Deero Advert

Deero Advert Deero Advert is the first advertising company that provides a wide variety of one-stop digital creative services in Somalia.

Deero advertising is a Company made up of a team of innovators who understand the influence of digital media on brand and business growth. We pride ourselves the ability to blend innovation and efficiency, into producing first-rate services for our clients. Your business goals are the driving force behind ours. We always aim to exceed expectations and deliver results that are based on our clientsโ€™ marketing objectives whilst overall enhancing their brands.

๐—›๐—ฎ๐—บ๐—ฏ๐—ฎ๐—น๐˜†๐—ผ ๐— ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ซ๐—ผ๐—ฟ๐—ฟ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐— ๐—ถ๐—ฑ๐—ป๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ  ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด ๐ŸŽ‰Dhammaan shacabka Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeyneynaa munaasabada Ma...
01/07/2026

๐—›๐—ฎ๐—บ๐—ฏ๐—ฎ๐—น๐˜†๐—ผ ๐— ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ซ๐—ผ๐—ฟ๐—ฟ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐— ๐—ถ๐—ฑ๐—ป๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด ๐ŸŽ‰

Dhammaan shacabka Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeyneynaa munaasabada Maalinta Xorriyadda iyo Midnimada ee 1da Luuliyo.

Alle ha xafido Soomaaliya, shacabkeeda Dhulkeeda iyo dhaqankeedaba.

๐„๐ฏ๐ž๐ง๐ญ ๐๐ซ๐š๐ง๐๐ข๐ง๐  โ€“ ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐š ๐๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง๐š๐ฅ ๐ƒ๐๐ˆ ๐’๐ฎ๐ฆ๐ฆ๐ข๐ญWaxaa sharaf weyn inoo ah in Deero Advert ay horaantii sanadkaan ay si guul ...
28/06/2026

๐„๐ฏ๐ž๐ง๐ญ ๐๐ซ๐š๐ง๐๐ข๐ง๐  โ€“ ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐š ๐๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง๐š๐ฅ ๐ƒ๐๐ˆ ๐’๐ฎ๐ฆ๐ฆ๐ข๐ญ

Waxaa sharaf weyn inoo ah in Deero Advert ay horaantii sanadkaan ay si guul leh u fulisay adeegyada Event Branding, Website, iyo Social Media Campaign ee Madasha Somalia National Digital Public Infrastructure Summit , iyadoo gacan ka geysatay horumarinta muuqaalka, soo jiidashada, iyo guusha munaasabaddaas qaran.

๐Ÿ“Œ ๐Š๐š ๐๐š๐š๐ฐ๐จ ๐๐š๐ซ๐š๐ก๐ž๐ž๐ง๐š ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐š๐๐ข๐ข ๐š๐š๐ง ๐ฎ ๐ช๐š๐›๐š๐ง๐š๐ฒ:
๐Ÿ”น Behance: https://www.behance.net/gallery/251857015/Somalia-DPI-Summit
๐Ÿ”น Portfolio: https://www.deeroadvert.so/portfolio/somalia-dpi-summit

Nagu dooro hal-abuur, tayo, khibrad ka badan 6 sano, qorsheyn istaraatiiji ah, iyo adeeg xirfadeed oo lagu kalsoonaan karo. ๐Œ๐š ๐ช๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐š ๐ฌ๐ก๐ข๐ซ, ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง-๐ฃ๐š๐›๐ข๐ง, ๐›๐š๐ง๐๐ก๐ข๐ , ๐š๐ฆ๐š ๐๐ก๐š๐œ๐๐จ ๐ ๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข? La shaqee Deero Advert si munaasabaddaada u yeelato muuqaal xirfadeed, soo jiidasho leh, isla markaana reebta saameyn waarta.

