Quba Electronics

Quba Electronics Quba is One of the leading Electronics and Mobile Companies in Somalia.

03/07/2026

Dalab Cusub ayaa imaaday Quba Electronics Fadlan soo gaar Xarunteena Via Roma Wixii faafahin ah nagala soo xiriir Tell:0610904477.

03/07/2026

QUBA GENERAL TRADING COMPANY
Qeybta Kulan Waxey Diyaar kula Tahay Soo dhaweyntada iyo Qancintada macaamiisha Fadlan soo gaar oo yaan lagaa dhameysanin Alaabahena Tayada Leh 🇸🇴

03/07/2026

Macaamisheena Waxaa ugu adeegena sida ugu fiican oo ku qanci karo macmiilku kusoo dhawow Xaruntena Caruus Electronics Gacmo Furan wixii faafahin ah nagala soo xiriir Tell:0610904477 🇸🇴

14/06/2026

Macaamiil Ma dooneysaa Airpods Quality la hubo Kasoo Dalbo what's upka Numberka
Shaashada Saaran


oo dhawaada

06/06/2026

Hadiyada Ugu Qaalisan Waa Quraanka Kariimka Waa hadiyad ilaahey ina siiyay Quba Electronics ayaa idiin keentay Kitaabka oo la socda qalab casri ah hada soo gaar xaruntena Xamar weyne Via Roma ama kala xiriir Tell:0614916161

01/06/2026

Kusoo dhawaada Hoyga Electronics Ee Quba Electronics Waxaad ka heleysaa dhamaan Electronics Nuucyadiisa Kala Duwan Wixii faahfaahin ah kala xiriir 0614916161

Address

Xamar Weyne
Ankara

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Quba Electronics posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share