22/09/2026
🚨 𝐖𝐀𝐍𝐓𝐄𝐃 𝐍𝐎𝐖: 𝐕𝐈𝐃𝐄𝐎𝐆𝐑𝐀𝐏𝐇𝐄𝐑
Waxaan raadineynaa qof hal-abuur leh, leh aragti muuqaal oo xooggan, kana shaqeyn kara duubista, tafatirka iyo soo saarista muuqaallo tayo sare leh.
Haddii aad khibrad u leedahay sameynta muuqaallada isla markaana aad taqaan sida fikrad loogu beddelo muuqaal soo jiidasho leh, waxaan jeclaan lahayn inaan aragno shaqadaada.
Shaqada: Videographer
Nooca Shaqada: Full Time
Goobta: Muqdisho, Soomaaliya
K**a Dambeys: 30-ka September 2026
Luuqadaha: Soomaali iyo English
Ka Mid Noqo Safarkeena, Ka Codso Shaqada Linkiga Hoose!
https://astaamiye.com/jobs/videographer/