Shaafi Institute for applied technology

Shaafi Institute for applied technology Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Shaafi Institute for applied technology, Computer Company, Mogadishu.

18/06/2023
Salam akhyarta waxaan idinla wadagayna in machadka kasocdan dhamaan courses kii aad uga baraten iyo kuwa Cusub oo laguso...
29/02/2020

Salam akhyarta waxaan idinla wadagayna in machadka kasocdan dhamaan courses kii aad uga baraten iyo kuwa Cusub oo lagusookordhiyay, hadaba cidkastoo danaynayso waxan kuwargalinayna inay lasooxariiran Xafiska machadka oo hada kuyaalo isgoyska Bar Ubax idinkoo sowici kara
Tel:0616570202
Mahadsanidin.

Ogeysiis:waxaa la ogaysiinaya dhamaan dadka jecel barashada courses ka computerka iyo IT da inuu machadka bilaabaayo cou...
15/11/2019

Ogeysiis:
waxaa la ogaysiinaya dhamaan dadka jecel barashada courses ka computerka iyo IT da inuu machadka bilaabaayo courses cusub sida:

Database
Web Designing
paython
C++
Photoshop
Java

intaasba waxay iskugu jiran qaab bilow ah iyo qaar bilaabanayo sabtida insha allah.

hadaba qofkasto oo danaynaayo waan soodhawaynaynaa
waxaadna nagala soo xariiri kartaan:
0616570202/0616255998

19/08/2019

Wargalin:
Waxa manta kabilabanayso machadka course ka hardware and laptop repairing.

02/07/2019

Ogaysiis Dhaman Ardada Jecel inay bartaan Maadooyinka programming ka machadka wuxuu idinla wadagaya inay socoto isdiwangalinta.

salaam akhyaarta maalin wanaagsan waan idin salamay dhamaan waxan halkan kusoo gudbinayaa exercise  java chaterka method...
23/06/2019

salaam akhyaarta maalin wanaagsan waan idin salamay dhamaan waxan halkan kusoo gudbinayaa exercise java chaterka methods ka fadlan soogudbiya insha aallah.
mahadsanidiin.

Asc Dhamman Bahda Jaceyl Cilmiga Computer-ka Gaar ahaan Ardey Dhameesatey Dugsiga sare iyo qof walboo daneenaayo inuu ba...
21/06/2019

Asc Dhamman Bahda Jaceyl Cilmiga Computer-ka Gaar ahaan Ardey Dhameesatey Dugsiga sare iyo qof walboo daneenaayo inuu barto Cilimiga IT waxaa la Ogeysiinayaa in Macadka Shaafi Institute For Applied Technolgy uu Bilaawi Doono Course Microsoft Word ah oo aad ku baran Doonto
01-La tacaamulka Computer-ka iyo sida loo isticmaalo
02-Diyaarinta Warbixinta Compnay-ga
03-Diyaarinta Presentation-ka
04-Diyaarinta Xisaabaadka Company-ka
05-Xareenta Xogta Shirkada Database

fadlan la xariir xarunta macadka oo ku Taalo TALEEX ama wac 0616255998/0613805667

Qaar kamida ardada machadka shaafi oo qadanaayo cashir  aadban idin salaamayna dhamaantin.
24/02/2019

Qaar kamida ardada machadka shaafi oo qadanaayo cashir aadban idin salaamayna dhamaantin.

examples of chapter 9
18/02/2019

examples of chapter 9

salaam akhyaarta meelkasta oo aad joogtaan waa cashirkii chapterka 9aad ee files
18/02/2019

salaam akhyaarta meelkasta oo aad joogtaan waa cashirkii chapterka 9aad ee files

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shaafi Institute for applied technology posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share