โ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆ
๐Ÿ’ฌ๐Ÿค™๐—ก๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—น๐—ฎ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐˜…๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ:
๐Ÿ“ž WhatsApp: https://wa.link/60m4c5 ama 618553839
๐ŸŒ Website: www.deeroadvert.so
๐ŸŽจ Portfolio: https://www.behance.net/deeroadvert
๐Ÿ“ Xarunta Dhexe: Digfeer, dhabarka dambe ee Hayat Mall, Degmada Hodan
Ama Laanta 2aad: Agagaarka isgoyska Shaqaalaha, Degmada Waaberi, Muqdisho

8 Gool aaa? Atataay, taay! Xaliimo, maxaa dhacay?  Hayeelin๐Ÿ˜œ๐Ÿคท๐Ÿฝโ€โ™‚๏ธ Waligaa haka shakin Xaliimo Soomaali. Hello Faarax, is...
17/06/2026

8 Gool aaa? Atataay, taay! Xaliimo, maxaa dhacay? Hayeelin๐Ÿ˜œ๐Ÿคท๐Ÿฝโ€โ™‚๏ธ

Waligaa haka shakin Xaliimo Soomaali. Hello Faarax, is adkee; 8 gool ayaa la dhaliyay 1 ciyaar lee.

Deero Advert waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa Gabdhaha Xulka Qaranka Soomaaliya U-17 oo guul taariikhi ah ka gaaray dhiggooda Sudan, iyagoo ku badiyey 8 iyo 2 tartanka CECAFA U-17 Womenโ€™s Championship 2026.

Waxaan idiin rajaynaynaa guulo iyo meel sare. Waxaad tihiin sharaf iyo dhiirrigelin qaran.

Hambalyo Hablaha Qaranka! ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‘๐ŸŽ‰

๐ŸŽ‰๐ŸŒ™ ๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐’๐š๐ง๐ง๐š๐๐ค๐š ๐‚๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐› ๐ž๐ž ๐‡๐ข๐ฃ๐ซ๐ข๐ ๐š ๐Ÿ๐Ÿ’๐Ÿ’๐Ÿ– ๐€๐‡ Sannadka Cusub ee Hijriga 1448 awgiis, waxaan dhammaan macaamiisheena u ra...
16/06/2026

๐ŸŽ‰๐ŸŒ™ ๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐’๐š๐ง๐ง๐š๐๐ค๐š ๐‚๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐› ๐ž๐ž ๐‡๐ข๐ฃ๐ซ๐ข๐ ๐š ๐Ÿ๐Ÿ’๐Ÿ’๐Ÿ– ๐€๐‡

Sannadka Cusub ee Hijriga 1448 awgiis, waxaan dhammaan macaamiisheena u rajaynaynaa nabad, barwaaqo, caafimaad, iyo guulo waaweyn. Eebbe ha inooga dhigo sannad ay ku hirgalaan himilooyinkeenna, qalbiyadeennuna ku helaan degganaansho, iimaan, iyo farxad.

Waxaan sidoo kale Eebbe ka baryaynaa inuu ummadda Soomaaliyeed siiyo nabad waarta, isku soo dhawaansho, midnimo, iyo barwaaqo. Eebbe ha inaga dulqaado abaaraha, dhibaatooyinka, iyo duruufaha adag ee bulshada saameeyey, hana inagu gallado roobab kheyr leh, nolol wanaagsan, iyo horumar waara.

๐ŸŽ‰๐ŸŒ™ ๐’๐š๐ง๐š๐ ๐ค๐ก๐ž๐ฒ๐ซ ๐ช๐š๐›๐š โ€” ูƒู„ ุนุงู… ูˆุฃู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ โœจ

๐—ช๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐˜‚ ๐—ด๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฏ ๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—ป๐—ป๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜†, ๐—ข๐—บ๐—ฎ๐—ฟ!  ๐ŸŒŸ๐ŸคAdkeysigaaga, dadaalkaaga, iyo guulahaaga ayaa dhiirrigelin u ah dhalinyaro badan. W...
10/06/2026

๐—ช๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐˜‚ ๐—ด๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฏ ๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—ป๐—ป๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜†, ๐—ข๐—บ๐—ฎ๐—ฟ! ๐ŸŒŸ๐Ÿค

Adkeysigaaga, dadaalkaaga, iyo guulahaaga ayaa dhiirrigelin u ah dhalinyaro badan. Waxaan kuu rajaynaynaa guulo waaweyn iyo horumar joogto ah safarkaaga ciyaaraha caalamiga ah.

