City ICT Solution

City ICT Solution Information Technology Company 0615474848

24/10/2018

Responsibility.
- Work simultaneously on 5+ projects based on current client workload.
- Create visual aspects of marketing materials, websites and other media, including infographics.
- Put together disparate elements of a design created by another professional, such as the icons, photographs and other components necessary for a website design.
- Consult with clients’ marketing, copywriting and sales teams to create cohesive designs that reflect our clients’ corporate cultures and goals.
Qualifications and skills
- Bachelor’s Degree in Fine Art Design, Computer Science, IT or related discipline.
- Extensive experience with Illustrator, Photoshop and InDesign, specifically with mockups, web design and multimedia presentation.
- Working knowledge of CSS3, HTML5 and JavaScript.
- 4+ years in professional commercial design, preferably with a marketing or creative agency.
- Experience working with WordPress templates
- Adaptive design eye and skill
- Excellent communication skills
- Ability to absorb and apply constructive criticism from peers and clients.
Qualified candidates are invited to apply.. Please submit applications online using Facebook by 29th October 2018, applications will be reviewed as they are received.
GOOD LUCK.

 .Our organization(City ICT Solution) is looking for a Front End Developer who can utilize Asp.NET, PHP, JSP familiar wi...
12/03/2018

.

Our organization(City ICT Solution) is looking for a Front End Developer who can utilize Asp.NET, PHP, JSP familiar with HTML, CSS and jQuery to develop effective user interfaces on the company website and mobile apps released to the public. The successful candidate will work closely with our web development and software design teams to update the website and internal web tools to make them more efficient.

 Implement responsible web design principles to ensure that our company website renders well across multiple devices
 Design a framework for creating user apps that grows with the needs of the company
 Review app and feature coding and plan future website upgrades with the development team
 Assist in the development of applications and features that will be put on the website and in internal functions as well

- Bachelor’s Degree in Computer Science or related field.
- Experience is important but not more required.
- Strong knowledge of web development tools and programming languages.

Interested Candidates should apply through email: [email protected]. with Cover Letter and CV before 29 March, 2018.

16/02/2018

Madanaynaysaa inaad Kordhiso Xirfadaada Programming Language Bilow iyo Dhamaystirba Sooqor Luuqada aad Doorbidaysid inaad Bilowdo ama Dhamaystirato Si aad u hesho Cashiradeeda Kubaro Kana Baro City ICT Solution

Alle mahadii waxaa maanta soo xirnay   (Tababar xirfadeed) oo ay qabaneysay Shirkadda City ICT Solution.Maamulka City IC...
30/08/2017

Alle mahadii waxaa maanta soo xirnay (Tababar xirfadeed) oo ay qabaneysay Shirkadda City ICT Solution.
Maamulka City ICT Solution Waxa ay bogaadinayaan aradaydii uu usoo gaba gaboobay tababarka isla markaana Shahaadada la gudoonsiiyey.
Guuleysta.

Shirkadda City ICT Solution iyo Modern University for Science & Technology, waxa ay kugu casuumeyaan markale seminar lab...
19/08/2017

Shirkadda City ICT Solution iyo Modern University for Science & Technology, waxa ay kugu casuumeyaan markale seminar labo maalin ah oo cinwaankiisu noqon doono:The Big data and The Cognitive analytics, Seminar-kaas oo dhici doona maalmaha Isniinta iyo arbacada isbuucan, kana dhici doona Xarunta Modern University for Science & Technology, 02:00 PM.
Si aad isu diiwaan geliso una hesho xog dheere ah, Fadlan Riix Halkan: https://goo.gl/forms/drhVbZBinID3Rrxn1
Ka qeybgalayaasha tiradoodu wey xadidan tahay ee fadlan isdiiwaangeli.
Faahfaahin la xariir 0618068888 / 0615983100.

