Tesla Electronics Somalia

Tesla Electronics Somalia Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Tesla Electronics Somalia, Electronics Company, 1/Isgoyska-howlwadag , Bakaaraha. 2-Farah Ugas Central Mall KM4, Mogadishu.

Tesla Somalia waa wakiilka Soomaaliya u jooga shirkadda caalamiga ah ee Tesla oo soo saarta agabka Electronica ah sida Phones, Television, Air Conditioning, Refrigerators, Laptops iyo Small Domestic Appliances lehna tayo Yurub ah iyo qiimo macquul ah.

dhamaan ummada somaaliyeed waxan idin leenahay nabad ku ciid
19/03/2026

dhamaan ummada somaaliyeed waxan idin leenahay nabad ku ciid

Tesla Electronics somalia.Ma rabtaa blender awood badan oo qurux badan isla markaana shaqo degdeg ah kuu qabta? Hadda wa...
26/02/2026

Tesla Electronics somalia.
Ma rabtaa blender awood badan oo qurux badan isla markaana shaqo degdeg ah kuu qabta? Hadda waa fursaddaadii!
Iibso hal, mid kalena si bilaash ah ku hel, ha lumin fursaddan gaarka ah!
Blenders

23/02/2026

🔥 Ha ku daalin jikada mar dambe!

Mashiinkan casriga ah wuxuu kuu qabanaya:
✅ Shiidida hilibka si nadiif ah
✅ Qasida burka si degdeg ah
✅ Sameynta cabitaan macaan

HADA DALBO HADA HEL 👉https://wa.link/0i2me5

23/02/2026

🔥 Ha ku daalin jikada mar dambe!

Mashiinkan casriga ah wuxuu kuu qabanaya:
✅ Shiidida hilib si nadiif ah
✅ Qasida burka si degdeg ah
✅ Sameynta cabitaan macaan

HADA DALBO HADA HEL 👉 https://wa.link/cteoz0

Tesla Steam iron Ma aha oo kaliya feero, waa daryeelka  dharkaaga.Fadlan h**e usoo gaar xarumahena.
21/02/2026

Tesla Steam iron Ma aha oo kaliya feero, waa daryeelka dharkaaga.
Fadlan h**e usoo gaar xarumahena.

Waxan umadda soomaaliyeed gaar ahan Macaamishena u rajeynaynaa Ramadan wanaagsan iyo cibaado suuban . Ramadan mubarak.  ...
18/02/2026

Waxan umadda soomaaliyeed gaar ahan
Macaamishena u rajeynaynaa Ramadan wanaagsan
iyo cibaado suuban . Ramadan mubarak.

Tesla AC – Qabow joogto ah, cod yar & tamar keydKu habboon cimillada . Qabow waara & tayo la hubo61 2900232Isgoyska Howl...
03/02/2026

Tesla AC – Qabow joogto ah, cod yar & tamar keyd
Ku habboon cimillada . Qabow waara & tayo la hubo
61 2900232
Isgoyska Howlwadag – Mogadishu
Km4-Mogadishu

Tesla-Air condition 12000 BTU.Goobta: km4,Isgoyska Howlwadaag, Muqdisho – SoomaaliyaNala soo xiriir:+252 612900232+252 6...
13/01/2026

Tesla-Air condition 12000 BTU.
Goobta: km4,Isgoyska Howlwadaag, Muqdisho – Soomaaliya
Nala soo xiriir:
+252 612900232
+252 612900233
👉 Ha seegin fursaddan – Hada dalbo hada hel!

Tesla electronic waxany idin heysaa  BLENDER kanKu diyaarso Cabitaan nadiif ah si degdeg
25/11/2025

Tesla electronic waxany idin heysaa BLENDER kan
Ku diyaarso Cabitaan nadiif ah si degdeg

Ku raaxayso muuqaal nadiif ah & cod tayo sare leh!Haddii aad rabto TV casri ah oo ku habboon gurigaaga ama ganacsigaaga…...
18/11/2025

Ku raaxayso muuqaal nadiif ah & cod tayo sare leh!
Haddii aad rabto TV casri ah oo ku habboon gurigaaga ama ganacsigaaga… TESLA Electronics ayuu diyaar idinkugu yahay
Fadlan soo booqo xarumaheena
-ugaas-Km4
-holwadaag

 Tesla waxay idin heysa Mixer tayo sare leh isticmaalikisana fududyahay
15/09/2025


Tesla waxay idin heysa Mixer tayo sare leh isticmaalikisana fududyahay

Address

1/Isgoyska-howlwadag , Bakaaraha. 2-Farah Ugas Central Mall KM4
Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 16:30
Tuesday 09:00 - 16:30
Wednesday 09:00 - 16:30
Thursday 09:00 - 16:30
Saturday 09:00 - 16:30
Sunday 09:00 - 16:30

Telephone

+252612900232

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tesla Electronics Somalia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Tesla Electronics Somalia:

Share