๐Ÿš€๐Ÿ…๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ดGuul mar walba, Omar Abdulkadir Artan

๐—ซ๐—ถ๐—ฟ๐—บ๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ถ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—ช๐—ฒ๐—ฏ ๐—›๐—ผ๐˜€๐˜๐—ถ๐—ป๐—ด-๐—ธ๐—ฎ ๐——๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ๐—ผ ๐—”๐—ฑ๐˜ƒ๐—ฒ๐—ฟ๐˜ ๐Ÿ›ก๏ธโ˜๏ธ๐ŸŒDeero Advert waxay kuu diyaarisay ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—บ๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ถ๐—ป ๐—ช๐—ฒ๐—ฏ ๐—›๐—ผ๐˜€๐˜๐—ถ๐—ป๐—ด oo tayo sare leh, s...
01/06/2026

๐—ซ๐—ถ๐—ฟ๐—บ๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ถ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—ช๐—ฒ๐—ฏ ๐—›๐—ผ๐˜€๐˜๐—ถ๐—ป๐—ด-๐—ธ๐—ฎ ๐——๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ๐—ผ ๐—”๐—ฑ๐˜ƒ๐—ฒ๐—ฟ๐˜ ๐Ÿ›ก๏ธโ˜๏ธ๐ŸŒ
Deero Advert waxay kuu diyaarisay ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—บ๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ถ๐—ป ๐—ช๐—ฒ๐—ฏ ๐—›๐—ผ๐˜€๐˜๐—ถ๐—ป๐—ด oo tayo sare leh, si gaar ah loogu habeeyay baahiyahaaga iyo baaxadda ganacsigaaga. Waxaad ka dooran kartaa xirmooyin ku habboon baahidaada iyo kobaca ganacsigaaga:
โœ… Kaydiye Hosting
โœ… Kaabe Hosting
โœ… Heegan Hosting
โœ… Iyo xirmooyin kale oo gaar ah, oo aad adigu dooran karto!

๐—”๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐—ด๐—ด๐—ฎ ๐—ช๐—ฒ๐—ฏ ๐—›๐—ผ๐˜€๐˜๐—ถ๐—ป๐—ด ๐—ฒ๐—ฒ ๐——๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ๐—ผ ๐—”๐—ฑ๐˜ƒ๐—ฒ๐—ฟ๐˜ ๐˜„๐˜‚๐˜…๐˜‚๐˜‚ ๐—ธ๐˜‚ ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ:
๐Ÿš€ Xawaare sare iyo xasilooni joogto ah
๐Ÿ›ก๏ธ Amni heer sare ah oo la isku halayn karo
๐Ÿ•‘ Taageero farsamo 24/7 ah
๐Ÿ’ฐ Qiimo macquul ah oo ku raali galinaaya

๐Ÿค”๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐˜„๐—ฒ๐—น๐—ถ ๐˜‚ ๐˜€๐˜‚๐—ด๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ฎ๐—ฎ? Ku martigali website-kaaga adeeg Hosting oo degdeg ah, ammaan ah, isla markaana la isku halayn karo. Nagu soo biir maanta si ganacsigaagu uga muuqdo internet-ka!

โ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆ

๐Ÿ’ฌ๐Ÿค™๐—ก๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—น๐—ฎ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐˜…๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ:
๐Ÿ“ž WhatsApp: https://wa.link/60m4c5 ama 618553839
๐ŸŒ Website: www.deeroadvert.so
๐ŸŽจ Portfolio: https://www.behance.net/deeroadvert
๐Ÿ“ Xarunta Dhexe: Digfeer, dhabarka dambe ee Hayat Mall, Degmada Hodan
Ama Laanta 2aad: Agagaarka Sigooyinka Shaqaalaha, Degmada Waaberi, Muqdisho


