Shuuteeye Electronics

Shuuteeye Electronics We sell Appliances used in every household include refrigerators, washing machines, Gas stoves etc.

Hambalyo Maalinta Shaqaalaha Adduunka"Iyadoo aan u dabbaaldegayno Maalinta Shaqaalaha, aynu daqiiqad ka fikirno awoodda ...
01/05/2026

Hambalyo Maalinta Shaqaalaha Adduunka

"Iyadoo aan u dabbaaldegayno Maalinta Shaqaalaha, aynu daqiiqad ka fikirno awoodda ay leedahay midnimada iyo ficilka wadajirka ah. Isku duubni waxaynu ku abuuri karnaa adduun qof kastaa u haysto fursad uu ku guulaysto kuna barwaaqoobo."

Happy International Labour Day

As we celebrate Labour Day, let's take a moment to reflect on the power of unity and collective action. Together, we can create a world where everyone has the opportunity to succeed and thrive.









.
Intaa iyo in ka sii badanba oo an idin soo bandhigi doonaba waa diyaar ee soo dhawow Macaamiil.

For more Information
📲0615343451 | 0615527435 | 0613992215

Shuuteeye Electronics

CIID WANAAGSANDhamaan Umadda Muslimiinta ah gaar ahaan Umadda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeynaynaa Bilashada Bisha Sh...
19/03/2026

CIID WANAAGSAN

Dhamaan Umadda Muslimiinta ah gaar ahaan Umadda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeynaynaa Bilashada Bisha Shawaal meelwaliba oo aad kala joogtaan, waxaan Alle idinkaga baryeynaa in uu innaga aqbalo Acmaashii wanaagsaneyd ee aan soo sameynay bishii barakeysnayd ee Ramadaan.

Farxad ku Ciida.

Remote Control for All TV         .Intaa iyo in ka sii badanba oo an idin soo bandhigi doonaba waa diyaar ee soo dhawow ...
18/03/2026

Remote Control for All TV









.
Intaa iyo in ka sii badanba oo an idin soo bandhigi doonaba waa diyaar ee soo dhawow Macaamiil.

For more Information
📲0615343451 | 0615527435 | 0613992215

Ramadan Mubarak.Macaamiil haddii aad dooneysid qeybaha kala duwan ee Electronicska ayaa idin diyaarinay oo ay kamidka yi...
15/03/2026

Ramadan Mubarak.

Macaamiil haddii aad dooneysid qeybaha kala duwan ee Electronicska ayaa idin diyaarinay oo ay kamidka yihiin.














iwm.
Intaa iyo in ka sii badanba oo an idin soo bandhigi doonaba waa diyaar ee soo dhawow Macaamiil.
For more Information
📲0615343451 | 0615527435 | 0613992215
Shuuteeye Electronics

HABEENKA LEYLATUL QADRIGAAsalamu alaeykum yaa muslimiin!Marka h**e Ramadan Wacan.Wabacdi, sidaa la wada soconaba waxaaa ...
09/03/2026

HABEENKA LEYLATUL QADRIGA

Asalamu alaeykum yaa muslimiin!

Marka h**e Ramadan Wacan.

Wabacdi, sidaa la wada soconaba waxaaa ku dhex jirnaa tobankii habeen ee bisha Ramadan ugu danbeysay, tobankaas habeen oo ay ku jirto habeen la yiraahdo "Habeenkii Leylatul-Qadri". Marka waxaa su'aal u baahan inaa is weydiino maxey habeenkaas habeenada kale uga duwantahay ama uga fadli badan tahay?

Jawaabtu waa sida soo socota.....

Laylatul-Qadriga waa habeen fadligiisu aad iyo aad u wayn yahay,
waxaa ka mid ah.

(1) waa habeen camalka la qabtaa uu ka khayr badan yahay midka la qabto kun bilood (yacni 83 sanno iyo 4 bilood) oo habeenkaas uusan ku jirin.

(2) waa habeenkii Quraanka Lawxul-Maxfuudka laga soo dejiyey, iyadoo la keenay meel la yiraahdogurigii Cizziga iyo Sharafta, dabadeedna qayb-qayb Nabiga SCW loogu soo dejiyey, muddo saddex iyo labaatan sano gudohood ah.

(3) waa habeenka Lawxul-maxfuudka laga soo dejiyo oo laga soo qaado sannadka waxyaabaha dhacaya, sida wixii dhimanaya, wixii dhalanaya, risiqa iwm, iyadoo loo keenayo oo loo dhiibayo malaa'igta u xilsaaran arintaas.

(4) Waa habeen malaa'igta la soo dejiyo, iyadoo uu ka mid yahay Malaku Jibriil, habeenkaa Allaah SW ayaa karaameeyey, kitaabkiisa ku xusay. Waxaana qof kasta oo muslim ah u haboon ah inuu ku dadaalo sidii uu u haleeli lahaa habeenkaas qaaliga ah, oo uusan u seegi lahayn, habeenkaasi waa habeen Ilaaheey uu ummaddaan u gaar yeelay, qofkii haleelana khayr dhamaantiis ayuu haleelay, Rasuulkuna SCW isagoo fadliga habeenkaas ka hadlaya ayuu wuxuu yiri: "Qofkii Laylatul-Qadriga kaca (yacni habeenkaa cibaado sameeya) isagoo aaminsan, ajar iyo xasanaadna Ilaahey ka dalbanaya waxaa loo dhaafayaa dambigiisii h**e". Waxaa wariyey Bukhaari iyo Muslim.

