Jamhuriya Technology Solutions - JTech

Jamhuriya Technology Solutions - JTech Jamhuriya Technology Solutions - JTech is a professional technology solution service provider and ICT

MA KUGU ADAGTAHAY MAAMULKA XOGTA SHIRKADDAADA IYO MACAAMIISHAADA? ๐Ÿ’ง๐‡๐š๐๐๐ข๐ข ๐š๐š๐ ๐ค๐ฎ ๐๐ก๐ข๐›๐š๐ง๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ง๐š๐š๐ ๐ฌ๐ข ๐ก๐š๐›๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐ง ๐ฎ ๐ฆ๐š๐š๐ฆ๐ฎ๐ฌ๐ก...
27/08/2026

MA KUGU ADAGTAHAY MAAMULKA XOGTA SHIRKADDAADA IYO MACAAMIISHAADA? ๐Ÿ’ง

๐‡๐š๐๐๐ข๐ข ๐š๐š๐ ๐ค๐ฎ ๐๐ก๐ข๐›๐š๐ง๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ง๐š๐š๐ ๐ฌ๐ข ๐ก๐š๐›๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐ง ๐ฎ ๐ฆ๐š๐š๐ฆ๐ฎ๐ฌ๐ก๐จ ๐ฑ๐จ๐ ๐ญ๐š ๐ฌ๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š๐๐๐š, ๐ฆ๐š๐œ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ข๐ฌ๐ก๐š, ๐ ๐ฎ๐ซ๐ฒ๐š๐ก๐š, ๐ฆ๐ข๐ญ๐ข๐ซ๐ซ๐š๐๐š, ๐š๐ค๐ก๐ซ๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐›๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š, ๐›๐ข๐ข๐ฅ๐š๐ฌ๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฅ๐š๐œ๐š๐ -๐›๐ข๐ฑ๐ข๐ง๐ญ๐š, ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š ๐ฅ๐š ๐ฃ๐จ๐จ๐ ๐š๐š ๐ฐ๐š๐ช๐ญ๐ข๐ ๐ข๐ข ๐š๐š๐ ๐ฎ ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ข ๐ฅ๐š๐ก๐š๐ฒ๐ ๐ง๐ข๐๐š๐š๐ฆ ๐œ๐š๐ฌ๐ซ๐ข ๐š๐ก.

Qulqul Smart Water Billing & Management System wuxuu kuu oggolaanayaa inaad dhammaan howlahaas hal meel kaga maamusho, si fudud oo nidaamsan.

Maamulka shirkaddaada maanta uga dhig mid fudud, hufan oo xogtiisu kuu caddahay.

Summaddaadu ma heshay Vitamin A-geedii?  ๐Ÿ‘€Haddii summaddaadu muddo aamusan tahay, waxaa laga yaabaa inay tahay waqtigii ...
25/08/2026

Summaddaadu ma heshay Vitamin A-geedii? ๐Ÿ‘€

Haddii summaddaadu muddo aamusan tahay, waxaa laga yaabaa inay tahay waqtigii la siin lahaa Vitamin A. ๐Ÿ˜‰

Xayeysiintu ma aha oo keliya in la yiraahdo โ€œwaan jirnaa.โ€ Waa sida aad dadka ugu sheegto waxa aad hayso, sababta ay kuugu baahan yihiin, iyo waxa aad kaga duwantahay kuwa kale.

Artificial intelligence halkee ayay saameynta ugu badan ku yeelatay? ๐Ÿค”AI maanta waxay saameyn muuqata ku leedahay shaqoo...
20/08/2026

Artificial intelligence halkee ayay saameynta ugu badan ku yeelatay? ๐Ÿค”

AI maanta waxay saameyn muuqata ku leedahay shaqooyin iyo xirfado badan. Qaar waxay u isticmaalaan inay ku qoraan code, qaar waxay uga faaโ€™iidaystaan hal-abuurka iyo wax soo saarka, halka kuwo kalena ay ku isticmaalan falanqeynta xogta ganacsigooda.

haddii aan afar qaybood ka soo qaadanno:

๐Ÿ’ป Coding
๐ŸŽจ Creativity
๐Ÿ” Cybersecurity
๐Ÿ“Š Data Analysis

Nala wadaag aragtidaada ku aadan mid-ka ay saameynta ugu badan ku yeelatay.

