23/03/2023
QIIMA DHIMIS
Macmiil, shirkadda SOMNET Waxa ay qiima dhimis ballaaran oo 30% ah.
Kushubo $1 oo hel 3.3 GB, 130 Daqiiqo Somnet & 26 SMS (15 Maalin).
Kushubo $4.5 oo hel 17GB, 351 Daqiiqo Somnet & 113 SMS (30 Maalin).
Kushubo $9 oo hel 40 GB, 526 Daqiiqo Somnet & 67 Daqiiqo Hormuud & 227 SMS (30 Maalin).
F.G: Qiima dhimistan waxa ay socon doontaa 30 ka maalmood ee Ramadaan laga bilaabo 23/03/2023 ilaa 22/04/2023 saacadda 11:59PM.
Uga Shubo Adeegga Jeeb *820*32145692*LACAGTA #
QIIMA DHIMIS
Macmiil, shirkadda SOMNET Waxa ay qiima dhimis ballaaran oo 30% ah kuugu Sameysay xirmada $0.5, $1, $5 & $10 ee adeegga Qanciye Plus.
- Kushubo $1 oo hel 3.3 GB, 130 Daqiiqo Somnet & 26 SMS (15 Maalin).
- Kushubo $5 oo hel 16.9 GB, 351 Daqiiqo Somnet & 113 SMS (30 Maalin).
- Kushubo $10 oo hel 39 GB, 526 Daqiiqo Somnet & 67 Daqiiqo Hormuud & 227 SMS (30 Maalin).
F.G: Qiima dhimistan waxa ay socon doontaa 30 ka maalmood ee Ramadaan laga bilaabo 23/03/2023 ilaa 22/04/2023 saacadda 11:59PM.
Uga Shubo Adeegga EVC PLUS *799*68###XX*LACAGTA #
NAGA SO WAC : 0615452757/0615576973