Shaahid Media

Shaahid Media provides verified stories Shaahid Media is your choice

03/09/2026

Xaaladda Magaalada Baydhabo oo u muuqata mid faraha ka baxday, ciidanka taabacsan Laftagareen ayaa la wareegay xaafado ka mid ah Baydhabo halkaas oo dagaalku uu si xooggan uga socanayo.

30/08/2026
29/08/2026

Ingineerka gurigaan dhasay ma u qalmaa in abaal-marin la siiyo?

26/08/2026

Halkanina waa Buula-eelaay

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa aqbalay go'aanka Maxkamadda Sare ee lagu laalay doorashooyinkii Ga...
26/08/2026

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa aqbalay go'aanka Maxkamadda Sare ee lagu laalay doorashooyinkii Galmudug.

24/08/2026

Maxkamadda Sare ee dalka ayaa baabi'isay natiijada doorashooyinkii isku sidkanaa ee Golaha wakiilada iyo Golayaasha deegaanka
Ee Dawlad-Gobaleedka Galmudug isla markaana ku amartay guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka in ay mar kale dib u qabtaan doorashooyinka, balse su'aasha is weydiinta mudan ayaa ah: Sidee loogu aamini karaa guddiga doorashooyinka boobka ah ee umaddu kawada dheregsan tahay qabtay in uu sii hogaamiyo doorashooyinka dalka?

23/08/2026

Ciidanka dawladda oo si toos ah u tooganaya dadka rayidka ah ee sida xoogga ah looga barakicinayo xaafadda Tookiyo ee degmada Yaqshid.

16/08/2026

Ciidankii beri lagu tilmaami jiray libaaxyada Afrika oo dib u soo noolaaday.
Ciidankan ayaa maanta tababar loogu soo xirayaa dugsiga tababarka Xinanbuure ee gobolka Galgaduud.

Address

Wadnaha Street
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shaahid Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share