Mahadsanid

IT innovation ================- Maxaa ka jira oo baahi IT ah degaankaaga?- Sidee baa looga faa'iideysan karaa Teknolojiy...
15/08/2017

IT innovation
================
- Maxaa ka jira oo baahi IT ah degaankaaga?
- Sidee baa looga faa'iideysan karaa Teknolojiyada?
- Sidee baan fekerkeena ugu dabaqnaa Teknoolojiyadda?
Hadaba Shirkadda City ICT Solution waxa ay kugu casuumeysaa in aad ka qeyb qaadato Bandhig cilmiyeed cinwaankiisu yahay IT Innovation oo ka dhici doona Modern University for Science & Technology maalinta arbacada oo ay taariikhdu tahay 16 August, 2017, Saacadduna tahay 03:00 P.M
Si aad uga mid noqoto buuxi form-ka:
https://goo.gl/forms/DBEnYNt4OB4Wb2T33

Wargelin ===========City ICT Solution waxa ay ku wargelineysaa dhamaan shaqsiyaadkii dallbaday in ay ka qeyb qaataan tab...
26/07/2017

Wargelin
===========
City ICT Solution waxa ay ku wargelineysaa dhamaan shaqsiyaadkii dallbaday in ay ka qeyb qaataan tababarka Xirfadeed oo ay shirkaddu qabaneyso, inuu maalinta berito ah 10:00 A.M tababarku si rasmi ah u bilaaban doono hadii alle idmo.
Tababarka waxa uu ka dhici doonaa agagaarka faraca xarunta shirkadda City ICT Solution oo ku taal isgoyka shaqaalaha.
Fadlan Si laguu caawiyo la xiriir.
Eng. Mohamed Abdi
0618522444.
.

Professional Training - Tababar xirfadeed================================= - Ma rabtaa inaad noqoto xirfadyahan keligii ...
17/07/2017

Professional Training - Tababar xirfadeed
=================================
- Ma rabtaa inaad noqoto xirfadyahan keligii shaqeysata?
- Ma rabtaa in aad fursad u hesho kamid noqoshada howl-wadeenada shirkadeena?
- Ma dooneysaa inaad ka qeyb qaadato tababarka ay bixineyso City ICT Solution?
Hadaba si aad uga qeyb qaadato riix halkaan fadlan si aad u buuxiso form-ka kusoo gal gmail account-kaaga: https://goo.gl/forms/RskhIiKFwM2S9Lgb2
Mahadsanid
Wixii faahfaahin ah fariin inoo soo dir ama wac
+252618522444
Eng. Mohamed Abdi

21/05/2017
We directly relate our success to our customers success and support your application right from requirements till it's d...
15/02/2017

We directly relate our success to our customers success and support your application right from requirements till it's deployed in production.

By using our software development services you are choosing :

Transparent & Milestone based Agile development where you see constant development and can review application as it gets developed.
Complex software requirements converted to simple yet robust design.
Assured high quality development based on cutting edge technologies.
Ensured industry compliance with secure and scalable solutions.
Responsive design with intuitive user interface.
Cost effective solution with high reliability.
Reliable partner who not only helps you with design, development & testing but also assist with the deployments to ensure smooth release.
Post production support, maintenance, operations & monitoring.

Information Technology Company

15/02/2017

Iyo

Technologyadu, waa mid aan qoob wadaag kula nahay qaar ka mid qaaradaha horumaray, isticmaalka aalada internetku, waxa ay saameyn Taba iyo mid Toganba ku leedahay xaaladaha dhaqan dhaqaale ee bulshada Soomaaliyeed.

Marka laga eego, dhanka samaha waxay kaalin muuqata ku leedahay horumarka, waxbarashada, dhaqaalaha iyo ganacsiga.

Xilli ay sii kordhayso baahida loo qabo adeegsiga Internetka ayaa Sanadihii danbe, Soomaaliya waxa ka howl bilaabay shirkadaha bixiya adeegga Internet-ka si ay u daboolaan Baahida Internet ee ay qabaan macaamiisha ay u adeegayaan.

Horumarka dunida ay ka sameynayso xagga Technologyada marka lala jaan qaado waxaa la, oran karaa Internetku, waa adeeg aan sinaba looga maarmin habsami u socodka howlaha ganacsiga sida Iibka, suuqgeynta, dalabka iyo daabulka badeecadaha .

Fiqi Mahad oo ah ganacsade Muqdisho ku iibiya agabka electroniga ayaa sheegaya in internet iyo ganacsiga ay isku xiran yihiin isla markaana uu aad u fududeeeyo xirrirka ganacsadaha iyo macaamiilka.

