Saxaab Digital Printing Services

Saxaab Digital Printing Services SAXAAB DIGITAL PRINTING SERVICES (XARUNTA DAABACAADDA EE SAXAAB)

Ciid Mubaarak Dhammaan Umadda Muslimiinta ah, Gaar ahaan Macamiisheena Saxaab Digital Printing Services
26/05/2026

Ciid Mubaarak Dhammaan Umadda Muslimiinta ah, Gaar ahaan Macamiisheena Saxaab Digital Printing Services

Ducada Ugu Wanaagsan ee Lagu duceysto Maalinta Carafo ee Nabiga iyo Nabiyadii ka Horeeyey ay ku ducestaan " لا إله إلا ا...
26/05/2026

Ducada Ugu Wanaagsan ee Lagu duceysto Maalinta Carafo ee Nabiga iyo Nabiyadii ka Horeeyey ay ku ducestaan " لا إله إلا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير "

Jumca Mubarak Dhammaan Umadda Soomaaliyeed.     #
22/05/2026

Jumca Mubarak Dhammaan Umadda Soomaaliyeed.

#

Ciidul Fitr MubaarakWaxaan Farxadda Ciidda La Wadaageynaa Dhammaan Umadda Muslimiinta ah, Gaar ahaan Umadda Soomaaliyeed...
19/03/2026

Ciidul Fitr Mubaarak
Waxaan Farxadda Ciidda La Wadaageynaa Dhammaan Umadda Muslimiinta ah, Gaar ahaan Umadda Soomaaliyeed,
Allah Naga aqbalo Acmaasha Wanaagsan

Ramadan Kareem ✨🌙  Waxaan dhammaan Macaamiisha Saxaab iyo Ummadda Soomaaliyeed Ugu Hambalyeynaynaa Curashada Bisha Barak...
17/02/2026

Ramadan Kareem ✨🌙
Waxaan dhammaan Macaamiisha Saxaab iyo Ummadda Soomaaliyeed Ugu Hambalyeynaynaa Curashada Bisha Barakeysan ee Ramadan.

Waxaan qeyb ka nahay Xafladda Daahfurka Dhiig Bixiyeyaasha KGS oo Maalinta beri ah lagu daahfuri doono magaalada Baydhab...
19/11/2025

Waxaan qeyb ka nahay Xafladda Daahfurka Dhiig Bixiyeyaasha KGS oo Maalinta beri ah lagu daahfuri doono magaalada Baydhabo

Ururka Yabooha Dhiiga Koonfur Galbeed waxaa sharaf weyn u ah in Mudane : Mohamed Abdullahi Aadan , Madaxa Hal Abduurka Shirkada Daabacada Saxaab, uu ka mid noqdo Marti Sharafta Lagu Casuumay Xafladda Daahfurka Olalaha Wacyigelinta iyo Diiwangelinta Dhiig Bixiyaasha KGS, taas oo dhawaan laga daahfuri doona magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay.

Ururku waxaa uu soo dhoweynaaya qof walba oo raba in uu qeyb weyn ka qaato Munaasbadan Daahfurka ah.

Saxaab Digital Printing Services extends its sincere appreciation to all who contributed to the success of today’s exhib...
18/11/2025

Saxaab Digital Printing Services extends its sincere appreciation to all who contributed to the success of today’s exhibition showcasing TIIROW HOSPITAL’s Achievements & Progress from 2010 to 2025.

We express our heartfelt gratitude to our representative, Eng. Mohamed Abdullahi Aden, for professionally accepting the award on behalf of Saxaab and for continuously upholding the values and excellence our brand stands for.

We also extend our deepest thanks to TIIROW HOSPITAL and the organizing committee for honoring our team’s creative contribution to their printing and design materials. The recognition is truly appreciated.

Thank you for the trust, the collaboration, and the continued partnership.
Saxaab remains committed to quality, creativity, and service.

Mid ka mid ah macaamiisheena qaaliga ah Bay Accountancy Institute ayaan u fulinay Adeeg Branding Dhameystiran iyo Daabac...
22/09/2025

Mid ka mid ah macaamiisheena qaaliga ah Bay Accountancy Institute ayaan u fulinay Adeeg Branding Dhameystiran iyo Daabacaad oo si qurux badan loo sameeyey.
Waxaan u abuurnay muuqaal xirfad leh oo kor u qaaday sumcaddooda iyo kalsoonida macaamiishooda.

Adiguna ma rabtaa in shirkaddaada ama hay’addaada ay hesho branding casri ah oo soo jiidasho leh?
✅ Naqshad xirfad leh
✅ Daabacaad tayo sare leh
✅ Adeeg dhameystiran oo degdeg ah

📞 Nala soo xiriir maanta si aan ugu sameyno summad (brand) qurux badan oo kuu gaar ah! 61 3897115

14/08/2025

We Turn Your Compassion into Fashion

This Humanitarian Day, let your T-shirt speak from the heart ❤️🌍
At Saxaab Digital Printing Services, we create custom humanitarian-themed T-shirts for individuals, groups, and organizations. Whether it’s for an event, campaign, or just to show your support, we’ll help you design something truly meaningful.

✅ Premium fabric & lasting print quality
✅ Custom designs to match your vision
✅ Fast delivery for your special day

📞 Contact us today and make your message wearable!
61 3897115 +252613897114
"**

SAXAAB DIGITAL PRINTING SERVICES (XARUNTA DAABACAADDA EE SAXAAB)

𝑬𝒎𝒑𝒓𝒊𝒐𝒅𝒆𝒓𝒚 𝑩𝒓𝒂𝒏𝒅𝒊𝒏𝒈Adeegyada Daabacaadda ee aan idin hayno waxaa ka mid ah Summadeynta Tolmada / Embriodery Branding, oo...
12/08/2025

𝑬𝒎𝒑𝒓𝒊𝒐𝒅𝒆𝒓𝒚 𝑩𝒓𝒂𝒏𝒅𝒊𝒏𝒈
Adeegyada Daabacaadda ee aan idin hayno waxaa ka mid ah Summadeynta Tolmada / Embriodery Branding, oo si heer sare ah aan idinku sameyneyno,
Nagala soo xiriir: 61 3897115

Address

Jeeri Tower
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Telephone

+252613897115

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Saxaab Digital Printing Services posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Saxaab Digital Printing Services:

Share