Munir Electronics Co.

Munir Electronics Co. Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Munir Electronics Co., Electronics Company, Bakaaro, Mogadishu.

19/11/2024

Dalabaadkii ugu dambeeye ee MOBILE-ka OPPO fadlan hadii aad u bahan tahay naga soo dalbo
DELEVERY

Oppo A3x China 5G PKD130
128GB
6GB RAM

Hambalyo hambalyo. Waxaan halkaan hambalyo u dirayaa Muslimiinta caalamka oo dhan munaasabadda Ciidul Adhxaa, qaasatan u...
15/06/2024

Hambalyo hambalyo. Waxaan halkaan hambalyo u dirayaa Muslimiinta caalamka oo dhan munaasabadda Ciidul Adhxaa, qaasatan umadda Soomaaliyeed, Ciid wanaagsan. Allah ha innaga aqbalo acmaasha suuban bisha barakeysan ee carafo.
Waxan idin rajeynaa nabad, bashbash iyo barwaaqo, Allah nagu gaarsiiyo Ciidan Ciideyda... كل عام وانتم بخير

31/05/2024

Qiiima macquul ah kusoo dhaqaada

Fadlan nagala so xiriir 𝐰𝐡𝐚𝐭𝐬 𝐚𝐩𝐩 👇
https://wa.me/252616454425
Tell:0616584608

Wa dabkii labaad ee suuqa bakaaraha ka kacay mudo ka yar 30 casho. 10ka maarso ayee aheed markii dab uu kacay goobo gana...
05/04/2024

Wa dabkii labaad ee suuqa bakaaraha ka kacay mudo ka yar 30 casho. 10ka maarso ayee aheed markii dab uu kacay goobo ganacsi oo an ka mid ahaa iyo ganacsato kale oo ku hanti beeshay. 27 cisho kadib isla meel an sidaas ugu fogeen in uu dab ka kaco wa masiibo. Allah ka badbaadiyo ganacsatada suuqa bakaaraha.

11/03/2024
☪️رمضان كريم
10/03/2024

☪️رمضان كريم

BREAKING NEWS: The Crescent of Ramadan 1445/2024 has been sighted in Saudi Arabia!

Subsequently, Ramadan 1445/2024 begins tomorrow, 11 March 2024

Taraweeh Prayers will begin in the Two Holy Mosques after Isha Prayers

𝐌𝐔𝐍𝐈𝐈𝐑 𝐄𝐋𝐄𝐂𝐓𝐑𝐎𝐍𝐈𝐂𝐒 Co. Macmiil waxaad naga heleesa ELECTRONICS CUSUB:Nooc yadiisa kala duwan : Sida makiinada cabitanka,...
07/03/2024

𝐌𝐔𝐍𝐈𝐈𝐑 𝐄𝐋𝐄𝐂𝐓𝐑𝐎𝐍𝐈𝐂𝐒 Co.
Macmiil waxaad naga heleesa ELECTRONICS CUSUB:
Nooc yadiisa kala duwan :
Sida makiinada cabitanka,makiinada Hilibka iyo maruuxadaha iyo wax waliba oo Electaronics. Fadlan nagala so xiriir 𝐰𝐡𝐚𝐭𝐬 𝐚𝐩𝐩 👇
https://wa.me/252616454425
Tell:0616584608

𝐌𝐔𝐍𝐈𝐈𝐑 𝐄𝐋𝐄𝐂𝐓𝐑𝐎𝐍𝐈𝐂𝐒 : Macmiil waxaad naga heleesa ELECTRONICS CUSUB:Nooc yadiisa kala duwan : Sida makiinada cabitanka,ma...
06/03/2024

𝐌𝐔𝐍𝐈𝐈𝐑 𝐄𝐋𝐄𝐂𝐓𝐑𝐎𝐍𝐈𝐂𝐒 :
Macmiil waxaad naga heleesa ELECTRONICS CUSUB:
Nooc yadiisa kala duwan :
Sida makiinada cabitanka,makiinada Hilibka iyo maruuxadaha iyo wax waliba oo Electaronics. Fadlan nagala so xiriir 𝐰𝐡𝐚𝐭𝐬 𝐚𝐩𝐩 👇
https://wa.me/252616454425
Tell: 0616584608

𝐌𝐔𝐍𝐈𝐈𝐑 𝐄𝐋𝐄𝐂𝐓𝐑𝐎𝐍𝐈𝐂𝐒 : Macmiil waxaad naga heleesa ELECTRONICS CUSUB:Nooc yadiisa kala duwan : Sida makiinada cabitanka,ma...
02/03/2024

𝐌𝐔𝐍𝐈𝐈𝐑 𝐄𝐋𝐄𝐂𝐓𝐑𝐎𝐍𝐈𝐂𝐒 :
Macmiil waxaad naga heleesa ELECTRONICS CUSUB:
Nooc yadiisa kala duwan :
Sida makiinada cabitanka,makiinada Hilibka iyo maruuxadaha cusub iyo wax waliba oo Electaronics. Fadlan nagala so xiriir 𝐰𝐡𝐚𝐭𝐬 𝐚𝐩𝐩 👇
https://wa.me/252616454425

Address

Bakaaro
Mogadishu
252

Telephone

+252616454425

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Munir Electronics Co. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Munir Electronics Co.:

Share