Habeenkaas maadaama uu yahay mid fadli wayn leh, ahna mid aad iyo aad qofka muslimka ah ugu muhiim ah, ayaa asaxaabtu waxay jeclaysteen inay ogaadaan habeenka uu yahay, qaar iyaga ka mid ahi waxayba ku riyoodeen inay ku jirto tobanka ugu dambeeya soonka, markaa ayaa Nabiga SCW wuxuu yiri: "Ku dadaala Laylatul-Qadriga habeennada tirada is-dheer (kisiga) ah, sida 21, 23, 25, 27, iyo 29, oo ku jiraan tobanka ugu dambeeya Ramadaanka." Waxaa wariyey Bukhaari iyo Muslim.

Markii uu Rasuulku SCW sidaas yiri ayaa waxaa la ogaaday inay ku jirto tobanka ugu dambeeya soonka, gaar ahaan habeennada kisiga ah, laakiin axaadiista badankood waxayba sii cayimeen oo ay sheegeen inay tahay habeenka 27-aad, iyo kuwa kaleba waxaa haboon in dadaal dheeraad ah la sii-siiyo, oo si fiican loogu dadaalo, iyadoo cibaado lagu soo jeedayo.

HADAAN OGAADO HABEENKA LAYLATUL-QADRIGA MAXAA LEEYAHAY?

Maadaama asaxaabtu aysan ogolayn in waqti muhiimaddaas lehi uu dhaafo, ayaa Caa'isha oo ahayd xaaskii (sowjadii) Nabiga SCW waxay Rasuulka SCW ku tiri: Haddii aan ogaado habeenka uu yahay Laylatul-Qadrigu maxaan leeyahay? Markaas ayuu ku yiri: Waxaa aqrisaa ducadatan:

"ALLAAHUMMA INNAKA CAFUWWUN, TUXIBBUL CAFWA, FACFU CANNII"
...oo ay macnaheedu tahay "Ilaaheeyoow waxaad tahay Ilaah cafin badan, jecelna cafinta, ee i cafi." Waxaa xaddiiska wariyey Axmed Ibnu Maajah iyo Tarmidi.

La wadaag walaalahaaga iyo asxaabtaad insha allah.

For more Information
📲0615343451 | 0615527435 | 0613992215

gearbox-ka mashiinka dharkaMaxaa loo isticmaalaa?Waxaa loo isticmaalaa wareejinta Dharka: Shaygan waxaa loo isticmaalaa ...
07/03/2026

gearbox-ka mashiinka dharka
Maxaa loo isticmaalaa?
Waxaa loo isticmaalaa wareejinta Dharka: Shaygan waxaa loo isticmaalaa in lagu wareejiyo qaybta hoose ee mashiinka dhexdiisa ku jirta (pulsator) si dharku u dhaqdhaqaaqo inta lagu jiro dhaqidda.

Isku-xirka Matoorka: Wuxuu isku xiraa matoorka mashiinka iyo qaybta dharka lagu dhaqo, isagoo xoogga matoorka u beddelaya dhaqdhaqaaq wareeg ah oo xooggan.

Xakamaynta Xawaaraha: Qaybtan ayaa ka masuul ah in mashiinku u wareego si habsami leh, isagoo hoos u dhigaya xawaaraha matoorka si uu u siiyo xoog (torque) ku filan oo dharka culus lagu wareejin karo.

Haddii mashiinkaagu uu yeero shanqar xooggan ama uusan si fiican u wareejinaynin dharka, badanaa qaybtan ayaa u baahan in la beddelo.














iwm.
Intaa iyo in ka sii badanba oo an idin soo bandhigi doonaba waa diyaar ee soo dhawow Macaamiil.

For more Information
📲0615343451 | 0615527435 | 0613992215

imco wanaagsan.Ramadan Mubarak.                iwm.Intaa iyo in ka sii badanba oo an idin soo bandhigi doonaba waa diyaa...
05/03/2026

imco wanaagsan.
Ramadan Mubarak.














iwm.
Intaa iyo in ka sii badanba oo an idin soo bandhigi doonaba waa diyaar ee soo dhawow Macaamiil.

For more Information
📲0615343451 | 0615527435 | 0613992215
Shuuteeye Electronics

Habeen wanaagsaShuuteeye Electronics                iwm.Intaa iyo in ka sii badanba oo an idin soo bandhigi doonaba waa ...
02/03/2026

Habeen wanaagsaShuuteeye Electronics
















iwm.
Intaa iyo in ka sii badanba oo an idin soo bandhigi doonaba waa diyaar ee soo dhawow Macaamiil.

For more Information
📲0615343451 | 0615527435 | 0613992215

Dhammaan Ummadda Islaamka ah, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed waxaan idin kugu hambalyeyneynaa Munaasabadda ciidul Adxa...
05/06/2025

Dhammaan Ummadda Islaamka ah, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed waxaan idin kugu hambalyeyneynaa Munaasabadda ciidul Adxaa. Waxaana idin leenahay 𝗖𝗶𝗶𝗱 𝘄𝗮𝗻𝗮𝗮𝗴𝘀𝗮𝗻.

Shuuteeye Electronics

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shuuteeye Electronics posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Shuuteeye Electronics:

Share

Category