08/08/2026
Software Ugu fiican Ma ahan Ka features Badan Leh ee kan Qaladaakiisu Yar yahay ama Qaladaadka Yareenayo
Software-Ba software Kale wuxuu ka fiican yahay inta uu ka qalad yar yahay, lama dhihi karo Qaladaaka Oo dhan waala laga hor takay laaking Dhaaman qaladaaka Dhici karo waa laga hortagi karaa.
Qaladaadka inta badan Dahaco Waxaa ka mid ah:
1- in lacag la diwaan galiyo labo mar ayadoo la ogeyn ama click la siiyo labo mar.
2- in la iibiyo ama iibiyaan alaabti ugu danbeysay laba cashier hal mar, taaso sababeysa qalad.
3- hubinta dhacdooyinka isku xig xiga iney u dhaceen sida la rabay.
Tusaale:
Ibiib dhacay, dhacdooyin kale waxaa ka mid ah alaabta taala ayaa laga jaraa inta la ibiyay, ka dib accounting record la sameyna ka dib wixi dhacay la diwaan galinaa kasoo lo yaqaano audit trail. Intaas waan hal mar oo isku xigta mid walba la diwaan galiyo.
4- ina la celiyo codsiga soo noqnoqda kasoo sabayay click-ta labada mar ah, ama refresh.
Qalaad yar yar oo badato system-ka ku sabaya qaladaad waaweeyn sida:
1- Lacag la diwaan galiya labo mar ayadoo la ogeyn.
2- dhaqaaqa ganacsiga oo la diwaan galinin waayay.
3- reports oo lagu saleeyay data qaldan.
Ma ahan software mid fiican mid ka kooban wax yaabo badan ee midka qaladadkiisa yar yahay.
Su'aasha ugu mihiim san see ugu hortagaa qaladaadkaas:
marka kowaad waa in fahantaa in System-ku ama nidaamku yahay wax isku xir xiran oo eheen wax pages kaliya ama sidoo kale usan eheen features kala gaar u taagan tusaale iibaa dhacay:
Kow: waxaa la fiirinayaa ama la egayaa alaabta taala ka dib laga jarayaa.
Labo: Alaabta marka la jaro lacaga La dooraa iney tahay deen ama lacagta la qabtay.
sedax: Ka dib iibka la diwaan galinaa iibka.
afar: waxaa update lagu sameynayaa account customer-ka ama macamiilka.
shan: waxaa diwaan galinayaa ama la sameynaa accouting Journal ama accouting Record.
lix: waxaa la sameynaa audi record oo ah dhacddaan in la diwaan galiyo oo iney tahay sale.
si lixdaas loo hubiyo inay u dhacaan sidi la rabay ama waxaa oo dhan u dhacaan si isku xigxigta oo mid kasta la fuliyo ama la iska wada dhaafo hadii mid xumaanto waxaa la isticmaalyaa wax la dhaho Database Transaction oo Dhacdootinka oo dhan iney u dhacaan sidi laga rabay oo ah in ayaga oo dhan dhacaan si sax ama ayaga oo dhan la isku dhaafo.
Database Transaction waxey hubeen iney Dahcdooyinka oo dhan wada guleystaan am la fuliyo ama dhamaantood la isku dhaafo hadii mid ka mid xumaanto, Taaso ka dhigeysa Software mid la isku haleen karo.
si aan ugu hor tagno qalaadka waan in aan oganaa maxey yihiin qalaadka ugu badan ee dhaca, sidoo kale waa in aan oganaa in software wax yaabaha badan ka kooban ama features badan leh ugu sofware ama system qalaadaadkiis yar yahay wuxuu ka kooban yahay haba yaraadaan.
Qaladaanka Ugu badan ee dhaca waxaa ka mid ah:
1- Maxaa dhacaya Hadey Ibiyaan Laba cashier Alaabti ugu Danbeeysay hal mar:
Cilaadan Waxey Keynesaa in Alaabta talaa ee ka yaraato 0 or ah mid aan caqli eheen tussale alaabta ku taala waa -5.
si aan xalisid ciladaan:
1- isticmaal Database Transaction.
2- isticmaal Inventory Validation ka hor intaa save dhihin.
3- hadii stock is bedalay Marka haush la waday waa la joojinaa.
2- In La Iibiyo Hal Product La mar iyadoo click Siinayo Labo mar ama ka badan, ciladaan waxey sababeysaa in la server-ka abuura labo invoice ama la iib cilaadan si loo xaliyo waxaa la isticmaalaa:
1- ka dhig bustton midaa shaqeyneyn inta inta codsiga ama request-ka socdo.
2- Loading indicator.
3- Idempotency Key.
4- Duplicate Request Detection.
5- Unique Transaction Reference.
3- User-ka wuxuu arkaa wax badalay laakin ma oga:
1- Yaa badalay.
2- Gormee.
3-maxaa la badalay.
4- maxaa sababay.
Si loo xalaiyo Diwaan gali dhacdooyinka Ugu muhiimsan System-ka dhaco sida: Iibka, Soo iibsashada, Alabaata la soo celiya iyo dhacdooyinka kale ee mihiimka ah.
Ugu Danbeen Markaa Software Dhiseysa Ha isweydiin kaliya features(waxa software ka kooban yahay) saa u dhisaa kaliya, Isweydii sidoo kale:
1- Maxaa Qalad Dhici Karo.
2- Sidee ugu hortagi karaa.
3- hadii qalad dhaco see u ogaan karaa.
4- sidee u hubin karaa xogta iney tahay mid sax ah.
Ugu software lagu kalsoon yahay waxaa lagu dhisaa ka dhib markaa fahantid workflows ka dibna iska saxdaa ama hubisaa data iney sax tahay, la hubiyo in data iney sax tahay, sidoo la hubiyo in dhacdooyinka si isku xig xig dhacaan and khaladaadka la yaqaanana laga hortago.