‘’ Runtii internetku waxa uu ka mid yahay waxyaabaha adduunka aad iyo aad looga isticmaalo, internet la’aantiis uma maleynayo inuu xariir ganacsi jiri karo, faa’iido ganacsi oo weyn ayuu inoo leeyahay, waxaan aad u isticmaalaa adeega la yiraahdo whatsapp oo markii aan dalab rabo aan ku dirsano, inta badan dibadda ayay nooga timaadaa badeecadaha sida Dubai iyo China, Internet la’aantiisna lama shaqeyn karo Maxaa yeelay muunada ama sample ka alaabta aan u baahanahay ayaan ku dirsannaa” ayuu yiri Fiqi Mahad.

Eng Maxamed Irbada oo ah xeel dheere Cilmiga technologiyada ah ayaa iiga waramay ahmiyada Technologyadu ay u leedahay bulshada waxa uu sheegay in Technolgiyada casriga ah ay faa’iidooyin badan u leedahay ganacsiga, nolosha iyo bini aadamka qarnigan jooga.

Waxa uu intaasi ku daray in Technologyadu ay noqtay manta isha ugu balaaran ee dhaqaale laga sameyn karo isagoo tusaalooyin u soo qaatay shakhsiyaad si sahlan uga sameeyay Faa’iido balaayiin doolar ah.

Dhanka kale, Internetka dadka qaar waxay u isticmaalaan in ay ku horumariyaan ganacsigooda halka kuwa kale ay si kale uga faa’iideystaan sida in ay kula xariiraan bulshada ama ay ku maaweeliyaan naftooda .

Cabdiraxman Maxamed waxa uu ka mid yahay dhalinta isticmaasha internetka waxa aan waydiinay sababta uu u isticmaalo.

“Aniga internetka waxan u isticmaalaa siyaabo kala duwan sida in aan kula xiriiro eheladeyda iyo dadka aan asxaabta nahay waxan sidoo kale u isticmaala in aan ka raaadiyo Layliyada jaamacadda la iiga soo diro, xaqiiqdii isticmaalka internetka waxa ay iiga dhigantahay wax wayn maxaa yeelay waxan kala socdaa dhacdooyinka dunida anigoo inta badan isticmaala wana isku mashquuliyaa”ayuu yiri Maxamed.

Xili ay isa sii tareyso baahida loo qabo internetka ayaa Muqdisho waxa ka hanaqaaday shirkado si gaar ah loo leeyahay oo bixiya adeegga internetka, waxana taasi ay meesha ka saartay goobihii Internet-ka laga karaysan jiray madaama ay fududaatay in goob walbaa laga helo .

Maxamed Jaamac Yuusuf, waa wiil dhalinyaro ah waxa uu leeyahay xarun internet café, waxa uu sharraxayaa sida ay u shaqeeyaan iyo caqabadaha ku horgudban.

“Shaqadu hadda way iska fiican tahay awal waxan dhib ku qabi jirnay qadka internetka oo xumaada laakiin hadda waxaa jira shirkado bixiya internet xawaaro fiican leh, suuqu hadda ma ahan sidii h**e Dad way inoo yimaaan laakiin ma badnadadku waxa ay u badan yihiin kuwo isticmaala internet ay iyagu leeyihiin” Ayuu yiri Yuusuf.

Waxaa jira tartran u dhaxeeya shirkadaha bixiya adeeyada internetka kaa oo ku aadan xagga suuqa iyaga oo ku kala duwan qiimagha soo iibsashada iyo kirada intaba.

Cabdi Fitax Cabdulahi Ibraahim, waa Maamulaha guud ee shirkada bixisa internetka ee Sahal Telecom, waxa uu goobjoog business u sheegay in qiimo jaban ay ku bixiyaan xirmooyinka kale duwan ee Internetka waxa uuna intaasi raaciyay in halka GB ay ku bixiyaan wax kayar Hal doolar.

Soomaaliya, waxaa ay dadku aad uga dhibanyihiin helitaanka internetka xawaare sare leh, iyadoo Soomaaliya ay ka mid Tahay dalalka ugu qiimaha sareeya sicirka internet-ka.

W/D: Abdinajib Dahir Elmi

Address

Kitchener
Mogadisho
N2A

Opening Hours

Monday 08:00 - 16:30
Tuesday 08:00 - 16:30
Wednesday 08:00 - 16:30
Thursday 08:00 - 16:30
Friday 08:00 - 16:30
Saturday 08:00 - 16:30
Sunday 08:00 - 16:30

Telephone

+252619550213

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when City ICT Solution posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to City ICT Solution:

Share