27/08/2026
SKY ICT Solution waxay ku faraxsan tahay inay ku dhawaaqdo magacaabista:
Abdullahi Abdinor Ahmed
Manager of SKY ICT Solution
Waxaan ku kalsoonahay in khibraddiisa, hoggaamintiisa iyo aragtidiisa cusub ay gacan weyn ka geysan doonaan horumarinta shirkadda, tayeynta adeegyada ICT-ga iyo xaqiijinta himilada SKY ICT Solution.
Waxaan u rajaynaynaa Mr. Abdullahi Abdinor Ahmed guul iyo horumar uu ku gaaro xilkan cusub.
“Smart Solutions • Strong Systems • Better Future”
— SKY ICT Solution Team
📞 +252 610 227256
📧 [email protected]
📍 Cadaado, Somalia