08/08/2026
Waxaan bilaabayaa Class cusub oo Zoom isniin iyo Talaado in shaa Allah.
Waxaad ku baranaysaa:
1. Computer introduction
2. Hardware iyo software
3. Windows 11
4. Microsoft Office (Word, PowerPoint, Excel, Outlook and Access).
5. Internet and computer security
💲Fee: $15
🪩Location: Google meeting
🗓Time: 8Pm- 10Pm
📝Days: Isniin iyo Talaado
📅Duration: 3 Months
📋Start: 10 August 2026
🟢 Casharka habeenkii haduu I dhaafo ama aan rabo inaan mar kale ku celiyo ma heli karaa meel aan kala soo d**o.?
Jawaab: Haa group Telegram ayaa laydiin samaynayaa oo qofkii dhaafa ka helaya casharkii habeenkii la dhigtay isagoo duuban.
🟢 Course ka wuxuu leeyahay assignment, Exam iyo buugiisa oo PDF ah.
🟢 Waa inaad haysataa Internet fiican iyo computer 🖥.
🟢 Markaad dhamaysid course kan waxaad helaysaa Certificate
🟢 Hadaad Course kan dhamaysid waxaad awood u yeelanaysaa.
✅️ Inaad xafiis ku shaqaysid.
✅️ Inaad Adiga sii bartid bulshadaada.
✅️ Inaad Videos ka samaysid ka dib sii iibisid.
Xirafada computer ka waa ahmiyada kowaad ee noloshaada Technology-yada.
Iska diwaan geli WhatsApp kan.
https://wa.me/252615382394
Ama iga soo wac number-adan.
………………………………………………….
Telesom: 0633343333
Hormuud: 061-5382394
Somtel: 0625466651
…………………………………………………..
Payment merchant:
: 419252, 502594
: 55949
: 0625466651
: 0906 825 945
: 0615382394
: 0903561329
: 60056253
: 37126152
100904520001
: 0061564300
:1000648759