Web Hosting u gaar ah ganacsiyada yar yar Xawaare Sare leh, Amni ah, lana heli karo ๐Ÿ๐Ÿ’/๐Ÿ•/๐Ÿ‘๐Ÿ”๐Ÿ“!. ๐ŸŒ ๐Ÿš€ ๐Ÿ”ฅIntaas waxaa ku dhee...
18/08/2026

Web Hosting u gaar ah ganacsiyada yar yar Xawaare Sare leh, Amni ah, lana heli karo ๐Ÿ๐Ÿ’/๐Ÿ•/๐Ÿ‘๐Ÿ”๐Ÿ“!. ๐ŸŒ ๐Ÿš€ ๐Ÿ”ฅ
Intaas waxaa ku dheer caawinaad aad ka heleyso team-keena. ๐Ÿง‘โ€๐Ÿ’ป ๐Ÿ˜

๐Ÿ”— https://bit.ly/40Ey6Oy ๐Ÿ‘ˆ ๐Ÿ›’
๐Ÿ“ฒ WhatsApp: https://bit.ly/3vSy8qN ๐Ÿ‘ˆ ๐Ÿ“ฑ

๐Œ๐š ๐ค๐ฎ๐ ๐ฎ ๐š๐๐ค๐š๐š๐ญ๐š๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐š ๐ ๐ฎ๐ซ๐ฒ๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฅ๐š ๐ฌ๐จ๐œ๐จ๐๐ค๐š ๐ค๐ข๐ซ๐š๐ฒ๐ฌ๐ญ๐š๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐ก๐š๐š๐๐š?  ๐Ÿ Hadii jawaabtaadu tahay haa waxaan kuu heynaa ๐‡๐จ๐ฒ ...
16/08/2026

๐Œ๐š ๐ค๐ฎ๐ ๐ฎ ๐š๐๐ค๐š๐š๐ญ๐š๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐š ๐ ๐ฎ๐ซ๐ฒ๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฅ๐š ๐ฌ๐จ๐œ๐จ๐๐ค๐š ๐ค๐ข๐ซ๐š๐ฒ๐ฌ๐ญ๐š๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐ก๐š๐š๐๐š? ๐Ÿ 

Hadii jawaabtaadu tahay haa waxaan kuu heynaa ๐‡๐จ๐ฒ ๐๐ซ๐จ๐ฉ๐ž๐ซ๐ญ๐ฒ ๐Œ๐š๐ง๐š๐ ๐ž๐ฆ๐ž๐ง๐ญ ๐’๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ž๐ฆ oo kuu fududeynayaa inaad si nidaamsan u maamusho properties-ka, units-ka, tenants-ka, kirada, lacagaha iyo warbixinnada la xiriira guriga iyo kiraystayaasha aadna ka heli karto hal meel.

Intaas iyo in ka badan waxaa kuu suurto galinaya ๐‡๐จ๐ฒ ๐๐ซ๐จ๐ฉ๐ž๐ซ๐ญ๐ฒ ๐Œ๐š๐ง๐š๐ ๐ž๐ฆ๐ž๐ง๐ญ ๐’๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ž๐ฆ.

System keena ๐Œ๐ž๐๐ข๐œ๐š๐ซ๐ž ๐‡๐จ๐ฌ๐ฉ๐ข๐ญ๐š๐ฅ ๐Œ๐š๐ง๐š๐ ๐ž๐ฆ๐ž๐ง๐ญ wuxuu kulansaday technology sare  iyo qubaro hadaf koodu yahay inay sahlaan ho...
15/08/2026

System keena ๐Œ๐ž๐๐ข๐œ๐š๐ซ๐ž ๐‡๐จ๐ฌ๐ฉ๐ข๐ญ๐š๐ฅ ๐Œ๐š๐ง๐š๐ ๐ž๐ฆ๐ž๐ง๐ญ wuxuu kulansaday technology sare iyo qubaro hadaf koodu yahay inay sahlaan howl-maalmeedka xarumaha caafimaadka.๐Ÿ’Š ๐Ÿ’‰ ๐Ÿ˜Š

Waan ku faraxsanahay inaan sahalnay sida ay u shaqeeyan xarumaha caafimaadka dalka inagoo kaa shaneena ๐Œ๐ž๐๐ข๐œ๐š๐ซ๐ž ๐‡๐จ๐ฌ๐ฉ๐ข๐ญ๐š๐ฅ ๐Œ๐š๐ง๐š๐ ๐ž๐ฆ๐ž๐ง๐ญ, Kalsoonida ay xarumaha caafimaadku nagu qabaan waa dhiirrigelintayada.

