Normad ICT Solutions

Normad ICT Solutions NORMAD IS YOUR TECHNOLOGY SOLUTION

𝗢𝗚𝗘𝗬𝗦𝗜𝗜𝗦 𝗙𝗨𝗥𝗦𝗔𝗗 𝗦𝗛𝗔𝗤𝗢Maamulka NORMAD ICT SOLUTIONS waxay dad weynaha Soomaaliyeed usoo bandhigayaan fursad shaqo taas oo...
17/07/2023

𝗢𝗚𝗘𝗬𝗦𝗜𝗜𝗦 𝗙𝗨𝗥𝗦𝗔𝗗 𝗦𝗛𝗔𝗤𝗢
Maamulka NORMAD ICT SOLUTIONS waxay dad weynaha Soomaaliyeed usoo bandhigayaan fursad shaqo taas oo ah Graphic Designer .
Shuruudaha looga baahanyahay waxaa kamid ah: -
1. Waa in uu haystaa shahaadada heerka 1-aad ee jaamacadda, takhasusyada la xariira culuumta Information technology ama wax u dhigma.
2. Waa in uu yahay qof ku wanaagsan xirfadaha wax soo jeedinta, halabuurka iyo xalinta mashaakiladda la xariira designs ka
3. Waa in uu yahay qof ku wanaagsan Sameynta, dib u dhisida iyo hagida qaab dhismeedka logo yin-ka ganacsiyada yaryar, kuwa waaweyn.
4. Waa in uu si wanaagsan u garanayo adeegsiga adobe Apps-ka sida photoshop , illustrator iyo IWM.
5. Waa in uu leeyhahay khibrad sare oo dhanka dhisida design -ka ah uga yaraan 1 ama 2 sano.
6. Waa in uu horey u qabtay ugu yaraan dhowr shaqo ama uu nala wadagaa portfolio-yahiis.
Soo codsadaha waa inuu soo diraa Documents-ka kala ah warqada codsiga shaqada, CV-ga iyo Shahaadooyinka.
Fadlan ku soo hagaaji Email-kaan [email protected]
FG. Qabashada Araajida waxey ku ektahay 22 July , 2023.

 Macaamiil waxan qiimo dhimis ku sameynay Adeegyada Shirkada kuwoda ugu muhiimsan.Si aad uga faidesato qima dhimstan fad...
04/09/2022


Macaamiil waxan qiimo dhimis ku sameynay Adeegyada Shirkada kuwoda ugu muhiimsan.
Si aad uga faidesato qima dhimstan fadlan Nagu soo Booqo xaruntena Ama nagala so xiriir
+252 614 704050
+252 614 801020
Mahadsanidiin

Sawirada iyo muqaalada aad u adeegsato badeecadahaaga waxeey wax badan ka badali doonaan hab fikir macmiilkaaga .Soo dha...
14/08/2022

Sawirada iyo muqaalada aad u adeegsato badeecadahaaga waxeey wax badan ka badali doonaan hab fikir macmiilkaaga .

Soo dhawoow mudane/marwo waxaan kuu sameyn doonnaa sawirro iyo muuqaalo qurux badan oo aad u adeegsan karto ganacsigaaga iyo barahaaga bulshada .



waxaanu dejinaynaa, qorshaynaynaa, naqshadaynaa, hagaajinaynaa, oo aanu gaadhsiinaynaa mareegaha ganacsi ee doonaya inay...
09/08/2022

waxaanu dejinaynaa, qorshaynaynaa, naqshadaynaa, hagaajinaynaa, oo aanu gaadhsiinaynaa mareegaha ganacsi ee doonaya inay ka dhex muuqdaan dadweynaha.

Just another WordPress site

Waxaan 𝗚𝗮𝗻𝗮𝗰𝘀𝗶𝘆𝗮𝗱𝗮  ugu talagalnay xirmo - 𝗦𝗼𝗰𝗶𝗮𝗹 𝗠𝗲𝗱𝗶𝗮  - ah, si  adeegyada iyo badecadaha ay haayaan ugu soo bandhigaa...
30/07/2022

Waxaan 𝗚𝗮𝗻𝗮𝗰𝘀𝗶𝘆𝗮𝗱𝗮 ugu talagalnay xirmo - 𝗦𝗼𝗰𝗶𝗮𝗹 𝗠𝗲𝗱𝗶𝗮 - ah, si adeegyada iyo badecadaha ay haayaan ugu soo bandhigaan macaamiishooda, waliba si qurxoon oo soo jiidasho leh.
Haddaba hadii aad leedahay Ganacsi waa doorkaagii ee naga soo war doon.
Shaqooyinka aan kuu qaban doono waxaa kamid ah:
- 20 𝗣𝗼𝘀𝘁𝗲𝗿
- 𝟭 𝗩𝗶𝗱𝗲𝗼

  Waxan Ku sameynay macamiil normad plans oo aad ganacsigaga ku hormarin karto heer walbo uu  tagan yhy.   nagu soo booq...
13/07/2022


Waxan Ku sameynay macamiil normad plans oo aad ganacsigaga ku hormarin karto heer walbo uu tagan yhy.

nagu soo booqo xaruntena

  Waxan Ku dhisayna Website ki ad ku Hamineyday in mar un lagu design gareyo No kalay o nagu so booqo xaruntena Normad I...
13/07/2022

Waxan Ku dhisayna Website ki ad ku Hamineyday in mar un lagu design gareyo No kalay o nagu so booqo xaruntena Normad ICT S.

Address

Bakaaro Xarunta Weyn Ee Hormuud
Mogadishu
2526

Opening Hours

Monday 08:00 - 05:00
Tuesday 08:00 - 05:00
Wednesday 08:00 - 05:00
Thursday 08:00 - 05:00
Saturday 08:00 - 05:00
Sunday 08:00 - 05:00

Telephone

+252614704050

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Normad ICT Solutions posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Normad ICT Solutions:

Share