Hiigsi Tech

Hiigsi Tech We are creative agancy which provides Branding, Marketing strategy, Web Design, Videography & More.

Hambalyo Maalinta xoriyadda K.Koonfureed iyo Midowga Soomaaliya.   πŸ‡ΈπŸ‡΄
30/06/2026

Hambalyo Maalinta xoriyadda K.Koonfureed iyo Midowga Soomaaliya.


πŸ‡ΈπŸ‡΄

Dhammaan ummadda muslim ka ah gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyaynaynaa Ciid Adhxa,Waxaan alle ka barya...
26/05/2026

Dhammaan ummadda muslim ka ah gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyaynaynaa Ciid Adhxa,

Waxaan alle ka baryaynaa in uu Nabad, kheyr iyo Bashbash nagu gaarsiiyo Sanadkaan sanadkiisa.


Qaar kamid ah nashqadaha quruxda badan ee aan u sameynay mid kamid ah macaamiisheena.Aan ka dhigno ganacsigaaga mid si c...
26/05/2026

Qaar kamid ah nashqadaha quruxda badan ee aan u sameynay mid kamid ah macaamiisheena.

Aan ka dhigno ganacsigaaga mid si cad ugu dhax muuqda suuqa

Nagala soo xariir:
πŸ“ž 252770313 333
πŸ“± WhatsApp: 770313333


Waxaan ku faraxsannahay in aan u adeegnay  Neem Agrovet Solutions oo aan u sameynay branding dhameystiran.
19/04/2026

Waxaan ku faraxsannahay in aan u adeegnay Neem Agrovet Solutions oo aan u sameynay branding dhameystiran.



Waxaan macaamiisheenna u qabanaa shaqooyin ku dhisan farshaxan iyo hal-abuur isugu jira muuqaalo iyo design-no ka tarjum...
15/04/2026

Waxaan macaamiisheenna u qabanaa shaqooyin ku dhisan farshaxan iyo hal-abuur isugu jira muuqaalo iyo design-no ka tarjumaya baahiyaha ganacsiyadooda.

Ha oggolaan in ganacsigaagu uu ahaado mid qarsoon. Noo kaalay si aan kuu soo bandhigno!

Nagala soo xiriir:
πŸ“ Naga soo raac: Hiigsi Tech
πŸ“ž WhatsApp: +252 770 313 333



Guusha ganacsiga casriga ahi waxay ku xidhantahay suuqgeyn casri ah.Hiigsi Technology waxa ay kula diyaar tahay adeegyo ...
17/01/2026

Guusha ganacsiga casriga ahi waxay ku xidhantahay suuqgeyn casri ah.

Hiigsi Technology waxa ay kula diyaar tahay adeegyo kaa caawinaya in aad gaarto macaamiil badan, sumcad fiican, iyo korriin joogto ah.

Aan ka dhigno ganacsigaaga mid si cad ugu dhax muuqda suuqa

Nagala soo xariir:
πŸ“ž 252770313 333
πŸ“± WhatsApp: +252770 313 333

Sanadkii nasoo dhaafay waxa uu inoo ahaa sanad shaqo, sanad isdhisid, iyo sanad aan helnay qibrado kale duwan.
02/01/2026

Sanadkii nasoo dhaafay waxa uu inoo ahaa sanad shaqo, sanad isdhisid, iyo sanad aan helnay qibrado kale duwan.


Address

Taleh Commercial Center, Maka Al-Mukarama Street
Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252770313333

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hiigsi Tech posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hiigsi Tech:

Shortcuts

Share