Ibnul sheikh

Ibnul sheikh las online suuq kuu surta galindona
inaad hakeshid
alaab tayoleh iyo qiima ku raali galiya
welcome

15/03/2026

🇸🇴 ❤️ ♥️ @

4 qaacido ama strategy yadood  ee ganacsi kasta ku kobco fudud lkn daba qida ayaa la.isku dhaafay1 maalka kusoo gala ama...
16/02/2026

4 qaacido ama strategy yadood ee ganacsi kasta ku kobco fudud lkn daba qida ayaa la.isku dhaafay
1 maalka kusoo gala amaba lacagta kusoo gasha intay doonto ha noqotee rog rog inta kasoo harta inta aad biilato maahine
2 inta aad faa iido qaado haba yaraatee oo faa iida bdan ha raadinin ee beec badan isku day
3 alaabta waqti geeda dhacay ha iibsanin ee iibso alaab cusub oo waqti geeda la taagan yahy oo beec leh
4 markasta inta maal.eh ee aad haysatid ama badeeco isku day inaad intoo kale ku dartid
bilmatal hadii aad haysatid 1k dollar dadaalkaaga ha noqdo inaad 2k ka dhigtid ee aadan fa iidada cunin

Address

Mogadishu
252

Telephone

+252615156101

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ibnul sheikh posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ibnul sheikh:

Shortcuts

Share

Category