Abdihalim Graphics

Abdihalim Graphics Designing What You Like

Company Profile DesignFor  Adeeg naqshadeyn oo aan usameyneMid kamid ah macamisheenaBooqo Barteena Behance: https://www....
20/08/2026

Company Profile Design
For
Adeeg naqshadeyn oo aan usameyne
Mid kamid ah macamisheena
Booqo Barteena Behance:
https://www.behance.net/baa00f4e
Contact us: Wa.me/+252682305902


31/07/2026

Hadii aad tahy xirfadle Waa suurtagal inaad ku shaqeyso xirfad aad wali ku jirto barashadeeda mudo gaaban Lakin sideeh ?
Raac oo sameey qodobadaan aan kuso xulay !

Hadii aad jaceshahay inaad barato xirfadaha digitalka ah
Nagalaso xiriir : Wa.me/+252682305902

23/07/2026

Waa maxay Multimedia?
Muqaalkan ku ogaw warbixin oo ku saabsan:
-Multimedia -Waxa ay ka koobantahy
-Waxa loo isticmaalo iyo Hadafkeeda

Hadii aad jaceshahay inaad barato Multimedia Skills
Nagalaso xiriir : Wa.me/+252682305902


03/07/2026

Waa maxay brand Identity?
Waa maxay faaidada ay shirkadda uledahy
In ay yeelato Brand identity ?
Booqo Barteena Behance: https://www.behance.net/baa00f4e
Waxan kuu dhisi doona brand adiga ku gaar ah
Nagalaso xiriir : Wa.me/+252682305902


Hambalyo Hambalyo dhamaan ardayda F4 Oo maanta usoo dhamaade imtixaanka qaranka 2026Waxaa idin rajeyneena guul iyo natii...
25/06/2026

Hambalyo Hambalyo dhamaan ardayda F4
Oo maanta usoo dhamaade imtixaanka qaranka 2026
Waxaa idin rajeyneena guul iyo natiijo aad ku faraxdaan
Waxaa tihiin ubaxa dalka iyo mustaqbalka dalka
Dadaalkiina halkan kasii wada oo guuleysta dhamantiin


23/06/2026

Somali'as leading logo designer
Waxan ku faana inan kamid ahay hormuudka
Somaliya ee looga curinta, sidoo kale waxan ku faraxsanahy
Inaa hal abuuray in kabadan 280+ sumadood oo ahayd
Baahi aanka daboolay macamiisheyda dal iyo dibad

๐——๐—ฒ๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ป๐—ถ๐—ป๐—ด ๐—ช๐—ต๐—ฎ๐˜ ๐—ฌ๐—ผ๐˜‚ ๐—Ÿ๐—ถ๐—ธ๐—ฒ

Designing What You Like

๐—›๐—ฎ๐—บ๐—ฏ๐—ฎ๐—น๐˜†๐—ผ ๐—ฆ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—–๐˜‚๐˜€๐˜‚๐—ฏ ๐—›๐—ถ๐—ฟ๐—ท๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐ŸดWaxaan la wadaageynaa dhammaan ummada soomaaliyeed Hambalyadda curasahada sanadka cus...
16/06/2026

๐—›๐—ฎ๐—บ๐—ฏ๐—ฎ๐—น๐˜†๐—ผ ๐—ฆ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—–๐˜‚๐˜€๐˜‚๐—ฏ ๐—›๐—ถ๐—ฟ๐—ท๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด
Waxaan la wadaageynaa dhammaan ummada soomaaliyeed
Hambalyadda curasahada sanadka cusub ee ๐—›๐—ถ๐—ท๐—ฟ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด.
Waxaan alle ka baryaynaa inuu nooga dhigo sanadkan cusub
Sanad khayr, barako iyo horumar joogta ah


Maanta waxaa si rasmi ah u bilowday ๐—œ๐—บ๐˜๐—ถ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—™๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ 8-๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ee sanad-dugsiyedka ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“โ€“๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”.โœ๏ธAlle waxaan uga ...
15/06/2026

Maanta waxaa si rasmi ah u bilowday ๐—œ๐—บ๐˜๐—ถ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ
๐—™๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ 8-๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ee sanad-dugsiyedka ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“โ€“๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”.โœ๏ธ
Alle waxaan uga baryeena inuu ufududeeyo imtixaanka, kana dhigo
kuwo ka miro-dhala dadaalkooda iyo hammigooda waxbarasho.


๐—–๐—ถ๐—ถ๐—ฑ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐—ฒ๐—ฒ๐˜† ๐˜„๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐Ÿฅณ๐Ÿ‘๐ŸŽŠWaxaan halkan kula qeebsaneena munaasabadaFarxadda ciidul adxa dhamaan umadda muslimiinta meel...
26/05/2026

๐—–๐—ถ๐—ถ๐—ฑ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐—ฒ๐—ฒ๐˜† ๐˜„๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐Ÿฅณ๐Ÿ‘๐ŸŽŠ
Waxaan halkan kula qeebsaneena munaasabada
Farxadda ciidul adxa dhamaan umadda muslimiinta
meelkasto aad joogtan farxad ku ciida


22/05/2026

" Projectiga waxaa lagugu diray in wax qabad lagaa reebo
iyo fursadaha suuqa shaqada in laguugu soo raadiyo..."
Kalimada furitaanka munaasabada difaacashada Final projectiga
Abdihalim Ibrahim Mohamed
Founder Qaamuus Academy & Senior digital skills
๐Š๐ฎ๐ฌ๐จ๐๐ข๐ข๐ซ ๐‰๐ข๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐—๐ข๐ซ๐Ÿ๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐ก๐š

Address

Hodan
Mogadishu
68506

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdihalim Graphics posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share