26/05/2026

๐—–๐—ถ๐—ถ๐—ฑ๐˜‚๐—น ๐—”๐—ฑ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ ๐— ๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ธ ๐ŸŽ‰โœจ ุนูŠุฏ ุงู„ุฃุถุญู‰
ู…ุจุงุฑูƒ ๐Ÿ๐ŸŒ™
Deero Advert waxay hambalyo u diraysaa guud ahaan
ummadda Soomaaliyeed. Waxaan leenahay Ciid
wanaagsan ๐ŸŽ‰โœจ
Waxaan Alle ka baryeynaa inuu naga aqbalo acmaasha
wanaagsan. Sidoo kale, waxaan bulshadeena ku
boorinaynaa in ay xoojiyaan isku samafalka iyo isu
naxariisashada, si aynu dhammaanteen u wada
qeeybsano farxadda Ciidda.

๐—”๐˜€๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ค๐˜‚๐—ฟ๐˜…๐—ผ๐—ผ๐—ป ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐˜† ๐—•๐—ถ๐—น๐—ผ๐˜„ ๐˜‚ ๐˜๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜† ๐—•๐—ถ๐—น๐—ถ๐—ฐ๐—ฑ๐—ฎ ๐—š๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฐ๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ! ๐ŸŽจLahaanshaha astaan qurux badan oo si dhab ah uga tarjumeysa ga...
25/05/2026

๐—”๐˜€๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ค๐˜‚๐—ฟ๐˜…๐—ผ๐—ผ๐—ป ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐˜† ๐—•๐—ถ๐—น๐—ผ๐˜„ ๐˜‚ ๐˜๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜† ๐—•๐—ถ๐—น๐—ถ๐—ฐ๐—ฑ๐—ฎ ๐—š๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฐ๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ! ๐ŸŽจ
Lahaanshaha astaan qurux badan oo si dhab ah uga tarjumeysa ganacsigaaga waxay kor u qaaddaysa sumcadda, kalsoonida, iyo aqoonsiga shirkaddaada.

Muddo ka badan 6 sano ayaan ka shaqeynaynay suuqa hal-abuurka iyo digital-ka Soomaaliya, annagoo ganacsiyo badan ka caawinay inay yeeshaan aqoonsi leh tayo iyo xusus dhab ah.

Deero Advert waxay kuu naqshadeynaysaa astaan:
- Ku saleysan hal-abuur iyo curin
- Casri ah
- Gaar kuu ah (Unique)
- Soo jiidasho leh oo si fudud loo xusuusan karo
- Si sahlan loo fahmi karo

Macmiil, waxaan kuu diyaarinay Packages kala duwan, iyo naqshad casri ah.
๐Ÿค” ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐˜„๐—ฒ๐—น๐—ถ ๐˜€๐˜‚๐—ด๐—ฒ๐˜†๐˜€๐—ฎ๐—ฎ? Nagu soo biir maanta, una samee ganacsigaaga astaan soo jiidasho leh oo macaamiishaada xusuus ku reebta, kana dhigta ganacsigaada mid si gaar ah loo aqoonsado!

โ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆ

๐Ÿ’ฌ๐Ÿค™๐—ก๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—น๐—ฎ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐˜…๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ:
๐Ÿ“ž WhatsApp: https://wa.link/60m4c5 ama 618553839
๐ŸŒ Website: www.deeroadvert.so
๐ŸŽจ Portfolio: https://www.behance.net/deeroadvert
๐Ÿ“ Xarunta Dhexe: Digfeer, dhabarka dambe ee Hayat Mall, Degmada Hodan
Ama Laanta 2aad: Agagaarka Sigooyinka Shaqaalaha, Degmada Waaberi, Muqdisho

๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ, ๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ, ๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐ŸŽ‰๐ŸŽŠShirkadda  waxay hambalyo iyo bogaadin u direysaa qaranka Soomaaliyeed iyo dhammaan shaca...
18/05/2026

๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ, ๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ, ๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐ŸŽ‰๐ŸŽŠ
Shirkadda waxay hambalyo iyo bogaadin u direysaa qaranka Soomaaliyeed iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed guusha taariikhiga ah ee Soomaaliya ka gaartay ICT Regulatory Tracker 2024.

