Taagerso Technologies

Taagerso Technologies Experts in Digital Transformation

๐Ÿš€ Taagerso is heading to Odoo Experience Africa 2026!We are excited to attend Odoo Experience Africa 2026, taking place ...
25/08/2026

๐Ÿš€ Taagerso is heading to Odoo Experience Africa 2026!

We are excited to attend Odoo Experience Africa 2026, taking place in Nairobi, Kenya, on 3โ€“4 September 2026.

This event is a great opportunity to connect with the Odoo community, exchange insights, discover innovative solutions, and explore new opportunities shaping the future of business and digital transformation across Africa. ๐ŸŒ

As an Odoo Official Partner, Taagerso is committed to delivering practical, scalable, and business-focused Odoo solutions that help organizations streamline operations, improve efficiency, and achieve sustainable growth.

We look forward to meeting business leaders, technology professionals, partners, and organizations from across Africa.

๐Ÿ“ Nairobi, Kenya
๐Ÿ“… 3โ€“4 September 2026

- WhatsApp: https://wa.me/+252615059173
- Website: https://taagerso.com/

05/08/2026

Taagerso Technologies waxay kuu soo bandhigaysaa Restaurant Management System, oo fududeynaya maamulka dhammaan hawlaha makhaayaddaada hal meel.

Waxyaabaha uu kuu qabanayo waxaa ka mid ah:

โœ… Maamulka dalabaadka (Orders)
โœ… Maamulka miisaska (Tables)
โœ… Maamulka menu-ga iyo qiimaha
โœ… Maamulka kaydka (Inventory)
โœ… Maamulka iibka iyo lacag-bixinnada
โœ… Warbixinno waqtiga-dhabta ah

Kordhi xawaaraha adeegga, yaree khaladaadka, kana dhig maamulka makhaayaddaada mid casri ah oo hufan.

๐Ÿ“ž Nala soo xiriir maanta si aad u hesho Restaurant Management System dhameystiran.

- WhatsApp: https://wa.me/+252615059173
- Website: https://taagerso.com/

Ganacsiyada casriga ah waxay u baahan yihiin nidaam mideeya dhammaan hawlahooda. Odoo ERP wuxuu kuu sahlayaa inaad si hu...
03/08/2026

Ganacsiyada casriga ah waxay u baahan yihiin nidaam mideeya dhammaan hawlahooda. Odoo ERP wuxuu kuu sahlayaa inaad si hufan u maamusho ganacsigaaga, adigoo helaya xal dhammaystiran oo hal meel ah.

โœ… Open Source oo dabacsan
โœ… Isku xirnaan fudud (Easy Integration)
โœ… Automation caqli badan oo yareeya shaqada gacanta
โœ… Warbixino waqtiga dhabta ah (Real-Time Reports)

Taagerso Technologies, oo ah Odoo Official Partner, waxay kaa caawinaysaa hirgelinta Odoo ERP si uu ugu habboonaado baahiyaha ganacsigaaga.

๐Ÿ“ฒ Nala soo xiriir maanta si aan kaaga caawinno kobcinta iyo casriyeynta ganacsigaaga.

- WhatsApp: https://wa.me/+252615059173
- Website: https://taagerso.com/

Ganacsi kasta wuxuu u baahan yahay xalal casri ah oo yareeya waqtiga lumaya isla markaana kordhiya wax-soo-saarka. Taage...
29/07/2026

Ganacsi kasta wuxuu u baahan yahay xalal casri ah oo yareeya waqtiga lumaya isla markaana kordhiya wax-soo-saarka.

Taagerso Technologies oo ah Odoo Official Partner waxay kuu heysaa nidaam ganacsi oo fududeeya maamulka iyo kobaca shirkaddaada.

Haddii aad rabto in ganacsigaagu u shaqeeyo si hufan oo casri ah, maanta nala soo xiriir.

