Oomaar Data

Oomaar Data We provide fast, affordable, and secure internet services to keep you connected anytime, anywhere.

Our mission is to make browsing, streaming, and working online easier for families, businesses, and individuals.

🎉 Hambalyo! Hambalyo! 🎉Waxaan u hambalyeynaynaa saddexda macmiil ee ku guuleystay Barnaamijka Abaalmarinta Jimcaha ee Oo...
27/02/2026

🎉 Hambalyo! Hambalyo! 🎉

Waxaan u hambalyeynaynaa saddexda macmiil ee ku guuleystay Barnaamijka Abaalmarinta Jimcaha ee Oomaar Data:

1. Axmed Sheekh Nuur: wuxuu ku guuleystay 7 GB Internet oo Somtel ah.

2. Guuleed Xasan Diiriye: wuxuu ku guuleystay Hal bil Internet Free oo Somnet ah.

3. Faadumo Maxamed Cali: waxay ku guuleysatay 5 GB Internet oo Somtel ah.

Jimco walba waxaan abaalmarino kala duwan gudoon siinaa 3 qof oo macaamiisheena ka mid ah.

Lasoo deg Application-ka Oomaar Data si aad uga mid noqoto guuleystayaasha. Linkigaan ku dhufo si aad ula soo degto application keena https://play.google.com/store/apps/details?id=com.adwaar.wadar.oomaar

Wixii Faah-faahin ah Nagala soo xiriir WhatsApp-kaan https://wa.me/252613295757

Macmiil, haddii internet-kaagu shaqayn waayo ama uu culeys kaa noqdo, fadlan hubi oo sax saddexdan meelood si uu si fiic...
25/02/2026

Macmiil, haddii internet-kaagu shaqayn waayo ama uu culeys kaa noqdo, fadlan hubi oo sax saddexdan meelood si uu si fiican kuugu shaqeeyo:

1️⃣ Hubinta APN (Access Point Name)
Gal Settings
Dooro Connections
Riix Mobile Networks
Taabo Access Point Names (APN)
Meesha ku qoran labada meel ee ugu horreeya, ku qor magaca shirkadda SIM-ka aad isticmaalayso.

2️⃣ Daminta Data Warning & Data Limit
Gal Settings
Dooro Connections
Riix Data Usage
Tag qaybta Billing Cycle and Data Warning
Ka dhig Set Data Warning iyo Set Data Limit in ay noqdaan Off

3️⃣ Shididda Data Roaming
Gal Settings
Dooro Connections
Riix Mobile Networks
Ka dhig Data Roaming in uu noqdo On.

Markaad saddexdan tallaabo hubiso, internet-kaagu inta badan si caadi ah ayuu u shaqaynayaa.
Haddii weli cilad jirto, iska hubi in taariikhda iyo saacadda mobile ka ay kuu saxan yihiin

Haddii aad fahmi weydo oo aad u baahato caawinaad diyaar ayaan kuu nahay Nagala soo xiriir 613295757 ama 623295757.

Hambalyo! Hambalyo! 🎉Waxaan u hambalyeynaynaa saddexda macmiil ee ku guuleystay Barnaamijka Abaalmarinta Jimcaha ee Ooma...
21/02/2026

Hambalyo! Hambalyo! 🎉

Waxaan u hambalyeynaynaa saddexda macmiil ee ku guuleystay Barnaamijka Abaalmarinta Jimcaha ee Oomaar Data:

1. Cabdiraxiin Aadan Cusmaan: wuxuu ku guuleystay 5GB Internet ah

2. Cabduqaadir Maxamed Muqtaar wuxuu ku guuleystay 5GB Internet ah

3. Maryan Siid Maxamed waxay ku guuleysatay 5GB Internet ah

👏 Guuleystayaal hambalyo gaar ah ayaad mudan tihiin!
📢 Fursaddu way furan tahay Jimco kasta!
Jimco walba waxaan abaalmarin siin doonaa 3 macmiil oo ka mid ah kuwa ku xiran:
Number-keena otomaatiga ah: 613295757
ama
Application-ka Oomaar Data

Haddii aad rabto inaad ka mid noqoto guuleystayaasha toddobaadka soo socda, ku xirnow OomaarData.

📲 Wixii su’aalo ah ama faahfaahin dheeraad ah, nagala soo xiriir WhatsApp: 613295757

Ha seegin fursaddaada – adiguna waad guuleysan kartaa! 🚀

20/02/2026

🎉Bishaaro Wacan
Jimco kasta, Oomaar Data waxay abaalmarin siin doontaa 3 ka mid ah macaamiisheena
Abaalmarintu waxay isugu jiri doontaa:
💵 Lacag caddaan ah
📶 Internet bilaash ah.
Shuruuddu waa mid sahlan: abaal marinta waxaa heli doono keliya macaamiisha ku xiran number-keenna automatika ah ee 613295757 ama kuwa isticmaal Application-ka Oomaar Data.

