Harweyn Electronics

Harweyn Electronics Harweyn Electronics waa shirkad ka ganacsata agabka Electronics ka kuna taala Muqdisho

JUMCA MUBAARAK.
13/10/2023

JUMCA MUBAARAK.

Macmiil waxaanu kuu haynaa Filinjeero    oo ah firrijyo tayadoodu aad u sareyso Leh Damaanad 2 sano Qalab iyo Farsama.Is...
11/10/2023

Macmiil waxaanu kuu haynaa Filinjeero oo ah firrijyo tayadoodu aad u sareyso Leh Damaanad 2 sano Qalab iyo Farsama.Isticmaalka korontadooduna aad u yartahay oo ah A+. Waxaanu kaaga iibin doonaa qiima macquul ah.

Wixii faahfaahin ah kala xiriir lambarka hoos ku xusan. Ama soo booqo xarunteena oo ku taala wadada Wadnaha, kasoo horjeedka masjidka Shiikh Biyamaalow ee degmada Hawlwadaag.

11/10/2023
Jumca wanaagsan
25/05/2023

Jumca wanaagsan

Macmiil waxaanu kuu haynaa Doobi Bareeso/ Sockets oo kala ah Airstar 998AR, Marshall 8311 iyo Marshall 8301.  Jumlo iyo ...
23/05/2023

Macmiil waxaanu kuu haynaa Doobi Bareeso/ Sockets oo kala ah Airstar 998AR, Marshall 8311 iyo Marshall 8301. Jumlo iyo Tafaariiq.

Wixii faahfaahin ah kala xiriir lambarka hoos ku xusan. Ama soo booqo xarunteena oo ku taala wadada Wadnaha, kasoo horjeedka masjidka Shiikh Biyamaalow ee degmada Hawlwadaag.

Macmiil waxaanu kuu haynaa qasaalada   oo ah qasaalad tayadeedu aad u sareyso Leh Damaanad 2 sano Qalab iyo Farsama.Waa ...
20/05/2023

Macmiil waxaanu kuu haynaa qasaalada oo ah qasaalad tayadeedu aad u sareyso Leh Damaanad 2 sano Qalab iyo Farsama.
Waa semi-automatic, cabirkeedu waa 12kg
Waxaanu kaaga iibin doonaa qiima macquul ah.

Wixii faahfaahin ah kala xiriir lambarka hoos ku xusan. Ama soo booqo xarunteena oo ku taala wadada Wadnaha, kasoo horjeedka masjidka Shiikh Biyamaalow ee degmada Hawlwadaag.

JUMCA WANAAGSAN DHAMAAN MACAAMISHEENA SHARAFTA LEH
19/05/2023

JUMCA WANAAGSAN DHAMAAN MACAAMISHEENA SHARAFTA LEH

Macmiil waxaanu kuu haynaa Qaboojiye/ Filinjeer LG 131 oo ah Firiij tayadiisu aad u sareyso.Wixii faahfaahin ah kala xir...
14/05/2023

Macmiil waxaanu kuu haynaa Qaboojiye/ Filinjeer LG 131 oo ah Firiij tayadiisu aad u sareyso.

Wixii faahfaahin ah kala xiriir lambarka hoos ku xusan. Ama soo booqo xarunteena oo ku taala wadada Wadnaha, kasoo horjeedka masjidka Shiikh Biyamaalow ee degmada Hawlwadaag.

Macmiil waxaanu kuu haynaa qasaalada LG oo ah qasaalad tayadeedu aad u sareysoWaa semi-automatic, cabirkeedu waa 8kgWaxa...
13/05/2023

Macmiil waxaanu kuu haynaa qasaalada LG oo ah qasaalad tayadeedu aad u sareyso
Waa semi-automatic, cabirkeedu waa 8kg
Waxaanu kaaga iibin doonaa qiima macquul ah.

Wixii faahfaahin ah kala xiriir lambarka hoos ku xusan. Ama soo booqo xarunteena oo ku taala wadada Wadnaha, kasoo horjeedka masjidka Shiikh Biyamaalow ee degmada Hawlwadaag.

13/05/2023
28/03/2022

Kusoo dhawaw Harweyn Electronics Hoyga Tayada iyo Qanaacada
Harweyn Electronics waa shirkad ka ganacsata agabka Electronics ka kuna taala Muqdisho
gaar ahaan degmaad Hawlwadaag suuqa bakaaraha kasoo horjeedka Masjidka Macalim Biyamaalow

Macaamil waxaanu kuu haynaa nuucya kala duwan oo ah makiinadaha sameeya ceyshka, buskudka, doolshaha iyo donatka waa Mak...
23/03/2022

Macaamil waxaanu kuu haynaa nuucya kala duwan oo ah makiinadaha sameeya ceyshka, buskudka, doolshaha iyo donatka waa Makiinado tayadoodu sareyso waqti badana kuu waari doono
Fadlan soo booqo xarunteena oo ku taala wadada Wadnaha kasoo horjeedka masjidka Macalim Biyamaalow ee degmada Hawlwadaag.
Ama si online ah nooga adeego adigoo jooga hoygaaga.

Address

Wadada Wadnaha
Mogadishu

Telephone

+252611077070

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Harweyn Electronics posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Harweyn Electronics:

Share