Dreamtsc

Dreamtsc Shirkada dream waxey xaqiijineysaa riyooyinkaada ganacsi ayadoo u mareyso technology yada

01/05/2024

Ka hor inta aadan iibsan daawo muuqaalkan

Xabxabka, tamaandhada, saytuunka, liin bambeelmada, cambe babaayga iyo inta badan ee khudradaha uu midabka gudahoodu cas...
31/10/2022

Xabxabka, tamaandhada, saytuunka, liin bambeelmada, cambe babaayga iyo inta badan ee khudradaha uu midabka gudahoodu casaanka ama basaliga yahay, waxaa ku jirta maaddo lagu magacaabo “Lycopene”.

Xabxabka, tamaandhada, saytuunka, liin bambeelmada, cambe babaayga iyo inta badan ee khudradaha uu midabka gudahoodu casaanka ama basaliga yahay, waxaa ku jirta maaddo lagu magacaabo “Lycopene”. Maadaddani waxa ay si awood badan u burburisaa mariidka (sunta cuntooyinka ka samaysanta) oo haddii a...

CEH phasesKa soo qaad waxaad rabtaa in aad tijaabiso amaanka shirkada aad u shaqeyso network geeda ama computerada xogta...
19/07/2022

CEH phases

Ka soo qaad waxaad rabtaa in aad tijaabiso amaanka shirkada aad u shaqeyso network geeda ama computerada xogta shirkada ku jirta Waxaa la maraa 5 wado si aad ugu guuleysato howgalkaada

CEH phases Ka soo qaad waxaad rabtaa in aad tijaabiso amaanka shirkada aad u shaqeyso network geeda ama computerada xogta shirkada ku jirta Waxaa la maraa 5 wado si aad ugu guuleysato howgalkaada Reconnaissance Wajigaani Waxaa loo yaqaanaa wajiga isdiyaarinta waa halka hacker ka uu ku aruuriyo warbi...

Markiii aan ka hadleyno facebook account waxaan ula jeednaaa facebook profile kaagaIn uu noqdo facebook account kaaga mi...
11/07/2022

Markiii aan ka hadleyno facebook account waxaan ula jeednaaa facebook profile kaaga

In uu noqdo facebook account kaaga mid si fudud loo jabsan karo Waxaa ka qeeb qaato ku dhufo linkiga hoose si aad u aqrisato qormadani

Markiii aan ka hadleyno facebook account waxaan ula jeednaaa facebook profile kaaga In uu noqdo facebook account kaaga mid si fudud loo jabsan karo Waxaa ka qeeb qaato password ka aad isticmaaleyso hadiii ay dhacdo in aad isticmaasho password daciif Ah ama mid la wada yaqaano sida hooyo1234567 dayac...

waxaa la sheegaa in schooling system ka ay dajiyeen dad hadafkooda ahaa in ay helaan man power shaqaala jaban ku waa oo ...
03/06/2022

waxaa la sheegaa in schooling system ka ay dajiyeen dad hadafkooda ahaa in ay helaan man power shaqaala jaban ku waa oo ka shaqeeyo warshadaha.........................
ku dhufo link ga hoose oo aqriso warbixintaan oo dhameestiran

xaqiiqdii hadii aad weydiiso suashani waalidkeen ama qaraabadeena waxa ay ku dhahayaan maya suura gal ma han lkn waxaa jira dad yar ku waa oo ku dhahaayo haa waa suura gal waayo wax barashada waxaa loo qeybiyaa laba qeybood qeyb waxaa waajib ah in aad barato hadii aad baran weysana waad ku naar tage...

An advanced persistent threat (APT) hacking group operating with motives that likely align with Palestine has embarked o...
09/02/2022

An advanced persistent threat (APT) hacking group operating with motives that likely align with Palestine has embarked on a new campaign that leverages a previously undocumented implant called NimbleMamba.

The intrusions leveraged a sophisticated attack chain targeting Middle Eastern governments, foreign policy think tanks, and a state-affiliated airline, enterprise security firm Proofpoint said in a report, attributing the covert operation to a threat actor tracked as Molerats (aka TA402).

Palestinian Hackers Use New NimbleMamba Implant in Recent Attacks

Waa maxee blockchain Blockchain waa qeyb guud oo ka kooban diiwaanada guud ee technology yada taas oo lagu diiwaan galiy...
25/01/2022

Waa maxee blockchain

Blockchain waa qeyb guud oo ka kooban diiwaanada guud ee technology yada taas oo lagu diiwaan galiyo wax kasta oo qiima leh sida

Dhaqdhaqaaqyada maaliyadeed
Keed xogeedyada caafimaadka
Subsar loogooyinka dhulka
Sida ay blockchain u ilaalisa xogta

Waa maxee blockchain Blockchain waa qeyb guud oo ka kooban diiwaanada guud ee technology yada taas oo lagu diiwaan galiyo wax kasta oo qiima leh sida Dhaqdha

A pair of veteran cybersecurity researchers have shown they can use the internet to turn off a car’s engine as it drives...
22/01/2022

A pair of veteran cybersecurity researchers have shown they can use the internet to turn off a car’s engine as it drives, sharply escalating the stakes in the debate about the safety of increasingly connected cars and trucks.

Former National Security Agency hacker Charlie Miller, now at Twitter, and IOActive researcher Chris Valasek used a feature in the Fiat Chrysler telematics system Uconnect to break into a car being driven on the highway by a reporter for technology news site Wired.com

Fiat Chrysler says patch released for most serious vulnerability involved ​A pair of veteran cybersecurity researchers have shown they can use the internet to turn off a car’s engine as it drives, sharply escalating the stakes in the debate about the safety of increasingly connected cars and tru...

Lithium is in hot demand due to rapidly growing production of electric vehicles that use lithium-ion batteries, but ther...
22/01/2022

Lithium is in hot demand due to rapidly growing production of electric vehicles that use lithium-ion batteries, but there is a global supply shortage of the metal, with western countries racing to bring on new mines to compete with China.

The Serbian government on Thursday cancelled licenses for a major lithium project owned by Anglo-Australian miner Rio Tinto Plc, which industry experts said is likely to prolong the supply shortage to mid-decade.

Lithium is currently produced from hard rock or brine mines Lithium is in hot demand due to rapidly growing production of electric vehicles that use lithium-ion batteries, but there is a global supply shortage of the metal, with western countries racing to bring on new mines to compete with China. T...

Amid renewed tensions between the U.S. and Russia over Ukraine and Kazakhstan, American cybersecurity and intelligence a...
18/01/2022

Amid renewed tensions between the U.S. and Russia over Ukraine and Kazakhstan, American cybersecurity and intelligence agencies on Tuesday released a joint advisory on how to detect, respond to, and mitigate cyberattacks orchestrated by Russian state-sponsored actors.

To that end, the Cybersecurity and Infrastructure Security Agency (CISA), Federal Bureau of Investigation (FBI), and National Security Agency (NSA) have laid bare the tactics, techniques, and procedures (TTPs) adopted by the adversaries, including spear-phishing, brute-force, and exploiting known vulnerabilities to gain initial access to target networks.

Amid renewed tensions between the U.S. and Russia over Ukraine and Kazakhstan, American cybersecurity and intelligence agencies on Tuesday released a joint advisory on how to detect, respond to, and mitigate cyberattacks orchestrated by Russian state-sponsored actors. To that end, the Cybersecurity....

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dreamtsc posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dreamtsc:

Share