Tayo Development Organization

Tayo Development Organization Tayo Development Organization is a local non-profit that helps people get better education,
learn new skills, and understand more about life and society.

We work to give learning chances
to everyone.

After three months of dedicated work and collaboration, our team has successfully completed a special program focused on...
01/11/2025

After three months of dedicated work and collaboration, our team has successfully completed a special program focused on Education Development and Youth Empowerment — aimed at helping Somali students access scholarship opportunities and academic growth.

Throughout this journey, our passionate members have worked hand in hand with Tayo Development Organization and Imam Shafici University, sharing one vision: to empower Somali youth through education and opportunity.

Today, we proudly concluded this meaningful journey by awarding Certificates of Recognition to our amazing team members who have shown commitment, teamwork, and excellence in promoting educational opportunities.

We extend our heartfelt gratitude to everyone who made this initiative a success — together, we continue to inspire change through education! 🌍📘

💭 horay shaqooyin badan ma u codsatay laguna aqbali wayay?Ha welwelin mar dambe! 🙌Tababarka Career Development & Employa...
30/10/2025

💭 horay shaqooyin badan ma u codsatay laguna aqbali wayay?
Ha welwelin mar dambe! 🙌

Tababarka Career Development & Employability 🚀
ayaa kaa caawinaya in codsiga shaqo kasta oo aad dirto uu noqdo mid natiijo keena! 💼

Waxaad baran doontaa:
✅ CV Writing & Cover Letter Skills
✅ Official Letter Writing Skills
✅ NGO Report & Proposal Writing
✅ Job Interview Preparation & Confidence Building
🎙️ Speaker: Adan Saleban Ali – Director at Tayo Development Organization
📅 Date: November 5, 2025
💻 Platform: Zoom (Online)
🤝 Organized by: Shaqo Som & Tayo
🔥 Ha seegin fursaddan noloshaada shaqo beddeli karta!

👉 Isdiiwaangeli hadda — kuraasta waa xaddidan!
📝 Iska diwangali: https://forms.gle/tiouvNPyetPf8ffB8
Kala xidhiidh whatsapp 0612024989

🎓 DEEQDA WAXBARASHO 2025 🎓Tayo Development Organization waxay bixisaa deeqo waxbarasho sanadkan 2025 si ardayda Soomaali...
23/09/2025

🎓 DEEQDA WAXBARASHO 2025 🎓

Tayo Development Organization waxay bixisaa deeqo waxbarasho sanadkan 2025 si ardayda Soomaaliyeed ay uga faa’iidaystaan jaamacadaha dalka.

⏰ Deadline: 25/3/2025
📍 Goobta: Xafiiska Tayo Development Organization, Muqdisho

📲 Apply Now:
WhatsApp 614093216

✨ Waxbarasho Tayo Leh, Mustaqbal Dhisan! ✨e

Kiron Open Higher Education: Fursad Waxbarasho Caalami ahWaa maxay Kiron? • Barnaamij waxbarasho online ah oo loogu tala...
19/09/2025

Kiron Open Higher Education: Fursad Waxbarasho Caalami ah

Waa maxay Kiron?
• Barnaamij waxbarasho online ah oo loogu talagalay dhalinyarada, qaxootiga, iyo dadka ka soo jeeda bulshooyinka nugul.
• Waxay bixisaa koorsooyin tayo leh, webinars, iyo fursado horumarineed iyadoo iskaashi la leh jaamacado iyo Coursera.
• Haddii aad account-kaaga xaqiijiso, waxaad koorsooyin badan oo Coursera ah ku baran kartaa bilaash.

Sida loo sameysto Account:
1. Booqo 👉 Kiron Campus
2. Dooro Sign Up/Register
3. Buuxi magaca, email, iyo password.

Shuruudaha Verification:
• Inaad ka weyn tahay 18 sano.
• Inaad haysato dukumenti sharci ah (Passport, National ID, iwm) oo caddeynaya:
• Qaxooti/magangalyo-doone,
• Ama muwaadin dal soo koraya (Soomaaliya waa ku jirtaa).
• Dadka la tixgeliyo waxaa la oggolaadaa si gaar ah.

Verification Round-ka Soo Socda:
• Taariikhda: 13 October 2025
• Dukumentiyada isla maalintaas gudbi (First come, first served).

Faa’iidooyinka Account Verification:
• Coursera for Refugees → Waxbarasho bilaash ah oo tayo leh.
• Hel shahaadooyin caalami ah oo shaqo iyo waxbarasho dheeraad ah kuu fududeynaya.
• La xiriiro arday caalami ah iyo xirfadlayaal.

Gunaanad:
Kiron waa dariiq muhiim ah oo dhalinyarada Soomaaliyeed u furi kara waxbarasho casri ah iyo xirfado caalami ah.
👉 Fursaddu waxay furmaysaa 13-ka October 2025 – ha moogaanin, isla maalintaas gudbi dukumentigaaga si aad uga mid noqoto dadka la xaqiijiyo.

🎓 Tayo Development Organization – Codsiga Deeqda WaxbarashoHay’adda Tayo Development waxay furtay codsiga Deeqda Waxbara...
03/09/2025

🎓 Tayo Development Organization – Codsiga Deeqda Waxbarasho

Hay’adda Tayo Development waxay furtay codsiga Deeqda Waxbarasho (Full Scholarship) ee loogu talagalay ardayda Soomaaliyeed.

