Mogadishu Tech Summit

Mogadishu Tech Summit The Mogadishu Tech Summit is annual gathering that connects Somalia tech industry players to the rest of the world.

04/08/2024

Maxaa keenay in aan wax walba dibadda ka soo dhoofsano?

25/07/2024

Panel #2 Discussion: Equipping the Future: Improving TVET Curriculums to Meet Somalia's Employ ment Needs.

13/07/2024

AI sida ay u badashay suuqa shaqada iyo waxbarashada caalamka. Waa qayb ka mid ah Cashar uu kasoo jeediyay Maxamed Muuse oo ah Aasaasaha Simad iLab Shirwayni...

11/07/2024

Maanta, shahaado keliya wax micno ah ma sameyneyso. Waa inaad la timaadid xirfad iyo waayo-aragnimo!"

In today's world, a degree alone is not sufficient. Success requires both skills and experience."

04/07/2024

Wadada kaliya ee caqabadaha looga gudbi karo, shaqana lagu abuuri karo waa waxbarasho iyo horumarin dhanka xirfadaha ah.

Waxaan u mahadcelineynaa Aleelo pixel, oo innaga haqabtirtay dhanka shaashadaha ama led screens-ka ee Mogadishu Tech Sum...
04/07/2024

Waxaan u mahadcelineynaa Aleelo pixel, oo innaga haqabtirtay dhanka shaashadaha ama led screens-ka ee Mogadishu Tech Summitt.

03/07/2024

AI sida ay u badashay suuqa shaqada iyo waxbarashada caalamka. Waa qayb ka mid ah Cashar uu kasoo jeediyay Maxamed Muuse oo ah Aasaasaha Simad iLab Shirwaynihii Tecknoloojiyadda Muqdisho (MTS2024).

How AI Has Changed the Global Job Market and Education. This is part of a lecture by Mohamed Muse, the Founder of Simad iLab, at the Mogadishu Technology Summit (MTS2024).

Waxaa mahad-celin naga mudan saaxiibbadii inagala shaqeeyay dhanka warbaahinta, soona bandhigay billicda Mogadishu Tech ...
02/07/2024

Waxaa mahad-celin naga mudan saaxiibbadii inagala shaqeeyay dhanka warbaahinta, soona bandhigay billicda Mogadishu Tech Summitt.

Astaan TV iyo Five Somali TV

Waxaan si mug iyo miisan leh ugu mahad-celineynaa taabageliyaasha shirweynihii Tignoolojiyadda ee Muqdisho, Mogadishu Te...
02/07/2024

Waxaan si mug iyo miisan leh ugu mahad-celineynaa taabageliyaasha shirweynihii Tignoolojiyadda ee Muqdisho, Mogadishu Tech Summitt 2024.

Ahmed Siyad, CEO of Somali Research &  Education Network (SomaliREN), joined us yesterday at the Mogadishu Tech Summit v...
01/07/2024

Ahmed Siyad, CEO of Somali Research & Education Network (SomaliREN), joined us yesterday at the Mogadishu Tech Summit virtual and presented ‘Future Ready Education: Building a Second Version of the Resilient Next-generation Education Network.

Seven girls from UNFPA Somalia's Empower Her Innovation Challenge showcased solutions against harmful practices like FGM...
01/07/2024

Seven girls from UNFPA Somalia's Empower Her Innovation Challenge showcased solutions against harmful practices like FGM and early marriage at Mogadishu Tech Summit. Congrats to the winners:

1. Kaafi Center
2. Empower Rise Hub
3. Hanti Dumar
4. Ficaneey Hair Oil

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mogadishu Tech Summit posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mogadishu Tech Summit:

Share