Somalia - Apple Authorized Reseller

Somalia - Apple Authorized Reseller Somalia Authorized Apple Reseller based on Makka Al-Mukramma Road|Barakahypermarket|jubahypermarket in Mogadishu - Somalia.

MacBook Pro 14-inch wuxuu kuu sahlayaa inaad si fudud ugu qabsato shaqo kasta oo aad u baahan tahay.
26/08/2026

MacBook Pro 14-inch wuxuu kuu sahlayaa inaad si fudud ugu qabsato shaqo kasta oo aad u baahan tahay.

22/08/2026

Apple Apple Authorized Reseller waa halka aad ka heli karto qalabka rasmiga ah ee shirkadda Apple.

𝐀𝐒𝐫𝐏𝐨𝐝𝐬 𝐏𝐫𝐨 πŸ‘ ku raaxayso cod tayo sare leh, naqshad casri ah iyo khibrad maqal oo heer sare ah.
18/08/2026

𝐀𝐒𝐫𝐏𝐨𝐝𝐬 𝐏𝐫𝐨 πŸ‘ ku raaxayso cod tayo sare leh, naqshad casri ah iyo khibrad maqal oo heer sare ah.

Hambalyo Waxaan farxadda la qeybsaneynaa dhammaan ardayda Soomaaliyeed ee ku baasay imtixaanka fasalka 12-aad ee dugsiga...
15/08/2026

Hambalyo Waxaan farxadda la qeybsaneynaa dhammaan ardayda Soomaaliyeed ee ku baasay imtixaanka fasalka 12-aad ee dugsiga sare

Waxaan idiin rajeyneynaa in tallaabadan ay idiin noqoto bilowga guulo badan oo aad ku gaartaan halka aad hiigsaneysaan.

Isticmaal qalab casri ah oo shaqadaada fududeynaya miiskaaga shaqadana siinaya muuqaal quruxbadan oo heer sare ah.
12/08/2026

Isticmaal qalab casri ah oo shaqadaada fududeynaya miiskaaga shaqadana siinaya muuqaal quruxbadan oo heer sare ah.

iPad Pro wuxuu kuu fududeynayaa inaad wax walba si fudud ku qabsato meel kasta oo aad joogto.
10/08/2026

iPad Pro wuxuu kuu fududeynayaa inaad wax walba si fudud ku qabsato meel kasta oo aad joogto.

Fikradahaaga u badal sawir, qoraal ama naqshad heer sare ah adigoo isticmaalaya Apple Pencil Pro.
08/08/2026

Fikradahaaga u badal sawir, qoraal ama naqshad heer sare ah adigoo isticmaalaya Apple Pencil Pro.

Apple Authorized Reseller Hal meel oo aad ka heli karto dhammaan qalabka Apple ee aad u baahan tahay.
06/08/2026

Apple Authorized Reseller Hal meel oo aad ka heli karto dhammaan qalabka Apple ee aad u baahan tahay.

AirPods Pro 3 waxay leeyihiin cod nadiif ah, astaamo caafimaad oo casri ah, iyo tarjumaada luuqadaha kala duwan.
30/07/2026

AirPods Pro 3 waxay leeyihiin cod nadiif ah, astaamo caafimaad oo casri ah, iyo tarjumaada luuqadaha kala duwan.

iPhone 17 Series waxay leeyihiin awood,nashqad cajiib ah iyo waaya aragnimo casri ah.
28/07/2026

iPhone 17 Series waxay leeyihiin awood,nashqad cajiib ah iyo waaya aragnimo casri ah.

Address

Makka Al-Mukramma Road
Mogadishu

Opening Hours

Monday 10:00 - 23:00
Tuesday 10:00 - 23:00
Wednesday 10:00 - 23:00
Thursday 10:00 - 23:00
Saturday 10:00 - 23:00
Sunday 10:00 - 23:00

Telephone

+252613666972

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somalia - Apple Authorized Reseller posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share