Antar offecial

Antar offecial Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Antar offecial, Graphic designer, howl-wadag Street, Mogadishu.

weraaryahan kooxda athletico aya mujiyey go,aankiisa ah inuu kooxdiisa iskaga tago alvarez waan lahadley qofkasto muhiim...
23/06/2026

weraaryahan kooxda athletico aya mujiyey go,aankiisa ah inuu kooxdiisa iskaga tago
alvarez waan lahadley qofkasto muhiim ahaa inan lahadlo wayga ugu fcn wa inan baxaa

MESSI Ayaa ah hada top scroer ka mundiyaalka dunida sdkle asaa hogaanka uhaayo goal dhalinta tartanka hada socdo kadib s...
23/06/2026

MESSI Ayaa ah hada top scroer ka mundiyaalka dunida sdkle asaa hogaanka uhaayo goal dhalinta tartanka hada socdo kadib sedaxleydii io labaaleydii xaley ee messi

amorom wuxuu kubiirey ac milan waana wajigiisa cusub ee seri A kadib waayihiisii EPL ka
17/06/2026

amorom wuxuu kubiirey ac milan waana wajigiisa cusub ee seri A kadib waayihiisii EPL ka

haland waa furtay accounkiisa goals ka ee koobka aduunka mr goals scorer
17/06/2026

haland waa furtay accounkiisa goals ka ee koobka aduunka mr goals scorer

kadib sedaxleydiisii xalay messi ayaa noqonaya kan ugu goals ka badan mundiyaalka dunida waana record ah 16  goals leo w...
17/06/2026

kadib sedaxleydiisii xalay messi ayaa noqonaya kan ugu goals ka badan mundiyaalka dunida waana record ah 16 goals leo waa leo

kadib ciyaarihi xalay dhacay waxa jiro xulal waaweyn oo ay shaki galen bandhigooda koobka aduumka ayna hoos udhacdey fil...
14/06/2026

kadib ciyaarihi xalay dhacay waxa jiro xulal waaweyn oo ay shaki galen bandhigooda koobka aduumka ayna hoos udhacdey filashadood laga qabay ku guuleysigooda tartankaan
waana xulalka spain ,brazil ,io egland sldke waxaa jirdoon kuwo wax sameenkaar;o

Address

Howl-wadag Street
Mogadishu
252

Telephone

+252615004286

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Antar offecial posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share