KEYD. GROUP

KEYD. GROUP KEYD. GROUP is the largest media house in Somalia, with numerous multimedia brands. GROUP is a Somali media group based in Mogadishu, Somalia.

GROUP was founded by Ali Said Hassan and Nurie Abdi and is the largest private media house in Somalia/Somaliland with offices in Mogadishu, Hargeisa, Nairobi, Berlin, London and Columbus, Ohio.

Keydmedia Online was offline for 2 Years. We have a lot to tell. Very soon we are back stronger and bigger than before!
27/07/2017

Keydmedia Online was offline for 2 Years. We have a lot to tell. Very soon we are back stronger and bigger than before!

We are back. Stronger than ever before!Keydmedia Online - 01/10/17
23/06/2016

We are back. Stronger than ever before!
Keydmedia Online - 01/10/17

Ogeysiis iyo wargelin: Keydmedia Online
21/06/2015

Ogeysiis iyo wargelin: Keydmedia Online

Sunday 21 June 2015 | KON Ogeysiis iyo wargelin KEYDMEDIA ONLINE — Macaamiisha, aqristayaasha iyo taageerayaasha bogga Keydmedia, waxaa lagu wargelinayaa in boggu hawada ka maqnaa doono intii muddo ah. Anaga oo og muhimadda iyo ahmiyadda uu idiin leeyahay hadaa tihiin aqristayaasha bogga Keydmedia O…

Keydmedia Online ma qaadaneyso Amarka DFS!Keydmedia Online ma ogalaaneyso faragalinta Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ...
04/05/2015

Keydmedia Online ma qaadaneyso Amarka DFS!

Keydmedia Online ma ogalaaneyso faragalinta Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku heyso Warbaahinta Madaxa-banaan.

Kooxda Al-Shabaab uguma yeeri doono Magaca cusub uu Madaxa hay'adda Sirdoonka Qaranka, Cabdiraxmaan Muxamed Tuuryare ku amray Warbaahinta. Waxaana hadalka Mudane Tuuryare u aragnaa xadgudub. DFS ma faragalin karto Shaqada Warbaahinta Madaxa-banaan.

Waxaan Dowladda ugu baaqeyna in ay tixgaliso Shaqada Saxaafadda, kana shaqeyso sidee u taageeri laheyd Warbaahinta Madaxa-banaan, tilaabana ka qaado xadgudubyada lagula kaco weriyayaasha oo Qaarkood la dilay, qaar kale la dhaawacay halka kuwa kale la xiray.

Dowladda ayaa dooneysa in loogu yeero Al-shabaab (UGUS) oo ay ku sheegeen 'Ururka Gumaadka Umadda Soomaaliyeed'.

La Sheekeyso Keydmedia Online - Skype:Hadii aad Su'aal qabto ama wixii talo iyo tusaale ah ama cabashoba waxaad nagala s...
03/05/2015

La Sheekeyso Keydmedia Online - Skype:

Hadii aad Su'aal qabto ama wixii talo iyo tusaale ah ama cabashoba waxaad nagala soo xiriiri kartay boggena xiriirka iyo barta Facebook, hadana waxaad si toos ah nagala soo xiriiri kartaa Skype. Hadii aad daneynaysid kusoo darso KON Skype. Raadi magaca: keydmedia_official ama E-Mailka KON ee [email protected].

Now you can follow Golol Gallery on Twitter at
07/04/2015

Now you can follow Golol Gallery on Twitter at

Senaste tweets från Golol Gallery (). Golol Art Gallery was the first and the last independent gallery of its kind ever established in Somalia and based in the capital city Mogadishu. Mogadishu, Somalia

23/02/2015

Waxaan raadineyna Web Developer oo ah Front End. Hadii aad tahay Shaqsi firfircoon, leh xirfadaha hoos ku xusan, kuna nool ama ka shaqeeya London nala soo xiriir.

KEYD. GROUP are looking for a Web Designer & Front End Developer to join their marketing team as maternity cover.

You will;

- Have an online portfolio with good examples of your work,
- Have a good understanding of the key principles of web design including user interface, usability, accessibility, and web standards,
- Be comfortable implementing custom front-ends in a range of CMSs,
- Code pixel-perfect representations of the design,

The successful Front End PHP Web Developer will have strong skills in:

- XHTML5, CSS3, Javascript / jQuery, PHP/MySQL
- Advanced knowledge of creating bespoke CMS applications and OOP programming
- Frontend as well as backend coding skills

For immediate consideration, apply with your CV.
[email protected]

Labo Maalmood ayaa ka hartay Qabashada codsiyada:
29/01/2015

Labo Maalmood ayaa ka hartay Qabashada codsiyada:

Thursday 18 December 2014 15:03 KEYDMEDIA ONLINE | FURSAD SHAQO Keydmedia Online Somali ayaa xafiiskeeda Muqdisho u raadineysa Wariye/tifaftire howlkar ah, dadaal badan, xirfad dheerna u leh Saxaafadda oo si hufan xilkiisa u gudan kara. Keydmedia Online waxey siineysa Shaqsiga ku guuleysta booskaan…

20/12/2014

Shaqooyin Cusub oo ka banaan Keydmedia Online - 20.12.2014.

Xafiiskeena Cusub ee Hargeysa waxan u raadineyna Wariye iyo Tifaftire leh xoogaa khibrad h**e oo la xiriirta farsamada Telefishin, in kastoo tababar buuxa la siin doono soo codsadaha guuleysta!

Xafiiskeena Nairobi waxaan u raadineyna Filim qaade (Cameraman) oo xoogaa khibrad h**e u leh editing, in kastoo tababar buuxa la siin doono soo codsadaha guuleysta!

Xafiisyadeena Cusub ee Cadaado, Gaalkacyo & Kismaayo waxaan u raadineyna Wariyaal firfircoon oo si fiican u yaqaanno naxwaha Afka Soomaaliga & Siiqada ay u dhacayaan erayadda, lehna ugu yaraan qibrad 3 Sano oo shaqo ah.

Waxaa lagaaga baahanyahay in aad soo dirtit:

1. Taariikhdaada Shaqo iyo waxbarasho (CV)
2. Warbixin ka kooban 170 ilaa 220 eray (words)
3. Telefoon iyo E-mail lagaala soo xariiri karo

Halkaana ku soo hagaaji: [email protected]

Fadlan haddaad dooneyso halkaan ka eeg faahfaahinta oo dalbo: http://j.mp/16ClomE - KEYD. Group - www.keydmedia.net

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when KEYD. GROUP posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share