GUREY page

GUREY page graphic designer

08/05/2025

War bal ila fiiriya aaway barcelona🤣
Zoom xitaa wa ku eegay 😁

Illhow janadi hoygooda ka dhig wey shahiideen shadiidnimadii xaqa aheyd Aaaamiiiin🤲🙏
07/02/2025

Illhow janadi hoygooda ka dhig wey shahiideen shadiidnimadii xaqa aheyd
Aaaamiiiin🤲🙏

27/06/2024
C.Ronaldo ayaa noqdey playerki ugu horeeyey ee safta 50+ kulamada waaweyn ee qarankiisa Portugal 🇵🇹
26/06/2024

C.Ronaldo ayaa noqdey playerki ugu horeeyey ee safta 50+ kulamada waaweyn ee qarankiisa Portugal 🇵🇹

Xamar iyo garoowiyo dhulkaad xuma la doonayso Xigto iyo waxay kuu yihiin duul xigaalo ah’e Amxaar kaama xigo ee dan buu ...
26/06/2024

Xamar iyo garoowiyo dhulkaad xuma la doonayso
Xigto iyo waxay kuu yihiin duul xigaalo ah’e
Amxaar kaama xigo ee dan buu kaa xaglinayaaye
Xaraash iyo wuxuu kula rabaa xume dhamaantiise
Xeebahaaga goortuu gatuu ku xanibaayaaye
Xabashiga kasoo hara bulshooy waad xawilanteene. 💔😳

©️MoMohamed Abdi Mohamed

Waxaa la gaarey  wareega 16-ka cupka qaramada qaaradda Europe oo ay Isugu so hareen 16 xul. Saadaali yaa so gudbi doona ...
26/06/2024

Waxaa la gaarey wareega 16-ka
cupka qaramada qaaradda Europe oo ay Isugu so hareen 16 xul.

Saadaali yaa so gudbi doona 8da

UFC

SOMALIA U17🇸🇴⚽️ GOALKEEPER WANTED 🧤EMAIL US AT SOMALIATHLETE@GMAIL.COM WITH YOUR FOOTBALL CV & HIGHLIGHTS!! IN SHA ALLAH...
24/06/2024

SOMALIA U17🇸🇴⚽️ GOALKEEPER WANTED 🧤
EMAIL US AT [email protected]
WITH YOUR FOOTBALL CV & HIGHLIGHTS!! IN SHA ALLAH 🤲 TAG A U17 KEEPER 🧤

24/06/2024

Asc azxaapta bartan waa madasha aan ku so daabaco wararka ciyaaraha

Madama ay cusub yahay page ku so dhaweyn
Ayaan idiin ka baahanahy

Wllshey ama wlashey page ka kor uso qaada

Waxaa balan ah inaa si daily ah wararka uso dhgo warar sugan.

19 days ayaa ka dhiman in la baaso kulamada ugu  horeeya world cupka  xulkee ayaa u saadalinaysaa inuu ku guulaysanayo k...
01/11/2022

19 days ayaa ka dhiman in la baaso kulamada ugu horeeya world cupka
xulkee ayaa u saadalinaysaa inuu ku guulaysanayo koobka aduunka ugu qaalisan
me brazil🇧🇷
adna ka dhiibo fikirkaga😎

25/09/2022

Last 10 minutes Real madrid vs mancity semifinal match (6:5)

23/02/2022

🤌🤌✌✌amazing speach

Address

Mogadishu

Telephone

+252906656055

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when GUREY page posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to GUREY page:

Share