Shaafi Technology

Shaafi Technology Shaafi Technology
Transform your idea into digital

🚀 MaamulTole System – Version Cusub Ayaa Soo Baxay! 🎉Waxaan ku faraxsanahay inaan ku wargelino in MaamulTole System uu h...
04/10/2025

🚀 MaamulTole System – Version Cusub Ayaa Soo Baxay! 🎉
Waxaan ku faraxsanahay inaan ku wargelino in MaamulTole System uu helay cusboonaysiin weyn oo leh features cusub iyo horumarro badan oo fududaynaya maamulka xarqamanka/dawaarlayasha.
Version 1.1.1

28/09/2025

✨ MaamulTole – Xalka Rasmiga ah ee Xarqaamanka! ✨

Ma ku daashay buugaag badan, waraaqo qasan, iyo xisaab aan dhammaaneyn?
MaamulTole wuxuu kaa dhigayaa shaqada fudud, habeysan, iyo casri ah 🚀

✅ Ku maamul dalabyada macaamiisha hal meel
✅ La soco lacagaha la bixiyay iyo kuwa ku hadhay
✅ Hel warbixin degdeg ah oo kugu hageysa go’aan sax ah
✅ Ku keydi xogtaada si ammaan ah

😓 Kahor: Jahwareer iyo buuq badan
😊 Kadib: Farxad, nidaam, iyo kalsooni

👉 Hada iska diiwaangeli oo ka mid noqo xarqaamanka isticmaala System-ka MaamulTole 💻👔

😓 Kahor MaamulTole = Jahwareer iyo buuq😊 Kadib MaamulTole = Farxad iyo nidaam👉 Hada kamid noqo xarqaamanka casriga ah ee...
27/09/2025

😓 Kahor MaamulTole = Jahwareer iyo buuq
😊 Kadib MaamulTole = Farxad iyo nidaam

👉 Hada kamid noqo xarqaamanka casriga ah ee isticmaala System-ka MaamulTole 💻✨

🚀 Wax Cusub Ayaan Soo Waddnaa!Shaafi Technology mar walba waxaannu diiradda saarnaa sidii aan bulshada ugu keenilahayn x...
24/09/2025

🚀 Wax Cusub Ayaan Soo Waddnaa!
Shaafi Technology mar walba waxaannu diiradda saarnaa sidii aan bulshada ugu keenilahayn xalal casri ah oo fududeynaya maamulka iyo tiknoolajiyada.

📱 Adeeg cusub oo casri ah ayaa soo socda – la soco si aad ugu horreeyso inaad ka faa’iidaysato!

💡 La soco Shaafi Technology – halka mustaqbalka tiknoolajiyada casriga ahi ka bilowdo.

🚀 Ku Xooji Ganacsigaaga WhatsApp Marketing!Shaafi Technology waxay ku siinaysaa adeeg WhatsApp Marketing casri ah oo kaa...
12/08/2025

🚀 Ku Xooji Ganacsigaaga WhatsApp Marketing!
Shaafi Technology waxay ku siinaysaa adeeg WhatsApp Marketing casri ah oo kaa caawinaya inaad si degdeg ah u gaarto boqolaal ama kumannaan macaamiil ah hal mar! 📲

✅ Fariimo Degdeg ah – Ogaal, dalacsiin, iyo xayeysiis isla markiiba gaara telefoonka macmiilka.

✅ Xiriir Shakhsi ah – Abuur kalsooni iyo xiriir toos ah oo lala yeesho macaamiisha.

✅ Sawirro, Muuqaal & Links – Samee fariimo soo jiidasho leh oo ka turjuma sumcada ganacsigaaga.

💡 Fursad Dahabi ah! Haddii aad leedahay dukaamo, makhaayad, adeeg ama shirkad, adeeggan ayaa kuu noqonaya aaladda ugu awoodda badan ee kor u qaadaysa iibka iyo magacaaga.

📞 Nala Xiriir: 61 5612138
🌐 Shaafi Technology – Hal-abuurnimo Kuu Adeegaysa!

🛒 TufaaxOnline – Suuqaaga Online-ka ah!🚀 Goob Online ah oo Iibsasho & Gadasho ah ayaa hadda la daahfuray!Shaafi Technolo...
01/08/2025

🛒 TufaaxOnline – Suuqaaga Online-ka ah!
🚀 Goob Online ah oo Iibsasho & Gadasho ah ayaa hadda la daahfuray!
Shaafi Technology waxay si rasmi ah u dhistay website-ka cusub ee casriga ah ee: TufaaxOnline.so

💼 Waa suuq online ah oo kuu suurta gelinaya:
✅ Inaad wax iibiso ama gadato meel kasta & waqti kasta
✅ Naqshad qurux badan oo ku shaqeysa mobile & computer
✅ Nidaam lacag bixin ammaan ah
✅ Ganacsatada waxay abuuran karaan dukaamo online ah

TufaaxOnline.so waa suuq casri ah oo Soomaali u gaar ah, Shaafi Technology-na waa maskaxda ka dambeysa horumarkiisa!

📲 Ma rabtaa inaad adigana yeelato website ganacsi online ah?
La xiriir Shaafi Technology maanta oo aan kuu hirgelino riyadaada ganacsi!

🎉 Another Project Delivered!Shaafi Technology is proud to announce the successful launch of the new official website for...
31/07/2025

🎉 Another Project Delivered!
Shaafi Technology is proud to announce the successful launch of the new official website for Miltonbridge University!

✅ Modern and responsive design
✅ Student-friendly interface
✅ Fast loading
✅ Modern look

We’ve built a platform that makes education more accessible, organized, and digital-first.

💼 Looking for a powerful, clean, and functional website for your school or institution?
📲 Let Shaafi Technology bring your vision to life.

👉 Visit the site: https://miltonbridg.so

Exciting News!We’re thrilled to announce that Hubaal Advertising is now Shaafi Technology!Our new name reflects our expa...
31/07/2025

Exciting News!

We’re thrilled to announce that Hubaal Advertising is now Shaafi Technology!

Our new name reflects our expanded focus on ICT solutions and branding identity, while continuing to deliver the same quality and dedication you’ve come to expect.

Please update your contacts and follow us as Shaafi Technology for all future updates and services.

Thank you for your continued support!

Address

Masjid Roodo
Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 05:00
Tuesday 09:00 - 05:00
Wednesday 09:00 - 05:00
Thursday 09:00 - 05:00
Saturday 09:00 - 05:00
Sunday 09:00 - 05:00

Telephone

+252615837893

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shaafi Technology posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Shaafi Technology:

Shortcuts

Share