19/07/2026
⚽️ KU SOO DHAWOOWAADA GAADDAA CAFE! ☕️
Caawa si wadajir ah ayaan uga daawaneynaa Final-ka Koobka Adduunka 2026 ee u dhexeeya Spain 🇪🇸 iyo Argentina 🇦🇷. Kulankan ayaa caawa dhacaya.
📺 Shaashad weyn
☕ Coffee & Shaah macaan
🥐 Cunto fudud iyo adeeg tayo leh
🎉 Jawi qurux badan oo kubadda cagta lagu wada daawanayo
📍 Goobta: Gaaddaa Cafe – Garoonka Cabdullaahi Ciise, Muqdisho, kasoo horjeedka Jaamacadda Jazeera.
Ha seegin xiisaha Final-ka! Ku kulanno Gaaddaa Cafe. ⚽☕