12/04/2026
Waxaan si rasmi ah u shaacinaynaa inaan dhammaystirnay website-ka cusub ee Daljir Consulting. Waxaan xoogga saarnay inaan u dhisno madal leh naqshad casri ah oo fududeynaysa habka ay macaamiishu u helayaan adeegyadooda.
Website-kan waa mid leh:
โ๏ธ Naqshad heer sare ah
โ๏ธ Isticmaal fudud
โ๏ธ Xawaare iyo tayo sare
Halkan ka booqo: https://daljirconsulting.org/
๐ Nala soo xiriir si aan kuu dhisno website-kaaga!
๐ฉ WhatsApp: https://wa.me/252610464629