Salahudin Mohamed

Salahudin Mohamed I'm Salahudin Mohamed โ€“ a graphic designer, UI/UX specialist, and motion graphics & brand creator with a deep passion for technology and the arts.

I craft creative digital experiences that aim to inspire and inform youth.

Horumarka mar walba lama arko.Joogtayntu ayaase ka dhigta mid aan la dafiri karin ๐Ÿ’ช.Progress Is Often Invisible Consiste...
05/08/2026

Horumarka mar walba lama arko.
Joogtayntu ayaase ka dhigta mid aan la dafiri karin ๐Ÿ’ช.

Progress Is Often Invisible Consistency is what makes it undeniable.

Ganacsi kasta wuxuu leeyahay sheeko, shaqada Brand Identity-guna waa inuu sheekadaas ka dhigo mid la arki karo.Mashruuca...
10/07/2026

Ganacsi kasta wuxuu leeyahay sheeko, shaqada Brand Identity-guna waa inuu sheekadaas ka dhigo mid la arki karo.

Mashruucan waxaan u naqshadeeyay Dhirsan Plus si uu u yeelato muuqaal casri ah kaas oo ka tarjumaya himilada iyo hadafka ganacsigooda. Naqshad wanaagsan waxay ka caawisaa in lagu aqoonsado, lagu xasuusto, laguna aamino.

Haddii aad rabto Brand Identity si dhab ah u matalaya ganacsigaaga, DM ii soo dir. Sidoo kale, soo raac boggan si aad u aragto mashaariic badan iyo fikrado ku saabsan branding.

04 Branding Mistakes Killing Your Visual Identity โš ๏ธ
07/07/2026

04 Branding Mistakes Killing Your Visual Identity โš ๏ธ

05/07/2026

Naqshad kasta waxay ka bilaabataa fikrad, waxay gudbisaa farriin la xasuusto.
Soo raac boggan si aad u aragto hal-abuurro badan, sidoo kalena ๐——๐—  ii soo dir haddii aad u baahan tahay designs xirfad leh.

Eid ul adha Mubarak ๐Ÿ˜Š Waxaan idiin rajeynayaa Ciid barakeysan oo farxad iyo kheyr badan wadata. ๐ŸŒ™๐Ÿค
27/05/2026

Eid ul adha Mubarak ๐Ÿ˜Š
Waxaan idiin rajeynayaa Ciid barakeysan oo farxad iyo kheyr badan wadata. ๐ŸŒ™๐Ÿค

๐——๐—ฒ๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ป ๐—บ๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ ๐—บ๐˜‚๐˜‚๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—น.Waa sida fikraduhu u noqdaan wax la arki karo, la fahmi karo, oo saameyn leh.Maanta waxaan ...
27/04/2026

๐——๐—ฒ๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ป ๐—บ๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ ๐—บ๐˜‚๐˜‚๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—น.
Waa sida fikraduhu u noqdaan wax la arki karo, la fahmi karo, oo saameyn leh.

Maanta waxaan la dabaaldegayaa World Graphic Design Day.
waana soo laabtay๐Ÿ‘‹

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Salahudin Mohamed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share