Deel Technology ltd

Deel Technology ltd Deel technology ltd ® Waa Shirkad bixisa Guud ahaan adeeg-yada la xirira technologyada

Juma Wanaagsan
02/12/2021

Juma Wanaagsan

 Maalinta Macallinka soomaaliyeed.
21/11/2021


Maalinta Macallinka soomaaliyeed.

Juma Mubaarak
18/11/2021

Juma Mubaarak

 Dhamaan Ardayda Waxaan idin Ogeysiineynaa  In Cashirada Bilaawan doonan Taarikhda Markey tahay 21/11/2021 maalin Axada ...
17/11/2021


Dhamaan Ardayda Waxaan idin Ogeysiineynaa In Cashirada Bilaawan doonan Taarikhda Markey tahay 21/11/2021 maalin Axada ah Isdiiwan Galinta waa ay socotaa yaanan lagaa buuxin.
si aad isku diiwaan galiso Guji Linkiga ama la soo xiriir telfoonada hoos ku xusan .
https://online.deeltec.com/

16/11/2021

Job vacancy:
Titles: engineer programmer
Department: Engineering
Experience: 1 or more then
Required programming stools

Hambalyo Hambalyo Hambalyo Suldaan oo noqday guuleystihii ugu horeeyay ee sida saxda ah uga jawaabay su’aasha Todobaadka...
08/11/2021

Hambalyo Hambalyo Hambalyo Suldaan oo noqday guuleystihii ugu horeeyay ee sida saxda ah uga jawaabay su’aasha Todobaadka ee Jimcaha.

Ma tahay arday dhigta kulliyadda IT-da? Ma xiiseysaa barashada Cilmiga Networking?Deel Academy  waxay bilaabeysaa koorso...
07/11/2021

Ma tahay arday dhigta kulliyadda IT-da? Ma xiiseysaa barashada Cilmiga Networking?
Deel Academy waxay bilaabeysaa koorsooyinka hoos ku xusan oo lagu baran doono dhammaan maaddooyinka Sawirka ku xusan.
Haddaba is diwaan gelinta wey socotaa tirada ardeyda la qaadanayo wey xadidan tahay.

Address

Mogadishu
25410

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Deel Technology ltd posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Deel Technology ltd:

Share