Deeqdani waxaa loogu talagalay:
✅ Ardayda sanadkan ka baxay dugsiga sare
✅ Ardaydii h**e ee aan u suurtoobin inay jaamacad galaan

Deeqdani waxay daboolaysaa 100% kharashka waxbarashada, iyadoo siinaysa ardayda Soomaaliyeed fursad qaali ah oo waxbarasho lacag la’aan ah.

📌 Xusuusin: Boosaska waa kooban yihiin – sida ugu dhaqsaha badan u codso!

👉 Iska diiwaangeli foomka hoose si aad u codsato:
https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSf4PH5Q-QFJlHHawRlqfBmFC0esD6k2rb2JuGOS_BOWQRh8Pg/viewform?usp=sharing&ouid=116944964031719236773

📲 WhatsApp Contact: https://wa.me/252614093216

Ku soo dhawoow Foomka Codsiga Deeqda Waxbarasho. Deeqdani waxay daboolaysaa 100% kharashka waxbarashada , waxayna ku siinaysaa fursad qaali ah oo aad ku sii wadan karto tacliinta sare adigoon ka walwalin kharashka. 👉 Fadlan foomkan si taxaddar leh oo sax ah u buuxi. 👉 Kaliya ardayda la soo xus...

📢 Chevening Scholarship – UK 🇬🇧Waa deeq waxbarasho heer sare ah oo ay sanad walba helaan arday badan oo Soomaaliyeed, ta...
02/09/2025

📢 Chevening Scholarship – UK 🇬🇧

Waa deeq waxbarasho heer sare ah oo ay sanad walba helaan arday badan oo Soomaaliyeed, taasoo ay qayb ka yihiin xitaa shirkado Soomaaliyeed oo sponsors ah.

✅ Faa’iidooyinka:
• Waxbarasho lacag la’aan ah
• Guno bille ah
• Hoy, Visa & Tikid diyaaradeed
• Daryeel caafimaad

📌 Adeegyada aan bixino:
• Buuxinta codsiga Chevening
• Qorista Essay’s, Motivation Letter & CV
• Ka caawinta raadinta jaamacadaha UK
• Hagid & taageero joogto ah ilaa guusha

☎️ Nala soo xiriir: +252 61 409 3226

HAMBALYO 🎉Maamulka Tayo Development Organization waxa uu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Dr. Axmed Ibraahim Nageeye, oo ...
02/09/2025

HAMBALYO 🎉

Maamulka Tayo Development Organization waxa uu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Dr. Axmed Ibraahim Nageeye, oo uu Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, u magacaabay Xoghayaha Guud ee Guddiga Qaran ee Tacliinta Sare.

Magacaabistan waa guul iyo horumar weyn oo ku dayasho mudan, kana turjumaysa xirfadda, aqoonta iyo dadaalka joogtada ah ee Dr. Axmed Ibraahim Nageeye uu ku lahaa horumarinta tacliinta sare ee dalka.

Waxaan Alle ka baryeynaa inuu ku asturo xilkaas culus ee qaranka, guul iyo hufnaanna kaaga dhigo howsha laguu igmaday.

Shuruudaha ardayda u tartamaysa Deeqdan (Master Degree);1. Ardaygu waa in uu haysto Baasaboorka Soomaaliga ah.2. Ardaygu...
01/09/2025

Shuruudaha ardayda u tartamaysa Deeqdan (Master Degree);

1. Ardaygu waa in uu haysto Baasaboorka Soomaaliga ah.

2. Ardaygu waa in uu haysto Shahaadada Dugsiga sare.

3. Ardaygu waa in uu haysto shahaadada Jaamacadda Heerka 1aad (Degree Certificate & Transcript).

Shuruudaha dheeriga ah ee ardayda u tartamaysa (Ph.D.)

Ardaygu waa in uu haysto Shahaadada Jaamacadda Heerka 1aad iyo Heerka 2aad (Bachelor and Master).

Linkiga codsiga;

https://scholarships.moeplstate.so/scholarships-PSCH2502

https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSf4PH5Q-QFJlHHawRlqfBmFC0esD6k2rb2JuGOS_BOWQRh8Pg/viewform?usp=sharing&ouid=116...
30/08/2025

https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSf4PH5Q-QFJlHHawRlqfBmFC0esD6k2rb2JuGOS_BOWQRh8Pg/viewform?usp=sharing&ouid=116944964031719236773

🎓 Tayo Development Organization – Codsiga Deeqda Waxbarasho

Hay’adda Tayo Development waxay furtay codsiga Deeqda Waxbarasho (Full Scholarship) ee loogu talagalay ardayda Soomaaliyeed.

Deeqdani waxaa loogu talagalay:
✅ Ardayda sanadkan ka baxay dugsiga sare
✅ Ardaydii h**e ee aan u suurtoobin inay jaamacad galaan

Deeqdani waxay daboolaysaa 100% kharashka waxbarashada, iyadoo siinaysa ardayda Soomaaliyeed fursad qaali ah oo waxbarasho lacag la’aan ah.

📌 Xusuusin: Boosaska waa kooban yihiin – sida ugu dhaqsaha badan u codso!

👉 Iska diiwaangeli foomka hoose si aad u codsato:
https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSf4PH5Q-QFJlHHawRlqfBmFC0esD6k2rb2JuGOS_BOWQRh8Pg/viewform?usp=sharing&ouid=116944964031719236773

📲 WhatsApp Contact: https://wa.me/252614093216

Address

Banaadir
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tayo Development Organization posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Tayo Development Organization:

Share