WhatsApp: https://wa.me/+252615059173
Website: https://taagerso.com/

Maamulaha Guud ee Shirkadda Taagerso Technologies, Eng. Ilyas Mohamed ayaa booqasho rasmi ku tagay xarunta ugu weyn ee s...
09/07/2026

Maamulaha Guud ee Shirkadda Taagerso Technologies, Eng. Ilyas Mohamed ayaa booqasho rasmi ku tagay xarunta ugu weyn ee shirkadda Odoo ku ledahay Africa, booqashadan oo eheed mid rasmi ah islamarkana looga wada hadlay xoojinta wadashaqeynta ka dhaxeeya labada shirkadooda ayaa si guul ah kuso dhamaaday.

Tani waxeey qeyb ka tahay dadaalka joogtada aan ugu jirno hormarinta systemka Odoo iyo tayeenta adeegyada fulinta ee aan siino macaamisheena.

Ugu danbeyn shirkadda Taagerso oo kamid ah Odoo Partners East Africa waxay u mahadcelineysa dhamaan Macaamisheeda oo doortay adeegyadeena kala duwan ee horminta isticmaalka technology si loo xaliyo baahiyaha ganacsatada iyo shirkadaha dalka.

Go Paperless With Taagerso Technologies,Smart. Simple. Seamless. Manage Your Business Digitally with Odoo ERP implemente...
02/07/2026

Go Paperless With Taagerso Technologies,
Smart. Simple. Seamless. Manage Your Business Digitally with Odoo ERP implemented by Taagerso.

Go Paperless
Eliminate paperwork and go 100% digital

Boost Efficiency
Automate workflows and save valuable time

Secure & Reliable
Keep your data safe with enterprise-grade security

All-in-One Solution
CRM, Accounting, Inventory, HR & more in one platform

Contact Us Today:
WhatsApp: https://wa.me/+252615059173
Website: https://taagerso.com/

Ma rabtaa inaad ganacsigaaga u maamusho si casri ah oo hufan?Taagerso Technologies oo ah Odoo Somalia Partner waxay kuu ...
23/06/2026

Ma rabtaa inaad ganacsigaaga u maamusho si casri ah oo hufan?

Taagerso Technologies oo ah Odoo Somalia Partner waxay kuu heysaa xal dhammaystiran oo hal meel ku mideeya:

โœ”๏ธ Accounting
โœ”๏ธ CRM
โœ”๏ธ Point of Sale (POS)
โœ”๏ธ Sales Management
โœ”๏ธ Inventory Management
โœ”๏ธ Project Management
โœ”๏ธ Iyo adeegyo kale oo badan

WhatsApp: https://wa.me/+252615059173
Website: https://taagerso.com/

Taagerso Technologies Supply Chain Management System waxay isku xiraysaa dhammaan qaybaha muhiimka ah ee ganacsigaaga ha...
20/06/2026

Taagerso Technologies Supply Chain Management System waxay isku xiraysaa dhammaan qaybaha muhiimka ah ee ganacsigaaga hal nidaam oo keliya - laga bilaabo alaabta ceeriin ilaa macaamilka ugu dambeeya.

WhatsApp: https://wa.me/+252615059173
Website: https://taagerso.com/

ุนุงู… ู‡ุฌุฑูŠ ู…ุจุงุฑูƒ ๐ŸŒ™Waxaan Dhamman ummadda islaamka ugu hambalyenayna Munaasabadda Dhalashada sannadkan cusub ee hijri 1448....
16/06/2026

ุนุงู… ู‡ุฌุฑูŠ ู…ุจุงุฑูƒ ๐ŸŒ™

Waxaan Dhamman ummadda islaamka ugu hambalyenayna Munaasabadda Dhalashada sannadkan cusub ee hijri 1448.

Waxaan Alle SWT ka baryaynaa inuu sannadkan cusub khetrkiisa iyo barakadiisa naso aadiyo๐Ÿคฒ

ูƒู„ ุนุงู… ูˆุฃู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ

Address

Taleh, Hodan
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Taagerso Technologies posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Taagerso Technologies:

Shortcuts

Share