Hilaal Technology

Hilaal Technology Hilaal Technology is an ICT solutions company based in Mogadishu, Somalia.

Galmudug iyo hirshabeelle yaa guul u rajeyneysaa maanta,Aan aragno yaa taageero badan😁
29/01/2024

Galmudug iyo hirshabeelle yaa guul u rajeyneysaa maanta,Aan aragno yaa taageero badan😁

Shine bright like never before, Because your business deserves to stand out in a world of ordinary.       .
16/01/2024

Shine bright like never before, Because your business deserves to stand out in a world of ordinary.
.

"Samaanteediyo Xumaanteed Soomaaliya Soomaalibaa leh."Baddeenu Iib ma ahan mana ahaan doonto!
11/01/2024

"Samaanteediyo Xumaanteed Soomaaliya Soomaalibaa leh."

Baddeenu Iib ma ahan mana ahaan doonto!

Elevate your online presence with our π–πžπ› πƒπžπ¬π’π π§ & πƒπžπ―πžπ₯𝐨𝐩𝐦𝐞𝐧𝐭 services! From eye-catching designs to seamless functiona...
02/11/2023

Elevate your online presence with our π–πžπ› πƒπžπ¬π’π π§ & πƒπžπ―πžπ₯𝐨𝐩𝐦𝐞𝐧𝐭 services! From eye-catching designs to seamless functionality, we've got you covered.

Transform your business with our services.
27/09/2023

Transform your business with our services.

Hambalyo Maalinta Caalamiga ah ee Dhallinyarada Adduunka oo sanadkasta la xuso, lana xusuusta kartida, iyo dedaalka dhal...
12/08/2023

Hambalyo Maalinta Caalamiga ah ee Dhallinyarada Adduunka oo sanadkasta la xuso, lana xusuusta kartida, iyo dedaalka dhallinyarada. Hal-ku-dhagga sanadkaan waa: "Green Skills for Youth: Towards a Sustainable World".

"Haddii ganacsigaaga aan Internet-ka laga heli karin, ganacsigaagu waxa uu ka bixi doonaa suuqa." - Bill Gates, Founder ...
30/07/2023

"Haddii ganacsigaaga aan Internet-ka laga heli karin, ganacsigaagu waxa uu ka bixi doonaa suuqa." - Bill Gates, Founder of Microsoft

πŸŒ™ Eid Al Adha Mubarak! 🐏✨ Dhammaan Ummadda Islaamka ah gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed. Alle hanaga aqbalo Soonka, Salaa...
27/06/2023

πŸŒ™ Eid Al Adha Mubarak! 🐏✨ Dhammaan Ummadda Islaamka ah gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed. Alle hanaga aqbalo Soonka, Salaadda iyo Sadaqada.

Waxa aan Ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynaynaa maalinta 26 June oo ah maalintii ay xorriyadda qaateen gobolladdii woq...
26/06/2023

Waxa aan Ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynaynaa maalinta 26 June oo ah maalintii ay xorriyadda qaateen gobolladdii woqooyi ee Soomaaliya.

Waxaan Ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay dunida ka joogaan u rejeynayaa nabad, midnimo iyo barwaaqo.

Address

Taleh, Hodan
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hilaal Technology posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share