Waxaan had iyo jeer sii wadnaa inaan Medicare horumarino, hagaajino, tayeeyno oo aan ku darno adeegyo cusub oo waxtar u leh xarumaha caafimaadka.

Maantaba tijaabi oo ka mid noqo kuwa guuleystay.

๐‚๐ฎ๐ซ๐ข๐ง ๐ก๐ž๐ž๐ซ ๐ฌ๐š๐ซ๐ž ๐š๐ก, ๐Ÿ๐š๐ซ๐ฌ๐š๐ฆ๐จ ๐œ๐š๐š๐ฅ๐š๐ฆ๐ข ๐š๐ก iyo ๐Ÿ๐š๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐ฑ๐š๐ง ๐š๐š๐ง ๐œ๐š๐š๐๐ข ๐š๐ก๐š๐ฒ๐ง โ€” waa qayb ka mid ah astaamaha shaqadeenna. ๐ŸŽจ  โœจ ๐Ÿ™†โ€...
12/08/2026

๐‚๐ฎ๐ซ๐ข๐ง ๐ก๐ž๐ž๐ซ ๐ฌ๐š๐ซ๐ž ๐š๐ก, ๐Ÿ๐š๐ซ๐ฌ๐š๐ฆ๐จ ๐œ๐š๐š๐ฅ๐š๐ฆ๐ข ๐š๐ก iyo ๐Ÿ๐š๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐ฑ๐š๐ง ๐š๐š๐ง ๐œ๐š๐š๐๐ข ๐š๐ก๐š๐ฒ๐ง โ€” waa qayb ka mid ah astaamaha shaqadeenna. ๐ŸŽจ โœจ ๐Ÿ™†โ€โ™‚๏ธ

Naqshad kasta waxeey nooga dhigantahay fursad aan ku abuurno muuqaal leh hal-abuur, ujeeddoyin cad cad iyo saameyn la taaban karo. ๐Ÿ˜ ๐Ÿš€ ๐Ÿฆ

Doorashada bangiga Bulsho Development Bank noogu doortay inaan kala shaqeyno arimaha nashqadaha digital-ka waxeey ku tusineeysaa sidaan ugu heelanahay adeegyada ๐ก๐š๐ง๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐๐ข๐ ๐ข๐ญ๐š๐ฅ-๐ค๐š ๐๐š๐ฅ๐ค๐š.

Ha isku daalin inaad alaabta ka raadiso ๐›๐š๐ค๐ก๐š๐š๐ซ๐ค๐š๐š๐ ๐š ee si fudud ula soco. ๐Ÿ“ฆ โœ…๐Œ๐š๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฒ๐ž๐„๐‘๐ ๐–๐š๐ซ๐ž๐ก๐จ๐ฎ๐ฌ๐ž ๐Œ๐š๐ง๐š๐ ๐ž๐ฆ๐ž๐ง๐ญ wuxuu kaa...
10/08/2026

Ha isku daalin inaad alaabta ka raadiso ๐›๐š๐ค๐ก๐š๐š๐ซ๐ค๐š๐š๐ ๐š ee si fudud ula soco. ๐Ÿ“ฆ โœ…

๐Œ๐š๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฒ๐ž๐„๐‘๐ ๐–๐š๐ซ๐ž๐ก๐จ๐ฎ๐ฌ๐ž ๐Œ๐š๐ง๐š๐ ๐ž๐ฆ๐ž๐ง๐ญ wuxuu kaa caawinayaa inaad si fiican u maamusho stock-ga, alaabta soo gasha, waxa ka baxa iyo dhaqdhaqaaqa bakhaarkaaga.

