GTS solutions

GTS solutions Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from GTS solutions, Information Technology Company, TCC, Taleex, Hodan, Mogadishu.

Ciid Mubaarak macamisha sharafta leh
19/03/2026

Ciid Mubaarak macamisha sharafta leh

Waxan bulshada Somaliyeed la wadaageyna munaasabadda maalinta ciidul adxaa Waxay bahda GTS Solutions idin rajeneysa bara...
28/06/2023

Waxan bulshada Somaliyeed la wadaageyna munaasabadda maalinta ciidul adxaa

Waxay bahda GTS Solutions idin rajeneysa baraaro iyo farxad inaad ku dhammeysatan, ciiddaan ciiddeda kale allah nabad iyo farxad hanagu kulmiyo

Waxaan ugu hambalyayneynaa dhammaan macaamiishenna sharafta leh munaasabadda maalinta Ciidul Fidri-ga. Rabbi hanaga aqba...
21/04/2023

Waxaan ugu hambalyayneynaa dhammaan macaamiishenna sharafta leh munaasabadda maalinta Ciidul Fidri-ga.

Rabbi hanaga aqbalo acmaashii wanaagsanaa ee bisha ramadaan.


Salaama bulshadenna Somaliyed kuso dhawada shirkadda GTS Ict Solutions Waa shirkad  ka shaqeysa haqabtirka iyo buuxinta ...
26/11/2022

Salaama bulshadenna Somaliyed kuso dhawada shirkadda GTS Ict Solutions

Waa shirkad ka shaqeysa haqabtirka iyo buuxinta baahiyaha macaamishena ku aadan technology sida ugu macquulsan

Adeegyada aan ku qabankarno sawirka hoose ayay ku xusanyhn mar labaad ku so dhawaada gacma furan



Contacts: www.gts.so, Email: [email protected],
Phone No. : +252613844442

Jumca jamiil bulsha weynta Somaliyed kuso dhawaada shirkadda GTS Ict Solutions oo diyaar idinla ah xalinta baahiyihinna ...
25/11/2022

Jumca jamiil bulsha weynta Somaliyed kuso dhawaada shirkadda GTS Ict Solutions oo diyaar idinla ah xalinta baahiyihinna technology

Address

TCC, Taleex, Hodan
Mogadishu
252

Telephone

+252613844442

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when GTS solutions posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share