ka Caalim Computer Academy hoyga barashada cilmiga technologyada tawabarkaas oo ahaa certificate design in mss word si qurux badan a noogu soo dhamaadey

Address

Jowhar T Road
Jowhar

Telephone

+252616510035

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Caalim Computer Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Caalim Computer Academy:

Share