Midabsan

Midabsan Midabsan is a premier digital printing provider, delivering quality with precision and innovation.

Hambalyo dhammaan ardayda Soomaaliyeed ee ka qalin-jabisay dugsiyada sare ee dalka,  Waxaan idiin rajaynaynaa mustaqbal ...
15/08/2026

Hambalyo dhammaan ardayda Soomaaliyeed ee ka qalin-jabisay dugsiyada sare ee dalka, Waxaan idiin rajaynaynaa mustaqbal ifaya iyo aayo wanaagsan.

06/08/2026

๐Œ๐ข๐๐ง๐ข๐ฆ๐จ ๐ฌ๐ฎ๐ฉ๐ž๐ซ๐ฆ๐š๐ซ๐ค๐ž๐ญ oo kamid ah macamiisheenna ayaan si buuxda ugu dhammaystirnay adeeg daabaceed oo dhammaystiran.

Call us: https://wa.me/+252613666003
Visit: midabsan.so

S

23/07/2026

Waxaa maanta soo gabagaboobay ๐๐š๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐š ๐๐š๐ง๐ ๐ข๐ฒ๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐€๐๐ž๐ž๐ ๐ฒ๐š๐๐š ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐š.

Waxaa farxad weyn noo ah inaan qayb weyn ka qaadanay nashqadeynta iyo adeegyada daabacaadda ee bandhigga.

Nagala soo xiriir : https://wa.me/+252613666003

22/07/2026

Waxaan qeyb wayn ka ahayn ๐๐š๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐š ๐๐š๐ง๐ ๐ข๐ฒ๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐€๐๐ž๐ž๐ ๐ฒ๐š๐๐š ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐š, anagoo dhammaan macaamiisheena adeegyadooda kusoo bandhigayay aan u sameynay naqshadeyn iyo adeeg daabacadeed oo qurux badan.

Nagala soo xiriir : https://wa.me/+252613666003

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u direynaa Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed, ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐˜๐š๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ง ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ฎ๐ฎ...
16/07/2026

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u direynaa Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed, ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐˜๐š๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ง ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ ๐‚๐ข๐›๐š๐š๐ซ.

Waxaan Ilaahay uga baryeynaa inuu ku garab galo gudashada xilkan culus, una fududeeyo masuuliyadda loo idmaday. Waxaan sidoo kale u rajeyneynaa guul, horumar iyo hoggaan wax ku ool ah.

12/07/2026

Markanna waa ganacsiga wayn ee ๐Š๐ข๐Ÿ๐š๐ก ๐๐ฎ๐ฌ๐ข๐ง๐ž๐ฌ๐ฌ ๐๐š๐ซ๐ค oo aan si buuxda ugu dhammaystirnay adeeg daabaceed oo dhammaystiran.

Ganacsigaaga ka dhigo mid ka dhax muuqda ganacsiyada kale, annaga ayaana kaa caawinayna inuu noqdo mid soo jiidasho iyo bilic gaar ah leh.

Call us: https://wa.me/+252613666003
Visit: midabsan.so

See less

Waxaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan ugu hambalyeynaynaa 66 sano guurada ka soo wareegatay gobannimadii...
25/06/2026

Waxaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan ugu hambalyeynaynaa 66 sano guurada ka soo wareegatay gobannimadii dalkeenna.

19/06/2026

Waxaan qeyb wayn ka qaadannay soo dhaweyntii ๐€๐ฆ๐ข๐ซ๐š ๐๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ฑ ee Muqdisho, annagoo u samaynay adeegyo daabacaad iyo naqshadeyn tayo sare leh oo munaasabadda u yeelay muuqaal gaar ah.

Nagala soo xiriir : https://wa.me/+252613666003

14/06/2026

Waxaan si dhammaystiran u qabanay nashqadeynta iyo daabacaadda shirka Settimana Economica Somaliaโ€“Italia 2026 (Somaliaโ€“Italy Business Week 2026). Madashaas oo kulmisay madaxda dowladda, ganacsatada, maalgashadayaasha iyo daneeyayaasha ka kala socday Soomaaliya iyo Talyaaniga.

Nagala soo xiriir : https://wa.me/+252613666003

Ciid Mubarak dhamaan umadda Muslimiinta.  Faraxad iyo caafimaad ku ciida .
26/05/2026

Ciid Mubarak dhamaan umadda Muslimiinta. Faraxad iyo caafimaad ku ciida .

Address

Maka Al-Mukarama Street, Waberi District , Banadir Plaza Building
Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:30 - 17:30
Tuesday 07:30 - 17:30
Wednesday 07:30 - 17:30
Thursday 07:30 - 17:30
Saturday 07:30 - 17:30
Sunday 07:30 - 17:30

Telephone

+252613666001

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Midabsan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Midabsan:

Shortcuts

Share