Deero Advert, oo si gaar ah ula shaqeysa Wasaaradda Isgaarsiinta & Teknolojiyada, Hay'adda Isgaarsiinta Qaranka iyo Somalia National Digital Public Infrastructure, Waxaan hambalyo iyo bogaadin u direynaa dhammaan hayโ€™adaha iyo masuuliyiinta ka qeyb qaatay guushan taariikhiga ah, Guushaan waxay astaan u tahay hoggaan wanaagsan, dadaal joogto ah, iyo aragti fog oo lagu dhisayo mustaqbal dijitaal dalka.

Soomaaliya oo ka soo bilaabatay heerka 0.0 sanadkii 2007, haddana gaartay 77.5 sanadkii 2024, waxay noqotay dalka ugu kobaca badan dunida dhinaca nidaaminta iyo horumarinta ICT-ga. Tani waa guul qaran oo ka tarjumeysa dadaal, hoggaan wanaagsan iyo himilo fog oo shacabka Soomaaliyeed u horseedaya mustaqbal dijitaal ah oo ifaya. Hambalyo Hay'adda Isgaarsiinta Qaranka ๐ŸŽ‰๐ŸŽŠ๐ŸŽ‰

๐ŸŽจ๐Ÿ’ก๐— ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ก๐—ฎ๐—พ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—”๐—ฑ๐—ฑ๐˜‚๐˜‚๐—ป๐—ธ๐—ฎ (๐—ช๐—ผ๐—ฟ๐—น๐—ฑ ๐——๐—ฒ๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ป ๐——๐—ฎ๐˜†)Maanta oo kale, 27-ka Abriil, dunidu waxay u dabaaldegtaa Maalinta Na...
27/04/2026

๐ŸŽจ๐Ÿ’ก๐— ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ก๐—ฎ๐—พ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—”๐—ฑ๐—ฑ๐˜‚๐˜‚๐—ป๐—ธ๐—ฎ (๐—ช๐—ผ๐—ฟ๐—น๐—ฑ ๐——๐—ฒ๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ป ๐——๐—ฎ๐˜†)
Maanta oo kale, 27-ka Abriil, dunidu waxay u dabaaldegtaa Maalinta Naqshadeynta Adduunka. Naqshadeyntu waxay door weyn ka qaadataa horumarinta nolosha, xalinta dhibaatooyinka, iyo gudbinta fikrado hal-abuur leh. Waxay isku xirtaa fikir, qurux iyo shaqeyn si loo abuuro wax macno leh.

Naqshadeyntu waa laf-dhabarta hal-abuurka iyo horumarka. Waxay ka caawisaa ganacsiyada inay helaan xalal wax ku ool ah, isla markaana abuuraan fikrado cusub oo wax tar leh. Sidoo kale, waxay muhiim u tahay isgaarsiinta, suuq-geynta, iyo horumarinta adeegyada casriga ah.

Deero Advert, waxaan aaminsanahay in design-ku yahay furaha isku xira fikradaha, riyooyinka iyo xaqiiqada. Waxaan diyaar u nahay inaan aragtidaada u beddelno naqshad macno leh oo saameyn leh. Waxaan bixinaa adeegyo naqshadeed iyo kuwo dijitaal ah sida creative, marketing, web, iyo video. Waxaan aaminsanahay in design-ku yahay isha kobcisa aragtiyo cusub oo miro-dhal ah.

Waxaan si gaar ah ugu hambalyeyneynaa waxdeenna naqshadeynta iyo hal-abuurka dadaalkooda joogtada ah, iyo sida ay bulshadeenna ugu haqabtirayaan baahiyahooda. Markale, ๐ŸŽ‰๐ŸŽจ hambalyo dhammaan naqshadeeyayaasha Soomaaliyeed.

Address

HQ Office Digfeer, Hodan District
Mogadisho
252

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Deero Advert posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Deero Advert:

Shortcuts

Share