WaxFahan

WaxFahan Tech and AI magazine that keeps Somalis in the know | Join our newsletter or Telegram ➡️ wx.fahan/links

Maalin walibo waa jaanis cusub oo wax cusub aad ku baran karto, naftaadana sare ugu qaadi karto.
11/07/2023

Maalin walibo waa jaanis cusub oo wax cusub aad ku baran karto, naftaadana sare ugu qaadi karto.

Waxaan dhamaantiin idinkugu hambalyeeneenaa maalinta xorriyada ee 1-da Luuliyo. Farxad ku dabaal dagga, idim Alle.
01/07/2023

Waxaan dhamaantiin idinkugu hambalyeeneenaa maalinta xorriyada ee 1-da Luuliyo. Farxad ku dabaal dagga, idim Alle.

Ciid wanaagsan. Farxad iyo baraare ku ciida idim Alle.
27/06/2023

Ciid wanaagsan. Farxad iyo baraare ku ciida idim Alle.

Congratulations to each and everyone of you. Your persistance and dedication has finally paid off. And from the button o...
11/05/2023

Congratulations to each and everyone of you. Your persistance and dedication has finally paid off. And from the button of our heart, we wish you all the best.

After a lot of stressful days, hard work and dedication, our graduates are finally getting ready to receive their certif...
10/05/2023

After a lot of stressful days, hard work and dedication, our graduates are finally getting ready to receive their certificates.

15/02/2023

Ku hel dhamaan koorsooyinka shirkada Facebook si free ah. Koorsooyinka waxaa kamid ah social media marketing
Frontend Development
Backend development
Iyo kuwo kale.

Baraha bulshada ee WaxFahan:
Instagram.com/WaxFahan
Twitter.com/WaxFahan
Facebook.com/waxfahanlee
Tiktok.com/

31/01/2023

Muuqaalkaan waxaan kugula wadaageenaaa sidee si bilaash ama free ah aad ugu heli kartaa. Koorso

Koorsooyinka Google wexeey kala yihiin:

• Google Data analytics Professional Certificate
• Google Digital Marketing and E-Commerce Professional Certificate
• Google IT Support Professional Certificate
• Google UX Design Certificate
• Google IT Automation with Python Professional Certificate

Muuqaalkaan markii aad daawato waxaad intaan oo koorsooyin ah oo qiimahoodu tiiba kudhawaad yahay 100$ ku heleeysaa si bilaash ama free ah. Hadii aad dhamesana shahaadaada ayaad ka qaadaneesaa taasoo u dhiganta tan batchelor degree-ga.

Lawadaag asxaabtaada, kuna share garee guruubyadiina WhatsApp-ka waa intaas oo qof u baahnaa oo fasalkaaga kamid ah hu jiro.

Hadii eey wax kugu adkaadaan:
Facebook Group: https://bit.ly/3wLH9ia
Telegram Group: t.me/waxfahanlee

Social Media:
Instagram: https://Instagram. com/waxfahan_
TikTok: https://tiktok.com/
Twitter: https://twitter.com/waxfahan

05/02/2022

Bismillah

Address

Wadada 30-ka
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when WaxFahan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to WaxFahan:

Share