Keydsan

Keydsan we host and keep your Website and apps securly.

OGEYSIIS:QIIMA DHIMIS BALAARAN AYAANU IDINSOO WADNAA KAFAA IIDEYSI WACAN. LAXIRIIR 0625525529 / 0615525529 AMA WHTSAPP N...
01/06/2023

OGEYSIIS:

QIIMA DHIMIS BALAARAN AYAANU IDINSOO WADNAA KAFAA IIDEYSI WACAN.
LAXIRIIR 0625525529 / 0615525529
AMA WHTSAPP NO : 0625525529

*** QIIMA DHIMIS ***Macmiil ka faaiideyso qiima dhimis balaaran oo aanu kuu sameynay, maalmaha xuriyadda somaliya aawade...
23/06/2022

*** QIIMA DHIMIS ***

Macmiil ka faaiideyso qiima dhimis balaaran oo aanu kuu sameynay, maalmaha xuriyadda somaliya aawadeed hadda dalbo oo hadda hel websitekaaga, qiima dhimistu waa 60%.
Kala xiriir Whtsappka Hoose. +252614491930 / +252625525529.

GET YOUR BUSINESS  WEBSITE TODAY.🌐🚀
15/10/2021

GET YOUR BUSINESS WEBSITE TODAY.🌐🚀

IN KABADAN FILASHADAADA MACMIIL.
13/10/2021

IN KABADAN FILASHADAADA MACMIIL.

Kuhel website dhameystiran kaliya $89.99, Qiima dhimis balaaran aynu usameynay Macaamiisheena qaaliga ah. WHATSAPP: +252...
14/03/2021

Kuhel website dhameystiran kaliya $89.99, Qiima dhimis balaaran aynu usameynay Macaamiisheena qaaliga ah.

WHATSAPP: +252614491930
www.keydsan.com
🚩 HADDA DALBO OO HADDA HEL.

Shirkada KEYDSAN waxay raadinaysaa suuqgeeye (Marketer), 3 qofood oo ka shaqeeya Xafiiska Muqdisho.Waxyaabaha laga doona...
10/02/2021

Shirkada KEYDSAN waxay raadinaysaa suuqgeeye (Marketer), 3 qofood oo ka shaqeeya Xafiiska Muqdisho.

Waxyaabaha laga doonayo codsadayaasha booskaan waxaa kamid ah:
1) Waa inuu haystaa shahaado Jaamacadeed ama Aqoon u dhiganta.
2) Khibrad shaqo oo la xiriirta iibka iyo suuq geynta.
3) Fahmi kara adeegyada teknoolajiyada, gaar ahaan Websites-ka.
4) Waa inuu yahay howl-kar, jecel inuu hanto Bulshada.

Hadii aad qaban karto shaqadaas, fadlan noogu soo dir CV-gaaga iyo codsigaada Shaqo, emailka [email protected]

Araaji qabashadu waxay ku egtahay 20 Feb 2021.

Waxii macluumaad dheeri ah oo ku saabsan shaqadan, fadlan laxiriir
[email protected] / [email protected]
Whtsapp no: +252614491930

La wadaag asxaabtaada iyo qofkii aad is leedahay wuu ka faa'ideysan karaa fursadaan.

Macaamiisheena qaaliga ah, Waxaanu idin sameynay Qiima Dhimis  balaaran oo ah 60%, Helida Website dhameystiran, Logo, he...
19/11/2020

Macaamiisheena qaaliga ah, Waxaanu idin sameynay Qiima Dhimis balaaran oo ah 60%, Helida Website dhameystiran, Logo, helidda systems qiima jaban, meelwalbood kajoogto caalamka.

Qiima dhimistu Waxa ay bilaabaneysa 20/NOV waxa ayku ektahay 1/ DEC.

Laxiriir:
☎️+252-614-491930 / +252-62-5525529.
📨[email protected] / [email protected].
🌐https://www.keydsan.com.

Naga filo goordhow inaan daahfurno adeegyada aad jeceshihiin ee laxiriira ganacsiyadiina iyo baahiyahiina gaarka ah, WEL...
18/11/2020

Naga filo goordhow inaan daahfurno adeegyada aad jeceshihiin ee laxiriira ganacsiyadiina iyo baahiyahiina gaarka ah,

WELCOME TO KEYDSAN TECH.

🌐 www.keydsan.com
📨 [email protected]
☎️ +252614491930 / +252625525529

Address

Km4
Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 00:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 00:00

Telephone

+252614491930

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Keydsan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Keydsan:

Share