16/07/2026
Maanta waa maalin qiimo weyn ugu fadhida bahda Habraac Technology, π
ππ’π³π πππ‘ππ’ ππππ’ iyo Cartan Shire Maxamed oo ka mid ah xubnaha qiimaha badan ee team-keenna, kana qalin-jabiyay Bachelor of Computer Science.
Guushan waxay ka dhalatay dadaal, adkeysi, iyo himilo sare. Qalinjabintiinnu waa bilow cusub oo idiin horseedi doona fursado waaweyn iyo horumar xirfadeed.
Waxaan idiin rajaynaynaa guulo isdaba joog ah iyo mustaqbal ifaya. Hambalyo mar kale! ππ
β Bahda Habraac Technology π