Waaya Arag Electronics

Waaya Arag Electronics ๐—ž๐˜‚๐˜€๐—ผ๐—ผ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐˜„๐—ผ๐—ผ๐˜„ ๐—ด๐—ฎ๐—ฐ๐—บ๐—ผ ๐—ณ๐˜‚๐—ฟ๐—ฎ๐—ป, ๐—ธ๐˜‚๐—ป๐—ฎ ๐˜€๐—ผ๐—ผ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐˜…๐—ถ๐—ถ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป.

21/06/2026

Dab haynta taleefanka iyo cod-maqalka ayaa muhiim u ah macmiilkaan, adigase maxaa muhiim kuu ah?

Ogoow waan kuu haynaa taleefano ku wanaagsan labadaas sifo.



17/06/2026

Raam-ka iyo maskaxda taleefanka muhiim ayey u yihiin dhalinyarada ciyaarta nuucyada kala duwan ee geemka.




17/06/2026

Qiimaha raqiiska ah ayaa muhiim u ah macmiilkaan, adigana maxaa muhiim kuu ah?




14/06/2026

Macaamiisheena kala ah team iPhone iyo Team Samsung waan idin wada salaameynaa.

Daawo oo share-gareey



10/06/2026

Tayada iyo dammaanada ayaa muhiim u ah macmiilkaan, adigase maxaad ku doorataa marka aad taleefan iibsaneyso?



Garsoore Omar Abdulkadir Artanoow, Adduunyada oo dhan ayaa kula jirta, waxaad yeelatay saameyn aysan helin garsooreyaash...
10/06/2026

Garsoore Omar Abdulkadir Artanoow, Adduunyada oo dhan ayaa kula jirta, waxaad yeelatay saameyn aysan helin garsooreyaasha kula midka ah ee world cup-ka dhex-dhexaadin doona.

Guulo badan oo waawayn ayaan kuu rajeyneynaa.


05/06/2026

Facebook-gii kuugu horeeyey wali ma isticmaashaa?



03/06/2026

Team 3310 ismuujiya.

Kumuu ahaa taleefankii kuugu horeeyey, maxaadse ku xasuusataa ?



Ciid mubaarak dhammaan ummadda Muslimiinta ah, gaar ahaan dadka Soomaaliyeed.  Ku ciida nabad, farxad, iyo caafimaad.
26/05/2026

Ciid mubaarak dhammaan ummadda Muslimiinta ah, gaar ahaan dadka Soomaaliyeed. Ku ciida nabad, farxad, iyo caafimaad.

06/04/2026

Asc Macmiil, waxaan kuugu adeegi-doonnaa si'aad la yaabto. Soo booqo xarunteenna kuugu dhow.

Guuleyso.

Address

Bakaraha
Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:30
Tuesday 08:00 - 17:30
Wednesday 08:00 - 17:30
Thursday 08:00 - 17:30
Saturday 08:00 - 17:30
Sunday 08:00 - 17:30

Telephone

+252617600024

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Waaya Arag Electronics posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share