Nagu soo biir maanta… Jimcaha xiga adigaa noqon kara qofka nasiibka leh.
Halkaan kala soo deg Oomaar Data App

🎉 Hambalyo! Hambalyo! 🎉Waxaan si sharaf leh ugu hambalyeynaynaa saddexda macmiil ee ku guuleystay Barnaamijka Abaalmarin...
14/02/2026

🎉 Hambalyo! Hambalyo! 🎉

Waxaan si sharaf leh ugu hambalyeynaynaa saddexda macmiil ee ku guuleystay Barnaamijka Abaalmarinta Jimcaha ee Oomaar Data:

1. Maryan Macalin Ibraahim – 5GB Internet

2. C/raxmaan Maxamed Ismaaciil – $2 Dollar

3. Siid Cali Cabdi – $3 Dollar

👏 Guuleystayaal hambalyo gaar ah ayaad mudan tihiin!
📢 Fursaddu way furan tahay Jimco kasta!
Jimco walba waxaan abaalmarin siin doonaa 3 macmiil oo ka mid ah kuwa ku xiran:
Number-keena otomaatiga ah: 613295757
ama
Application-ka Oomaar Data

Haddii aad rabto inaad ka mid noqoto guuleystayaasha toddobaadka soo socda, ku xirnow adeeggeenna maanta.

📲 Wixii su’aalo ah ama faahfaahin dheeraad ah, nagala soo xiriir WhatsApp: 613295757

Ha seegin fursaddaada – adiguna waad guuleysan kartaa! 🚀

🎉Bishaaro WacanJimco kasta, Oomaar Data waxay abaalmarin siin doontaa 3 ka mid ah macaamiisheenaAbaalmarintu waxay isug...
13/02/2026

🎉Bishaaro Wacan
Jimco kasta, Oomaar Data waxay abaalmarin siin doontaa 3 ka mid ah macaamiisheena
Abaalmarintu waxay isugu jiri doontaa:
💵 Lacag caddaan ah
📶 Internet bilaash ah.
Shuruuddu waa mid sahlan: abaal marinta waxaa heli doono keliya macaamiisha ku xiran number-keenna automatika ah ee 613295757 ama kuwa isticmaal Application-ka Oomaar Data.

Nagu soo biir maanta… Jimcaha xiga adigaa noqon kara qofka nasiibka leh.
Halkaan kala soo deg Oomaar Data App https://play.google.com/store/apps/details?id=com.adwaar.wadar.oomaar

Qiimo dhimis cususb Adeegga CASRI ee shirkadda somtel $0.5 Dollar ku hel 48 saac internet iyo ku hadal free ah uga shubo...
21/11/2024

Qiimo dhimis cususb Adeegga CASRI ee shirkadda somtel $0.5 Dollar ku hel 48 saac internet iyo ku hadal free ah uga shubo si fudud *712*613295757*0.5 #

Internet ka hadii uu kuu shaqeyn waayo ama uu culeys kaaga imaado Saddexdaan farsamo isticmaal Setting gal connections m...
07/08/2023

Internet ka hadii uu kuu shaqeyn waayo ama uu culeys kaaga imaado Saddexdaan farsamo isticmaal Setting gal connections meesha ay ku qorantahay ku dhufo mobile Networks ku dhufo Data Roaming on ka dhig Access point name ka labada god ee ugu horeyso Somtel ku qor
Halmar dib u laabo Data usage meesha ay ku qorantahay ku dhufo Set data warning off ka dhig
Nagala soo xiriir Numberka 618445253 628445253 ama WhatsApp https://wa.me/message/N2MKJXTHZK7UN1

QIIMO DHIMIS SOMTEL INTERNET $0.5 ku hel 1.5GB + 70 daqiiqo $1 ku hel 3GB + 140 daqiiqo Ugu shubo *799*34798573*lacagta ...
02/01/2023

QIIMO DHIMIS
SOMTEL INTERNET
$0.5 ku hel 1.5GB + 70 daqiiqo
$1 ku hel 3GB + 140 daqiiqo

Ugu shubo *799*34798573*lacagta #

La xiriir 618445253 ama whatsapp https://wa.me/message/2R2FX37KIAEAK1

Address

Mogadishu

Telephone

+252618445253

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Oomaar Data posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Oomaar Data:

Share