Waxaad si fudud u ogaan kartaa waxa bakhaarka yaalla, waxa yaraaday iyo halka ay alaabtu marayso adigoon is wareerin.

๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š๐›๐š ๐๐š๐ฅ๐›๐จ ๐Œ๐š๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฒ๐ž๐„๐‘๐ ๐จ๐จ ๐ฆ๐š๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฒ ๐ก๐จ๐ฐ๐ฌ๐ก๐š๐š๐๐š.โ˜บ๏ธ

๐Œ๐ฎ๐ฌ๐ญ๐š๐ช๐›๐š๐ฅ๐ค๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐ฎ ๐–๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ ๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐Š๐” ๐‰๐ข๐ซ๐š๐š ๐Œ๐จ๐›๐ข๐ฅ๐š๐๐š.Malaayiin qof ayaa maalin kasta mobilkooda u adeegsada adeegyo iyo ...
05/08/2026

๐Œ๐ฎ๐ฌ๐ญ๐š๐ช๐›๐š๐ฅ๐ค๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐ฎ ๐–๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ ๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐Š๐” ๐‰๐ข๐ซ๐š๐š ๐Œ๐จ๐›๐ข๐ฅ๐š๐๐š.

Malaayiin qof ayaa maalin kasta mobilkooda u adeegsada adeegyo iyo wax iibsasho, taasoo ka dhigaysa in ganacsigu uu muhiim u yahay inuu macaamiisha ku gaaro mobile.

Waxaan kuu dhiseynaa ๐€๐ง๐๐ซ๐จ๐ข๐, ๐ข๐Ž๐’, iyo ๐‚๐ซ๐จ๐ฌ๐ฌ-๐๐ฅ๐š๐ญ๐Ÿ๐จ๐ซ๐ฆ apps casri ah oo leh naqshad soo jiidasho leh, amni sare, iyo waxqabad degdeg ah. waxaan kula soconaynaa laga bilaabo qorshaha ilaa app-kaaga laga daabaco ๐†๐จ๐จ๐ ๐ฅ๐ž ๐๐ฅ๐š๐ฒ iyo ๐€๐ฉ๐ฉ ๐’๐ญ๐จ๐ซ๐ž.

๐Ÿ“ž 0615-868999
๐Ÿ’ฌ WhatsApp: https://bit.ly/3vSy8qN

๐’๐ฎ๐›๐š๐ฑ ๐ฐ๐š๐ง๐š๐š๐ ๐ฌ๐š๐ง, ๐ค๐ฎ๐ง๐š ๐ฌ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ฐ๐จ๐จ๐ฐ ๐›๐ข๐ฌ๐ก๐š ๐€๐ฎ๐ ๐ฎ๐ฌ๐ญ! ๐Ÿ™Œ ๐ŸŒž ๐Ÿ˜Haddii aad u baahan tahay Website, Mobile App, ERP Systems, Brandin...
01/08/2026

๐’๐ฎ๐›๐š๐ฑ ๐ฐ๐š๐ง๐š๐š๐ ๐ฌ๐š๐ง, ๐ค๐ฎ๐ง๐š ๐ฌ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ฐ๐จ๐จ๐ฐ ๐›๐ข๐ฌ๐ก๐š ๐€๐ฎ๐ ๐ฎ๐ฌ๐ญ! ๐Ÿ™Œ ๐ŸŒž ๐Ÿ˜

Haddii aad u baahan tahay Website, Mobile App, ERP Systems, Branding, Digital Marketing, ama xalal casri ah oo tiknoolajiyadeed, ๐‰๐“๐ž๐œ๐ก ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐ฒ ๐๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ ๐ฎ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ง๐š๐ฒ ๐ค๐ฎ๐ฎ ๐š๐๐ž๐ž๐ ๐ญ๐จ. ๐Ÿš€ ๐Ÿ‘จโ€๐Ÿ’ป ๐ŸŒŽ

Booqo Website-keenna: https://www.jtech.so/

Address

Addani Tower 2, Apt 103, Makkah Almukarramah Avenue
Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Telephone

+252615868999

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jamhuriya Technology Solutions - JTech posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Jamhuriya Technology Solutions - JTech:

Shortcuts

Share